Home » 2017 » March
DAAWO: Madaxweynaha Puntland Oo Masaajid laga dhisay Madaxtooyada Garoowe xariga ka jaray

DAAWO: Madaxweynaha Puntland Oo Masaajid laga dhisay Madaxtooyada Garoowe xariga ka jaray

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo jimce ah 31 March 2017 xariga ka jaray masaajid cusub oo laga hirgeliyey gudaha Madaxtooyada Garoowe. Masaajidka laga hirgeliyey Madaxtooyada Daawlada Puntland ayaa waxaa loo bixiyey masjidu Shuhadaa, kadib markii loogu magacdaray dadkii shuhadada ahaa ee ku dhintay iyagoo waajibaad kooda shaqo gudanaya,  ha […]

DEG DEG+FAAHFAHIN: Ciidamada La dagaalanka Argagixisada oo howlgalo xasaasi ka sameeyey Garoowe, soona qabtay..

GAROOWE(P-TIMES)- Ciidamada La dagaalanka Argagixisada ee dawladda Puntland ayaa xalay howlgalo culus ka sameeyey xaafaddaha magaalada Garoowe, iyagoo gudaha u galay Hotelo, Guryo iyo goobo lagu tuhunsanaa in ay ku jiraan dad ka dambeeya falalka amaan darro. Howlgalkan ciidam ayaa socon doona maalmaha iyo habeenada nagu soo aadan, waxaana si gaar ah loog beegsanayaa dadka […]

Continue reading …
DEG DEG+AKHRISO: Madaxweynaha Puntland oo wareegto deg deg ah soo saaray, amarna ku bixiyey

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa amar deg deg ah ku bixiyey in la ilaaliyo Hantida dawladda Puntland, gaar ahaana gaadiidka oo uu amray in ay diwaangalin guud ku sameyso Wasaaradda Howlaha Guud, Gaadiid & Guryeynta ee dawladdu. Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in wax kasta oo lagu helo magaca Puntland, Mashaariicda […]

Continue reading …
FALANQEYN XASAASI AH: Heshiiska dhexmaray Puntland &  Shirkadda Shiinaha ee CCECC muxuu dhigayaa?

GAROOWE(P-TIMES)- Golaha Xukuumada ee dawladda Puntland ayaa meelmariyey oo cod ku ansixiyey heshiiskii ay kala saxiixdeen Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas & Shirkadda laga leeyahay dalka Shiinaha ee lagu magacaabo CCECC, kaas oo dhabaha u xaaraya qorshe cusub oo kabaayasha dhaqalaha kor loogu qaadayo. Golaha ayaa akhrin ka dib codka u qaaday heshiiskan, […]

Continue reading …
TOPNEWS: Madaxweynaha Mareykanka oo amray in ciidamadiisa loo daabulo Soomaaliya

WASHINGTON(P-TIMES)- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qalinka ku duugay qorshe cusub oo Milateri, kaas oo howlgalo toos ah looga fulinayo wadamo ay ka mid tahay Soomaaliya, loona arko in ay ku badan yihiin Ururada Xagjirka ah ee la safan Al-Qaacida. Madaxweyne Trump ayaa amray in howlgal cirka iyo dhulka ah laga fuliyo Soomaaliya, si looga […]

Continue reading …
FALANQEYN XASAASI AH+DHAGEYSO: Waa maxay Caqabadaha haysta Maamul gobaleedyada dalka Soomaaliya?

Guud ahaan maamul goboleedyada dalka iyo dowladda federaalka ah ayaa waxa ay wajahayaan dhaqaale xumo guud iyadoo kuwa gobolladana ay ugu sii daran yihiin. Warbixintan oo afar qeyb ah waxaan mid mid ugu eegi doonaa xaaladaha adag ee soo wajahaya hogaanka cusub ee ay Soomaaliya yeelatay iyo sida ay ula jaanqaadi karaan maamul goboleedyada iyo […]

Continue reading …
XOG MUHIIM AH: Cutubyo kamid ah ciidamada Difaaca Puntland oo ku sii jeeda Xeebaha G Mudug & Xukuumada oo ku dhawaaqday…

GAALKACYO(P-TIMES)- Warar soo gaaray Warsidaha Puntlandtimes ayaa sheegaya in ay ciidamada Difaaca ee Puntland gaareen deegaano durugsan oo kuyaala xeebaha Gobalka Mudug, si ay ula socdaan dhaqdhaqaaqyo la sheegay in ay wadaan kooxaha Xagjirka ah ee kusugan goobo kamid ah koonfurta gobalkaas. Ciidamadan oo si aad ah u qalabeysan ayaa si aad u sugaya amniga, […]

Continue reading …
SAWIRRO:- Mid Ka Mid Ah Shaqaalaha Qaramada Midoobay Oo Yaxaas Ku Cunay Xeebta Muqdisho Iyo AMISOM Oo..

MUQDISHO(P-TIMES)-Duuliye ka tirsan shaqaalaha Qaramada Mdoobay ayaa lugtiisa ku waayay sida ay muujiyaan sawirro lasoo bandhigay kadib markii uu soo weeraray Yaxaas aad u weyn gudaha xeebta Badweynta India ee Magaalada Muqdisho. Ninkaan oo aan magaciisa la shaacin ayaa la sheegay in uu ka tirsnaaa shaqaalaha Qaramada Mdoobay ee Magaalada Muqdisho, waxa uuna ku dabaalanayay […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Puntland oo ka digtay Abaabul dagaal oo ay Al- Shabaab ka wado Koonfur durugsan ee gobalka Mudug

GAROOWE(P-TIMES)- Shirkii golaha Xukuumada ee dawladda Puntland ayaa laga soo saaray Warsaxaafadeed ku aadan xaaladda Amniga ee gobalada Puntland, waxaana looga dhawaaqay in ay kooxaha Argagixisada ah ee Al- Shabaab ay abaabul dagaal ka wadaan Koonfurta gobalka Mudug & Galguduud ee dhinaca Galmudug. Goluhu wuxuu sheegay in loo baahan yahay in ay maamuladu iskaashi dhaw […]

Continue reading …
SAWIRRO+XOG: Maxaa ka soo baxay Shirkii ugu horeeyey ee Xukuumada cusub Somalia?

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyey kadib ansixintii Baarlamaanka ee shalay 29 Maarso 2017. Shirkan waxaa guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre, waxaana ugu horeyn looga hadlay Ajande ka kooban soo dhoweyn, Nidaamka iyo xeerararka shirarka Golaha, Diyaarinta xil la wareegida Wasiirada cusub, Qorshaha Xukuumadu ku shaqeyn […]

Continue reading …
Page 1 of 49123Next ›Last »