Home » 2017 » April » 03
UPDATE: Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo tagay Goldogob, Saaxo, Caawa ku hoyana Deegaanka Bursaalax ee G Mudug

UPDATE: Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo tagay Goldogob, Saaxo, Caawa ku hoyana Deegaanka Bursaalax ee G Mudug

BURSAALAX(P-TIMES)- Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey ayaa subaxnimadii hore ee saaka bilaabay safar dheer oo uu kusoo maray degmooyinka Saaxo, Goldogob & Deegaano hoos-yimaada, isagoo ujeedada tahay sidii u soo kormeeri lahaa Shacabka dhibaateysan ee ay abaaruhu dhaafiyeen xoolahooda. Madaxweyne kuxigeenka Puntland ayaa tagay dhamaan meelaha ay ku sugan yihiin dadka […]

WAR DEG DEG AH+XOG CUSUB: Markabkii laga soo Afduubay Biyaha Caalamiga ah oo hadda ka baxay Xeebaha Puntland & PTIMES oo xog heshay

HOBYO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Hobyo ee gobalka Galmudug ayaa sheegaya in halkaas meel ku dhaw la geeyey markab laga lahaa dalka Hindiya oo laga soo afduubtay labo maalmood ka hor meel ka baxsan biyaha Soomaaliya. War laga soo dheegtay Midowga Yurub, gaar ahaana qeybta La dagaalanka Burcad Badeeda ayaa sheegaya in xariirka markabkaas […]

Continue reading …
AKHRISO:- Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Maanta Ansixiyay Miisaaniyada Dowlada Ee 2017 Iyo Wasiir Beyle Oo..

MUQDISHO(P-TIMES)-Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2017, iyadoo Wasiirka cusub ee Maaliyadda Dr/ C/raxmaan Beyle uu ka jeediyay kulanka miisaaniyad sanadeedka dowladda.   Kulankan oo uu shir guddoominayay Guddoomiye Jawaari, hareerahiisana ay fadhiyeen labadiisa kuxigeen ayaa waxaa ugu horeyn loo qeybiyay Xildhibaanada nuqulo ka mid ah miisaaniyada dowladda […]

Continue reading …
SAWIRRO:- Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Dastuurka Oo Xilka La Wareegay

MUQDISHO(P-TIMES)-Wasiirka cusub ee Wasaaradda arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradddaas Xuseen Sheekh Maxamuud Xuseen.   Munaasabada xil wareejinta ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya, Mas’uuliyiin, shaqaalaha wasaaradda iyo marti sharaf kale. Wasiirkii hore ee Wasaaradda Dastuurka Xusene Sheekh Maxamuud Xuseen ayaa […]

Continue reading …
WARBIXIN XASAASI AH:- Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug Oo U Muuqata Mid Aan Micno Abuurayn+SABABTA

CADAADO(P-TIMES)-Sida qorshuhu yahay 10-ka bishan ayaa la filayaa in lagu doorto magaalada Cadaado Madaxweynaha Maamulka Galmudug , Baarlamaanka ayaana dooran doona cida badaleysa Cabdikariin Guuleed oo horey isaga casilay Madaxweynaha Galmudug. Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa u muuqata mid xiligan aan xiiso badan laheyn, waxaana muuqda in la doonayo in deg deg lagu dhiso maamul aan […]

Continue reading …
WAR DEG-DEG:- Amaanka Dalka Oo Faraha Ka Sii Baxaya Iyo Wasaaradii Amniga Oo Markii 2 Xil Wareejinteedii..

MUQDISHO(P-TIMES)-Qaar badan oo kamid ah Wasiirada cusub ee Xukuumada Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa xilka si rasmi ah ula wareegay, waxaa sidoo kale maanta la filayaa in Wasiiro kale ay xilka si rasmi ah ula wareegaan. Wasaarada Amniga gudaha oo ah mida ugu muhiimsan xiligan lana filayay in ay noqon doonto Wasaarada ugu horeeso […]

Continue reading …
DEG-DEG:- Al-Shabaab Oo Mudo 3 Sano Ah Ka Dib La Wareegay Degmada Ceelbuur G. Galgaduud Iyo Ciidamada Itoobiya..

CEELBUUR(P-TIMES)-Wararka ka imaanaya Degmada Ceelbuur ayaa Sheegaya In Dagaalyahanada Al-Shabaab ay dib ula wareegay Muddo 3-sano kadib Degmada Ceel-buur ee Gobolka Galgaduud oo barqanimadii maanta ay isaga baxeyn Ciidamada Ethopia ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM. Boqolaal ka tirsan Dagaalyahanada Al-shabaab oo wata gaadiidka dagaalka ayaa gudaha u galay Degmada Ceel-buur ee Gobolka Galgaduud,waxayna dadka deegaanka […]

Continue reading …
TOPNEWS: Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Guddiga Gurmadka Abaaraha G Mudug ku wareejiyey Lacag, amarna bixiyey

GAALKACYO(P-TIMES)- Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntand Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey ayaa deeq lacageed oo gaaraysa $50.000 Dollar ku wareejiyey guddiga Gurmadka Abaaraha ee gobalka Mudug, taas oo loogu talo-galay in bulshada loogu gad Cuntada qeybaheeda kala duwan. Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland ayaa xalay wareejiyey lacagtan wuxuuna u sheegay guddiga Gurmadka Abaaraha in looga baahan yahay […]

Continue reading …
DEG DEG+XOG MUHIIM AH: Madaxweynaha Puntland oo ku sii jeeda Imaaraatka Carabta & PTIMES oo xog heshay

GAROWE(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes ayaa ogaaday in uu Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ku soo jeeda magaalada Dubia ee dalka Imaaraatka Carabta, isagoo ka soo kicitimaya magaalada Garoowe ee Puntland. Ujeedada socdaalka ee Madaxweynaha Puntland ayaa la xariirta saxiixida heshiiska shirkada DP-World ay kula wareegayso dekeda magaalada Boosaaso oo ay hadda ka shaqeynayaan Madax […]

Continue reading …
DEG DEG+AKHRISO: Wasiirka cusub ee Arrimaha gudaha DF Somalia oo ku sii jeeda Cadaado & Caqabado hareyn doono safarkiisa

CADAADO(P-TIMES)- Madaxweynaha & Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa amar ku siiyey Wasiirkooda Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dibu heshiisiinta Cabdi Faarax Juxa in uu tago magaalada Cadaado si xog badan uga soo ogaado xaaladdaha doorashada Galmudug. Mr, Juxa waxaa safarkiisan kuwehlin doona mudanayaal kamid ah baarlamaanka Soomaaliya oo laga soo doortay magaalada Cadaado, wuxuuna qorshuhu […]

Continue reading …
Page 1 of 212