Home » 2017 » April » 08
SAWIRRO:- Taliyaha Cusub Ee NISA ‘Sanbaloolshe’ Oo Xilka La Wareegay, Sheegayna In Uu Qaadayo..

SAWIRRO:- Taliyaha Cusub Ee NISA ‘Sanbaloolshe’ Oo Xilka La Wareegay, Sheegayna In Uu Qaadayo..

MUQDISHO(P-TIMES)-Taliyaha cusub ee Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo maanta xilka kala wareegay Taliyihii hore Jen. C/llaahi Gaafow ayaa sheegay inuu qaadayo tallaabooyin lagu dar dar gelinayo ammaanka.   Munaasabad uu xilka kula wareegayay ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Mahdi Maxamed Guuleed, Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow […]

SAWIRRO:- Booliiska India Iyo Koox Danyeer Ah Oo Ku Dagaalamey Keyn Ku Taala Gobalka Uttar Pradesh, Si Ay U Soo Kaxeystaan Gabar Yar Oo Ay Danyeertu..

UTTAR PRADESH(P-TIMES)-Ciidanka Booliska India ayaa soo helay gabar yar oo daanyeero la noolayd muddo dhowr sano ah ka dib markii ay ka luntay qoyskeeda muddo dheerna la baadi goobayey. Gabadha oo da’deedu u dhaxayso 8-10 ayaa sheekadeedu waxay qabsatay baraha bulshada iyo warbaahinta caalamka, waxaana maalmo ka hor laga helay kayn ku taalla gobolka Uttar […]

Continue reading …
SAWIRRO:- RW Ku Xigeenka Cusub Oo Xilka Kala Wareegay RW Ku Xigeenkii Hore Ee DFS Maxamed Cumar Carteh

MUQDISHO(P-TIMES)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Faderaalka ah ee Soomaaliya Mudane Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xilkii kala wareegay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore Mudane Maxamed Cumar Carteh Qaalib, kadib munaasabad ka dhacday xarunta Madaxtooyada. Mudane Carteh ayaa u mahadceliyey dhammaan madaxdii dawladdii hore iyo Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, wuxuna sidoo kale tilmaamay in mudadii […]

Continue reading …
DEG DEG+XOG XASAASI AH: Yuusuf Garaad oo aaday Dubia, Lacag ay qaadatay DF Somalia & Farmaajo?

MUQDISHO(P-TIMES) – Warsidaha Puntlandtimes ayaa ogaaday in wasiirka Arrimaha dibada ee Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar uu safar deg deg ah ugu dhoofay dalka Iskutaga Imaaraatka Carabta, markii ugu horeysay safar uu uga baxo gudaha Soomaaliya tan iyo markii la magacaabay 21-kii March. Xogta uu helay Warsidaha Puntlandtimes waxay cadeynaysaa in socdaalkan uu daaran yahay casumaad […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: Faahfaahin ku saabsan dilkii maanta lagu fuliyey kooxo katirsanaa Al- Shabaab iyo PTIMES oo xog heshay

BOSASO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes ayaa ogaaday in dil lagu fuliyey 5 kamid ah kooxda Al- Shabaab oo dilal qorsheysan ka geystay gudaha magaaada Boosaaso, kuwaas oo horey u dilay masuuliyiin kala duwan oo katirsanaa dawladda Puntland. 7 qof ayaa horey dilkan loogu xukumay, laakiin labo kamid ah kooxahaas ayaa ku haray Racfaankii, waxaana lagu xukumay Xabsi […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Imaaraatka Carabta

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku wajahan dalka Imaaraatka Carabta, sida ay sheegayaan warar hoose oo laga helayo Aqalka Madaxtooyada. Madaxweynaha dawladda Faderaalka ayaa casumaad rasmi ah ka helay dawladda Imaaraatka Carabta, waxaana hadda kusii jeeda Imaaratka Carabta Wasiirka arrimaha dibada Yuusuf Garaad Cumar. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yusuf Garaad Cumar […]

Continue reading …
AKHRISO XASAASI:- Ex Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Digniin Culus U Diray MD Mareykanka TRUMP, Sheegayna In Shacabka Soomaaliyeed..

MUQDISHO(P-TIMES)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ka codsaday dowlada Maraykanka in ciidamadeeda ay mihiimada koowaad siiyaan sidii ay uga fogaan lahaayeen in dad rayid ah ay waxyeelo ka soo gaarto  amarada uu bixiyay Madaxweynaha Maraykanka Trump ee fasaxayay in la weeraro Al-Shabaab.   Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay wargeyska Newsweek oo […]

Continue reading …
AKHRISO+MAGACYO: M/weyne Farmaajo oo todobaadkan xilka ka qaadi doono xubno muhiim ah, magacaabi doonana…

MUQDISHO(P-TIMES) – Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & Wasiirkiisa Koowaad Xasan Cali Kheyre ayaa isla meeldhigay xilka qaadis lagu sameeyo xubno muhiim ah oo kamid ah Hay’addaha Madax banaan ee dawladda Soomaaliya. Xubnaha ilaa hadda la xaqiijiyey in xilalka laga qaadayo waxaa kamid ah. Gudoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya         […]

Continue reading …
DEG-DEG:- Dowlada Puntland OoToogtay Rag Ka Tirsan Ururka Al-Shabaab

BOOSAASO(P-TIMES)-Maxkamada Ciidamada Qalabsida Ee Dowlada Puntland Ayaa Goordhaweyd Xukun Dil Ah Ku Fulisay Dhalinyaro 5 Ah Oo Ka Tirsanaa Kooxda Argagixsada Ah Ee Al-Shabaab. Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabsida Ee Dowlada Puntland Col. Cabdiftaax Xaaji Aadan ayaa Xaqiijayay In Saaka Xukun Dil ah Lagu Fuliyay 5 Dhalinyarada Ah Ee Ka Tirsanaa Ururka Al-Shabaab. Dhalinyarada ayaa Ka […]

Continue reading …
WAR DEG-DEG AH:- Maamulka Somaliland Oo Xukun Xabsi Ah Ku Riday Wariye C/maalik Coldoon+Intee Sano??

HARGEYSO(P-TIMES)-Maxkamad ku taalla Magaalada Hargeysa ayaa wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ku xukuntay xabsi dhan 2 Sano. Wariyaha ayaa Saaka waxaa lasoo taagay Maxkamad ku taalla Magaalada Hargeysa. xeer ilaalinta  dacwada ku soo oogtay  Wariyaha ayaa sheegay inay laba sanno ka yartahay inta uu u qalmo in lagu xukumo halka ehelkiisa iyo qareenada u doodanaaya ay […]

Continue reading …
Page 1 of 212