WAR DEG DEG:- Madaxweyne Gaas oo xil ka qaadis deg deg ah sameeyey

Filed under: Wararka Dalka,Wararka Maanta |

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Hay’adda Ladagaalanka Burcad Badeeda ee dowladda Puntland Cabdirisaaq Duceysane,

Wareegtada xilka qaadistan oo ku taariikheysan maanta ayaa xilka looga qaaday Duceysane waxayna u qorneyd sidan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *