Home » 2017 » April » 05
SAWIRRO:- Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Arimaha Dibada Yuusuf Garaad Oo Xilkii La Wareegay

SAWIRRO:- Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Arimaha Dibada Yuusuf Garaad Oo Xilkii La Wareegay

MUQDISHO(P-TIMES)-Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Yusuf Garaad Omar ayaa maanta si rasmi ah ugala wareegay xilka Wasaaradaasi Wasiirkii hore Dr. Abdusalam Hadliye Omer kadib munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda ee caasimadda Muqdisho. Xafladda xil wareejinta oo ay goob joog ka ahaayeen Ra’iisul wasaare kuxigeeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Eng. Mahdi […]

AKHRIS XASAASI AH:- Sidee U Qoran Yahay Mooshinka Laga Soo Gudbiyay Saldhiga Imaaratku Ka Dhisanayo Berbera? Yaase Ku Saxiixan??

MUQDISHO(P-TIMES)-Ku dhawaad 20-xildhibaan oo ka tirsan baarlamanka Federaalka Soomaliya ayaa maanta Guddoonka Golaha shacabka Baarlamanka Soomaliya Horgeeyay Mooshinka Saldhiga Malatari ee Magaalada Barbera ee wada galeen Somali-land iyo Dowladda Isutaga Imaaraadka Carabra. Xildhibaanada Baarlamanka Soomaliya ayaa loo qeybiyay Mooshinka. ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

Continue reading …
Faah-faahin:- Shaqaale Ka Tirsan Ururka Dhaqaatiirta Xanaanada Xoolaha Ee DFS Oo La Af-duubtay Iyo Warar Sheegaya..

BALADWEYN(P-TIMES)-Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in koox hubeysan ay ka afduubteen meel qiyaastii 10-KM u jirta magaalada Baledweyne shaqaale ka tirsan ururka dhaqaatiirta Xanaanada Xoolaha Goballada Dhexe iyo nin darawal u ahaa kuwaasoo howlo la xiriira tallaalka xoolaha ka waday deegaankaas.   Mid kamid ah shaqaalaha Ururka dhaqaatiirta Xanaanada Xoolaha […]

Continue reading …
UPDATE:- Xildhibaanada BFS Oo Loo Qeybiyay Mooshin Ka Dhan Ah Saldhiga Imaaratka Ee Berbera Iyo Ka Dooditaankiisii Oo..

MUQDISHO(P-TIMES)-Kulankii Xildhibaanada Baarlamaanka maanta ku yeeshay xarunta Golaha shacabka ayaa looga hadlay ajandayaal dhowr ah, iyadoo laga akhriyay mooshin ay soo diyaariyeen illaa 20 Xildhibaan, kaasoo ka dhanka ahaa Saldhiga Imaaraadka carabta ka dhisanayo Berbera.   Xildhibaanada ayaa loo qeybiyay mooshinka, iyadoo lagu sheegay in heshiiskii Imaaraadka Carabta iyo Somaliland uu yahay mid dhaawacayo qaranimada […]

Continue reading …
DHAGEYSO+SAWIRRO:- Wasiirka Cusub Ee Amaanka Oo Kormeeray Jiidaha Ciidamada DFS, Sheegayna In Shacabka..

MUQDISHO(P-TIMES)-Wasiirka cusub ee Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa xalay sameeyay dhoolatuskiisa u horeeyay, isagoo  xilli dambe kormeero howleed ku tagay magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda, waxaana uu u kuur galayay xaalada amniga ee magaalada.   Wasiir Ducaale oo xirnaa dareyska Milateriga ayaa kormeer ku tagay Koontaroolada gudaha iyo daafaha magaalada Muqdisho, waxaana uu u […]

Continue reading …
TOPNEWS:- Madaxweynaha Dalka Koonfur Afrika Jocob Zuma Oo Culeys Lagu Saaray In Uu Is Casilo+SABABTA

JOHANNESBURG(P-TIMES)-Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jocob Zuma ayaa xiligan la kulmaya mucaaradad weyn oo uga imaaneysa Siyaasiyiin iyo ururada dalkaasi ka jira, kadib markii uu shaqada ka eryay Wasiiro badan oo taageero ku lahaa dalkaasi. Midowga Ururka Shaqaalaha dalka Koonfur Afrika oo ah kan ugu awooda badan dalka Koonfur Afrika ayna xubno ka yihiin dad gaaraya […]

Continue reading …
AKHRISO:- Dowlada Soomaaliya Oo War Lama Filaan Ah Ka Soo Saartay Baritaan Magaalada Wajeer Lagu Mariyay Diyaarado Ka Duulay Muqdisho

MUQDISHO(P-TIMES)-Labo diyaaradood oo shalay ka baxay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kuna sii jeeday magaalada Nairobi ayaa ku hakaday garoonka Diyaaradaha Wajeer halkaas oo saacado lagu xanibay rakaabka diyaardahaasi saarnaa baaritanao dheeraad ahna lagu sameeyay. War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in uusan waxba iska bedelin heshiiskii ay […]

Continue reading …
UPDATE:- Galmudug Oo Xukun Culus Ku Riday Haweenay Ilmo Caruur Ah Ku Gowracday Duleedka Magaalada Cadaado

CADAADO(P-TIMES)-Maxkamad ku taala Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa shalay xukun dil ah ku riday haweeney dhawaan magaalada Cadaado dil argagax leh ugu geesatay gabar yar oo 7-sano jir aheed. Haweeneyda xukunka dilka ah lagu riday ayaa 6-dii bishii Marso duleedka magaalada Cadaado waxa ay ku gowracday gabar 7-sano jir ah oo […]

Continue reading …
DAAWO+SAWIRRO: Faahfaahin kusaabsan khasaaraha ka dhashay Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO(P-TIMES)- Laamaha Amniga ee dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa xaqiijiyey geerida in ka badan 5 qof oo ay ku jiraan ciidamo katirsan laamaha Amniga, ka dib markii uu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho. Saraakiisha Laamaha Amniga ayaa sheegay in qarax Ismiidaamin ah uu ka dhacay Agagaarka xarumaha Wasaaradda dawladda Faderaalka qaarkood, gaar ahaana uu ahaa baabuur […]

Continue reading …
XOG MUHIIM AH: Somaliland oo dalab xasaasi ah u gudbisey Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya!

MUQDISHO(P-TIMES)- Warar soo gaaray Warsidaha Puntlandtimes ayaa sheegaya in Madax katirsan maamulka Somaliland ay u gudbiyeen Madaxda ugu sareysa dawladda Faderaalka Soomaaliya codsi la xariira in aan laga hadlin heshiisyada Iskaashi ee dhexmaray Somaliland & Imaaraatka Carabta. Xogtan soo gaartay Puntlandtimes waxay cadeynaysaa in go’aankaas la gaarsiiyey Madaxda ugu sareysa dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, gaar […]

Continue reading …
Page 1 of 212