Home » 2017 » April » 01
UPDATE: Faahfaahin ku saabsan Dil ka dhacay magaalada Gaalkacyo & Ciidamada Holwgalo sameeyey

UPDATE: Faahfaahin ku saabsan Dil ka dhacay magaalada Gaalkacyo & Ciidamada Holwgalo sameeyey

GAALKACYO(P-TIMES)- Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Dil qorsheysan oo fiidnimadii caawa ka dhaay magaalada Gaalkacyo, kaas oo lagu dilay mid kamid ah ciidamada Dambi baarista ee magaaladaas, sida ay sheegayaan wararka laga helayo Laamaha Amniga ee gobalka Mudug. Saraakiisha ciidamada Booliska ayaa u sheegay Warsidaha Puntlandtimes in ay baaris ku hayaan dilkan oo […]

Maxaa Ka Soo Baxay Kulan Xasaasi Ah Oo Dhex Maray Madaxweynaha Hirshabeelle Iyo Guddiga Madaxa Banaan Ee Xuduudaha Iyo Federaalka??+AKHRISO

MUQDISHO(P-TIMES)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magaalada Muqdisho Kula kulmay Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka, iyagoo ka wada hadlay arrima quseeya xuduudaha iyo federaalka  iyo wada shaqeynta maamulka iyo guddiga.   Xubnaha kulanka Madaxweynaha la qaatay ayaa waxaa hor kacayay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banana ee Xuduudaha iyo Federaalka Khaliif C/kariin Maxamed […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Dil ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug

GAALKACYO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in goor dhaw dil uu ka dhacay magaaladaas, kaas oo loo geystay mid kamid ah Ciidamdaa magaalada. Warar kala duwan ayaa soo baxaya ilaa hadda, waxaana ciidamadu ay wadaan howlgalo dheeraad ah oo ay ku baadigoobayaan kooxihii ka dambeeyey dilkaas. FAAHFAAHINTA LA SOCO GOOR DHAW ISHA […]

Continue reading …
SAWIRRO: Bangiga Amal Bank oo Deeq gargaar ah gaarsiiyey Dad ay Abaaruhu sameeyeen Deegaano hoos yimaada degmada Burtinle

BURTINLE(P-TIMES)- Bangiga Amal Bank faraciisa magaalada Gaalkacyo oo qeybo badan adeeg bulshada siiya ayaa gargaar iskugu jira noocyada kala duwan ee Cuntada la quuto gaarsiiyey deegaanka Hagoog ee degmada Burtinle. Deeqdan oo ay ahayd noocyo kala duwan ayaa la gaarsiiyey bulshada oo baahi weyn u qabay, xoolahoodiina ku waayay abaaraha baahsan ee ka taagan gudaha […]

Continue reading …
SAWIRRO+FAAHFAAHIN: Faahfaahin ku saabsan Saxiixida Heshiiska Wadada isku xiraysa Garoowe & Gaalkacyo

GAALKACYO(P-TIMES)- Si rasmi ah ayaa hadda loo bilaabayaa dhismaha Wadada isku xiraysa Garoowe & Gaalkacyo mudo dheer oo la sugayey ka dib, waxaana qalinka lagu duugay Heshiiska dhismaha Wadadan oo loo saxiixay Shirkada Wadaniga ah ee Isxilqaan oo dhiseysa wadadan. Masuuliyiinta Shirkada Isxilqaan wey soo dhaweeyeen saxiixida heshiiskan, waxayna sheegeen in ay si rasmi ah […]

Continue reading …
Wasiir Hore Ee Arimaha Gudaha C/rixmaan Odawaa Oo Xilka Ku Wareejiyay Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa

MUQDISHO(P-TIMES)-Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, kaddib munaasabad ka dhacday maanta dhacday. Munaasabada xil wareejinta ayaa waxaa goob joog ahaa Ra’iisul Wasaare kuxigeenka, Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda iyo shaqaalaha. Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa […]

Continue reading …
AKHRISO:- Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug Oo Soo Bandhigay Jadwalka Iyo Shuruudaha Looga Baahan Yahay Musharixiinta

CADAADO(P-TIMES)-Guddiga doorashada Madaxweynaha ee Galmudug ayaa maanta soo bandhigay jadwalka doorashada iyo shuruudaha laga doonayo Musharaxiinta.   Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ayaa is diiwaan gelinaya 1-da bisha April illaa 5 April, iyadoo maalinta xigta ee 6-da bisha la qaban doono dooda musharaxiinta. Sidoo kale khudbadaha Musharaxiinta ayaa la dhageysanayaa 8-da bisha April, waxaana maalinta […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Mid kamid ah Wariyaasha Muqdisho oo la afduubtay

Kooxo hubeysan ayaa saaka ku afduubtay duleedka Muqdisho Wariye Hanad Cali Guuleed oo ka tirsan Idaacada Goobjoog ee magaalada Muqdisho. Wariye Hanad ayaa la afduubtay, xilli uu ku soo socday goobtiisa shaqo, kana soo kalahay gurigiisa oo ku yaalla deegaanka KM13 ee duleedka Muqdisho. Marwada Hanad ayaa xaqiijisay in seygeeda xalay laga soo wacayay taleefanka, […]

Continue reading …
WAR DEG-DEG:- 10 Ruux Oo Uu Ka Mid Yahay Oday 80 Jir Ah Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeryooday Deegaanka Caato Ee Gobalka..

CAATO(P-TIMES)-Toban ruux ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay ugu geeriyootay xanuunka shuban biyoodka tuulada Caato ee ka tirsan Gobolka Bakool, iyadoo ay jiraan kuwa kale oo iminka la ildaran xanuunkasi. Guddoomiyaha Tuulada Caato ee ka tisan gobolka Bakool Wardheere Ducaale ayaa sheegay in bulshada deegaanka aysan heysanin xarumo caafimaad oo lagu dabiibayo dadka uu […]

Continue reading …
DEG DEG+SAWIRRO: RW Soomaaliya oo Xarunta Wasaaradda Maaliyada kaga dhawaqay war xasaasi ah

MUQDISHO(P-TIMES)- Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre (Xasan Bille) oo ka qeybgalay xilwareejinta Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyada ayaa ku dhawaaqay in looga baahan yahay Madaxda cusub ee Wasaaradda Maaliyadu in ay noqdaan kuwa aamin ah sida loogu aaminay Canshuurtii laga soo aruuriyey Shacabka Soomaaliyeed. Raysalwasaaruhu wuxuu sheegay in la sameyn doono dabagal […]

Continue reading …
Page 1 of 212