AKHRISO+MAGACYADA: Qaar kamid ah Dadkii ka dambeeyey Duqeyntii Soomaali lagula beegsaday Biyaha Yemen & Warar ka soo baxaya

Filed under: Wararka Dalka,Wararka Maanta |

SANCA(P-TIMES)- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dadka ka badbaaday weerarkii ay diyaaradaha Xulufada ku dagaalamaysa dalka Yemen ku qaadeen Dooni ay saarnayeen Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ku sii jeeday dalka Suudaan.

Magacyada ilaa hadda la helay ayaa gaaraya 45 qof, waxaana jira dad badan oo dhimasho horey loogu sheegay oo hadda la ogaaday in ay nool yihiin, kuwaas oo ay gacanta ku hayaan kooxaha Xuutiyiinta.

LIISKAN HOOSE KA AKHRISO WAANA DADKA BAD QABA

1 cabdifitaax faarax xuseen

2. Ducaale bashiir xasan

3 cabdishakur ismaacil suudi

4 cabdulaahi maxamed cabdi

5 sakariye cabdi aadan

6 cabdiraxman bashiir muuse

7 muniir cisman cali

8 kayse ciise xirsi

9 Axmed maxamed cumar

10 shaafi cabdirixman cabdulqadir

11 shucayb cabdi ismaciil

12 cabdisalaan maxamed cawil

13 yaxye maxamed dheelow

14 cabdiqani cabdulaahi cabdirixman

15 cabdiladiif xuseen cigaal

16 mahad rukaan cabdi

17 mukhtaar fowsi ismaacil

18 sacad yuusuf jaamac

19 cabdishakuur maxamed maxamuud

20 jimcaale cabdi badal

21 maxamed jaamac maxamed

22 cabdulaahi maxamed cabdi

23 maxamed bashiir cali

24 mukhtar cumar cisman

25 saleban maxamed faarax

26 maxamed cabdulaahi jaamac

27 shucayb cabdale ismacil

28 xasan xirsi jaamac

29 cabdifitaax muuse ibraahim

30 mursal cabdi cadaysi

31 Axmed cabdinasir Axmed

32 jimcaale saleban ducaale

33 maxamed cabdulaahi maxamed

34 mustafe cisman cali

35 mustafe cabdifitaax ciise

36 sharmake xasan maxamed

37 maxamed cabdulaahi cali

38 cabdijabaar cabdulaahi siciid alqole

39 cabdifitaax cabdale maxamed

40 mukhtar cabdi shire

41 Axmed haruun xirsi

42 cabdishugri

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *