Home » 2017 » April » 06
AKHRIS XASAASI AH:- Maxaad Ka Taqaan Shirkada  P&O Ports Oo Maanta Heshiis La Saxiixatay Dowlada Puntland??

AKHRIS XASAASI AH:- Maxaad Ka Taqaan Shirkada P&O Ports Oo Maanta Heshiis La Saxiixatay Dowlada Puntland??

DUBAI(P-TIMES)-Maanta waxaa heshiis 30 sano ah wada saxiixay shirkadda P&O Ports iyo Dawladda Puntland. Dhanka Imaaraatka heshiiska waxaa u saxiixay Guddoomiyaha Dekedaha iyo Shirkadda Suuqa-furan (PCFC) ee Dawladda Dubai (Government of Dubai) ee Trakhees, Suldaan bin Sulayman. Hay’adda Trakhees waxay hoostagtaa Dawladda Dubai, waxayna masuul ka tahay shuruucda iyo meelmarinta qorshayaasha Dawladda Dubai ee dhanka […]

AKHRIS MUHIIM AH:- Dadka Muslimiinta Ah Oo Noqonaya Dadka Ugu Badan Caalamka Dhamaadka Qarnigaan

WASHINGTON(P-TIMES)-Warbixin ay soo saartay hay’ad cilmi baaris ah oo xarunteedu tahay dalka Maraykanka Pew Research Center ayaa lagu sheegay in dhamaadka qarnigan dadka Muslimiinta ah ay ka tiro badnaan doonan dadka haysta diinta kiristaanka ama masiixiga.   Carruurta ay dhalayaan haweenka Muslimiinta ah ayaa ka badan haweenka masiixiyiinta ah ay dhalayaan labaatanka sano ee soo […]

Continue reading …
FAAHFAAHIN: 20 qof oo ku dhimatay qarax goor dhaw ka dhacay G Shabeelaha Hoose

MARKA(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax weyn lala eegtay mid kamid ah baabuurta ay leeyihiin Shacabka Soomaaliyeed, oo kusii jeeday magaalada Marka, isagoo ka yimid deegaanka lagu magacaabo Buul-Mareer ee gobalka Shabeelaha Hoose. Saraakiisha Koonfur Galbeed ayaa u sheegay Saxaafadda in Miino dhulka lagu aasay lagu […]

Continue reading …
AKHRISO: Midowga Yurub oo Malaayiin Dollar ku taageeraya Maamul gobaleedyada qaarkood, Ahlu Suna-na  u aqoonsaday

MUQDISHO(P-TIMES)- Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqday aduun gaaraya 33 Malyan oo Yuuro, taas oo loogu talo galay in lagu wareejiyo maamul gobaleedyada dalka, si wax looga qabto arrimaha horumarinta gudaha deegaanadaas. Midowga Yurub ayaa ansixiyey lacagtan, waxaana lagu wareejinayaa Maamul gobaleedyada Puntland, Galmudug, Jubbaland, Somaliland, Galmudug, Banaadir & Ahlu Suna Waljameeca, taas oo noqotay arrin […]

Continue reading …
DEG DEG+AKHRISO: Puntland oo Digniin adag ka soo saartay Kooxda la baxday Saacidiinu Bil-Xaq

GAROOWE(P-TIMES)- Dawladda Puntland ayaa Warsaxaafadeed ay soo saartay uga hadashay kooxda la baxday Saacidiinu Bil-Xaq oo dhawaanahan muuqaalo ay leeyihiin ku baahinaysay baraha bulshada, isla markaasna waxay sheegtay in ay yihiin kooxdii Takfiirka. Golaha Xukuumada Puntland ayaa isla garowsaday khatarta ay kooxahan ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed, waxayna ugu baaqeen Dawladda faderaalka, Dawladdaha xubnaha ka ah […]

Continue reading …
FALANQEYN+DAAWO: Maxay ka dhigan tahay Dagaalka Uu Iclaamiyey M/weyne Farmaajo waqtigan xasaasiga ah?

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay xaalad dagaal oo lagaliyey dalka, saacado uun markii uu isbedel ku sameeyey Saraakiisha ciidamada Difaaca ee dalka. Madaxweynaha ayaa sheegay in ay 60 maalmood u qabteen kooxaha hubeysan in ay hubka ku dhigaan, taas oo ah arrin kale oo xasaasi ah waqtigan. Isbedel lagu […]

Continue reading …

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay Taliyaasha ciidamada dawladdiisa, waxaana uu halmar xilka ka qaaday afar sarkaal oo kamidaa Saraakiishaas. Xilka gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa loo magacaabay Taabid Cabdi oo kasoo jeeda Hawiye gaar ahaan Abgaal, Waceysle, waxaana booskaas ka baxay Yuusuf Xusen Jimcaale oo ay isku beel noqdeen wasiirka warfaafinta […]

Continue reading …
DEG DEG+AKHRISO: RW Kheyr oo si deg deg ah xilka uga qaaday Mareeyaasha Garoonka & Dekeda Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow magacaabay Maareeyaha Dekeda iyo Air Por-ka Muqdisho iyo Taliye kuxigeenka NISA. Magacaabistan ayaa daba socota is bedelkii weynaa ee maanta lagu sameeyay afarta Taliye ee Ciidamada qalabka sida, kuwaasoo lagu bedelay taliyeyaal cusub. Maareeyaha Dekeda Muqdisho ayaa waxaa loo magacaabay Axmed Washington, isagoo bedelaya maareeyihii hore […]

Continue reading …
AKHRISO XASAASI:- Maxaa Ka Dhigan Tahay Magacaabista Madaxweyne Farmaajo Ee Gudoomiyaha Cusub Ee G. Banaadir Taabid Cabdi??

MUQDISHO(P-TIMES)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed oo ah nin dhalinyaro aqoonyahan ah.   Ma aheyn wax lama filaan magacaabista Taabid Cabdi, maxaa yeelay ka hor magacaabistii Golaha Wasiirada ayay soo socotay in loo magacaabayo xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho, si looga mira dhaliyo qorshahan waxaa […]

Continue reading …
DEG DEG+AKHRISO: Muxuu dhigayaa Heshiiska DP World & Puntland? Maxaase ogeyn oo ku jira?

DUBIA(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes ayaa helay Nuqul rasmi ah oo kamid ah heshiiska uu qalinka ku duugay Madaxweynaha maamulka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ee ay lagaleen shirkada DP World. Heshiiska waxaa ku cad qodobada kala ah. Qodobada gundhiga u ah heshiiska ayaa ah in deked balaceedu yahay 450 mitir joogeeda hoosena yahay 12 mitir […]

Continue reading …
Page 1 of 3123