WAR DEG DEG AH: RW Soomaaliya oo hadda saxiixaya Liiska Golaha & Madaxtooyada oo mashquul ah

Filed under: Wararka Dalka,Wararka Maanta |

MUQDISHO(P-TIMES)- Wararka ugu dambeeyey ee kasoo baxaya Aqalka Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in la diyaariyey liiska xubnaha golaha Xukuumada Faderaalka oo goor dhaw la saxiixayo saacadaha ugu dambeeya, waxaana hadda kusugan gudaha Madaxtooyada Siyaasiin badan oo xil-doon ah.

Wariyaasha ayaa ku jira heegan ah in ay qeyb ka noqdaan tabinta Liiska golaha Xukuumada Faderaalka ee Soomaaliya, waxaana maanka lagu hayaa in wasiiraddan ay noqon doonaan kuwii ugu horeeyey ee la magacaabo.

PuntlandTIMES oo subaxnimadii hore ee saaka heshay Liiska golaha Xukuumada, balse arrimo jira awgeed dib ugu dhigtay in ay shaaciso, ayaa waxaa ka dhex muuqda Liiskaas siyaasiin saaxiibo dhaw la ah Madaxweynaha Soomaaliya.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *