Home » 2017 » April » 02
DEG DEG+DHAGEYSI XASAASI AH: Madaxweyne kuxigeenka PL oo si adag ula hadlay Madaxda dawladda Faderaalka ee Muqdisho!

DEG DEG+DHAGEYSI XASAASI AH: Madaxweyne kuxigeenka PL oo si adag ula hadlay Madaxda dawladda Faderaalka ee Muqdisho!

GAALKACYO(P-TIMES) – Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland ahna Gudoomiyaha guddiga Gurmadka Abaaraha Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey oo ka hadlayay magaalada Gaalkacyo ayaa si adag u karbaashay Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Madaxweyne kuxigeenka ayaa sheegay in ay dadka Puntland kusoo qaxay iyo kuwii horey u joogayba ay dhimanayaan, haddii aysan helin gargaar deg deg ah. […]

XOG CUSUB: Madaxweynaha Puntland oo shaqada ka joojiyey Wasiir muhiim ah

GAROOWE(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes ayaa ogaaday in uu Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu si rasmi ah shaqada uga joojiyey Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee dawladda Puntland Col, Cabdi Jamaal Cismaan. Xogtan ay heshay Puntlandtimes waxay cadeynaysaa in Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaas Axmed Keyse Ali Shire, la ogeysiisiyey arrintan, isla markaasna amar lagu siiyey […]

Continue reading …
XOG XASAASI AH:- Dagaal adag oo ka dhex bilowday Saaxiibada M/weyne Farmaajo iyo Kulamo fashilmay

MUQDISHO(P-TMES)-Ilo ku dhow dhow Madaxtooyada Dalka Ee Villa Soomaaliya ayaa Warsidaha Puntlandtimes.net waxaa ay u xaqiijiyeen in uu khilaaf xoogani soo kala dhex galay ragga aadka ugu dhow dhow Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.   Khilaafkan ayaa salka ku haya cida noqoneysa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho oo noqday mid ka mid ah xilalka loogu […]

Continue reading …
DEG DEG+DAAWO: Puntland oo Buuhoodle kaga dhawaaqday Xaalad deg deg ah & Dhimashada Dadka oo siyaaday

BUUHOODLE(P-TIMES)- Laamaha Caafimaadka Puntland ee gobalka Cayna ayaa ku dhawaaqay in kiisas la xariira cudurka Shuban oo ay u dhimanayaan Shacabku uu ka dilaacay deegaano kamid ah gobalka Cayn. Laamaha Caafimaadka ayaa sheegay in ay aad uga walaacsan yihiin xaaladda dhimashada oo ilaa hadda gaartay 13 qof oo ay tahay arrin naxdin leh, loona baahan […]

Continue reading …
SAWIRRO:- Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Gaashaandhigga C/rashiid C/llaahi Oo Kormeeray Xarunta Wasaaradda Gaashandhigga

MUQDISHO(P-TIMES)-Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.   Kormeerkan ayaa waxaa Wasiirka cusub ku wehliyay Wasiirkii hore Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jen. Maxamed Aadan Axmed. Wasiirka cusub ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka, waxaana kaddib uu […]

Continue reading …
SAWIRRO:- Maxaa Ka Soo Baxay Kulan Ay Yeesheen Ra,iisulwasaare Kheyre Iyo RW Ku Xigeenka Turkiga Veysi Kaynak??

MUQDISHO(P-TIMES)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Veysi Kaynak oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho.   Labada dhinac ayaa isla soo qaaday xoojinta xiriirka labada dal u dhaxeysa iyo taageerada mar walba Turkiga la garab taagan yahay Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa ka mahad celiyay taageerada […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: M/weyne Gaas oo goor dhaw magacaabay Agaasimayaal Guud

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa magacaabay Agaasimaha guud ee Socdaalka & Jinsiyadaha ee dawladda Puntland & Agaasime Waaxeedyo kooban. Wareegtadan ayaa u qorneyd sidan hoose.  Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray  degreeto xeer  Madaxweyne Lr.44 ee April 02 2017 kuna saabsan magcaabid […]

Continue reading …
AKHRISO: Madaxweyne Gaas oo Isku shaandheyn & Magacaabid cusub sameeyey goor dhaw

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhaw Isku shaandheyn ku sameeyey xubnaha golaha Xukuumadiisa, waxaana laysku bedelay Wasiiro kuxigeeno, iyadoo sidaas oo kalena la magacaabay Wasiiru dowlayaal cusub. Madaxweyne Gaas ayaa Wasiir kuxigeenkii Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee dawladda Puntland ka qaaday Cabdiweli Seed Cilmi, wuxuuna u magacaabay Dr Nuur Axmed […]

Continue reading …
UPDATE: 11 Qof oo ku geeriyootay magaalada Buuhoodle & Odayaal baaq deg deg ah soo saaray

BUUHOODLE(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Buuhoodle ee Xarunta gobalka Cayn ayaa sheegaya in ay ilaa hadda geeriyoodeen dad gaaraya 11 qof oo ay ku jiraan noocyada kala duwan ee bulshada magaaladaas, ka dib cudurka Shubanka oo ka dilaacay magaaladaas. Wararku waxya sheegayaan in dhimashadu intaas ay ka badan karto, maadaama wali deegaanada ku xeeran […]

Continue reading …
SAWIRRO: Wasaaradda Deegaanka Puntland oo Daah-furtay Shirweynaha Xeerka Sahminta Saameynta deegaanka ee dawladda Puntland

GAROOWE(P-TIMES)- Wasaaradda Deegaanka, Duurjoogta & Dalxiiska ee dawladda Puntland ayaa daah-furtay Shirweyne lagu soo bandhigay Xeerka Sahminta Saameynta deegaanka oo markii ugu horeysay laga hirgaliyey gobalada Puntland & guud ahaan Soomaaliya. Curiyaasha xeerkan oo goobta ka hadlay ayaa ka sheekeeyey sababaha waqtigan keenay in la curiyo xeerkan iyo waxyaabaha uu ka kooban yahay, iyaoo ka […]

Continue reading …
Page 1 of 212