Home » 2017 » April » 09
XOG DEG-DEG AH:- Xiisad Ka Taagan Xarunta Wasaaradda Warfaafinta DFS Iyo Warar Sheegaya In Xil Ka Qaadistii..

XOG DEG-DEG AH:- Xiisad Ka Taagan Xarunta Wasaaradda Warfaafinta DFS Iyo Warar Sheegaya In Xil Ka Qaadistii..

MUQDISHO(P-TIMES)-Wararka naga soo gaaraya Wasaaradda Warfaafinta xukuumada Somalia ayaa sheegaya in xarunta wasaarada ay ka aloosan tahay xiisad ka dhalatay isku shaandheyn iyo xilka qaadis maanta lagu sameeyey qaar ka mid ah agaasimayaasha waaxyaha wasaaradaas. Sida ay ku waramayaan ilo xog ogaal ah agaasimihii xilka laga qaaday ee wasaaradda warfaafinta C/risaaq Yuusuf Bahlaawi ayaa ka […]

DHAGEYSO+SAWIRRO:- Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Somaaliyeed S/Gaaz Xuseen Xasan Oo Xilka Kala Wareegay Taliyihii Hore Bashiir Goobe

MUQDISHO(P-TIMES)-Munaasabad lagu qabtay Xabsiga dhexe ee Xamar ayuu maanta xilka kula wareegay Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Somaaliyeed S/Gaaz Xuseen Xasan Cismaan,  isagoo xilka kala wareegay Taliyihii hore S/Guud Bashiir Maxamed Jaamaca waxaana Xafladda xilwareejinta goobjoog ka ahaa R/Wasaare ku xigeenka Dowladda Federalka ah, Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Wasiirka Caddaaladda, xildhibaanno ka tirsan Baaralamanka […]

Continue reading …
AKHRISO XASAASI:- Beeshii Uu Ka Dhashay MD Hore Ee Dalka Oo Kalsoonidii Kala Laabatay DFS, Baaqna U Diray Beesha MD Farmaajo

MUQDISHO(P-TIMES)-Beesha Agoonyar oo kamid ah beel weynta Harti Abgaal waxa ay soo saartay war-murtiyeed ay xariirka ugu jareyso dowlada madaxweyne Farmaajo, beeshan oo uu kasoo jeedo madaxweynihii hore ee Sh Shariif ayaana sheegtay in dowlada aysan wax xaquuq ah ka helin. Beeshu mar walba waxa ay hormuud u aheyd isu raadinta midnimada Umadda Soomaaliyeed iyo […]

Continue reading …
FALANQEYN XASAASI AH: M/weyne Farmaajo oo caqabad culus isku abuuraya & Xog soo baxday

MUQDISHO(P-TIMES)- Socdaalka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku aaday dalka Iskutaga Imaaraatka Carabta ayaa dadka siyaasada falanqeeyaa ay cabsi ka qabaan in uu mandiqada u horseedo daganaansho la’aan iyo jahawareer ku yimaada jihada siyaasadeed ee dawladda Faderaalka Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa u aaday Imaaraatka Carabta arrimaha la xariira Mashaariicda horumarineed ee ay shirkada DP World […]

Continue reading …
WAR DEG-DEG AH:- Koox Hubeysan Oo Dil Ka Geystay Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Muqdish Iyo Askari Ka Tirsan DFS Oo..

MUQDISHO(P-TIMES)-Kooxo hubeysan ayaa askari ka tirsan ciidamadda dowladda soomaaliya ku dilay gudaha suuqa bakaaraha. Ragga hubeysan ayaa dhowr xabadood ku dhuftay askariga taasi oo keentay dhimashadiisa. Goobta uu dilka ka dhacay waxaa gaaray qaar kamid ah ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo howl-gal ka wada halkaasi Kooxaha dilka geestay ayaa ka baxsaday halkaasi, iyagoona horey u […]

Continue reading …
SAWIRRO:- Dowlada Puntland Oo Lacag Dhan $100,000 Ku Wareejisay Hay’adda PSAWEN

GAROOWE(P-TIMES)-Maxweyne ku xigeenka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa maanta oo ah 09 April 2017 ku wareejiyey lacag dhan $100,000 oo dollar hay’adda biyaha, Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Puntland (PSAWEN), taas oo loogu tala galay in lagaga qayb qaato gurmadka loo fidinaayo dadka abaaruhu saameeyeen ee ku […]

Continue reading …
FAAH-FAAHIN:- Qarax Labaad Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo P-TIMES Oo Ogaatay..

MUQDISHO(P-TIMES)-Gaari  nuuciisu yahay gaadiidka raaxada ee loo yaqaano Noah ayaa ku qarxaday Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir waxaane ku dhaawacmay wadahii watay gaarigaasi oo la sheegay in loola danlahaa qaraxa oo kol sii horeesay gaariguu watay loogu xiray. Wararka uu helayo Puntlandtimes.net ayaa tibaaxayo in wadaha gaariga watay uu ahaa bartilmaameedka qaraxa uuna ku dhaawacmay […]

Continue reading …
DAAWO SAWIRRO: Meydad daadsan Wadooyinka Muqdisho qaar kamid ah & DF Somalia oo aan wali hadlin

MUQDISHO(P-TIMES)- Wax yar ka dib markii uu badbaaday Taliyaha cusub ee ciidamada Xooga dalka Soomaaaliyeed ayaa qarax kale uu ka dhacay isla gudaha caasumada Muqdisho, kaas oo lala beegsaday Shaqaale u shaqeynayay dawladda faderaalka. Muuqaalo laga soo duubay qaraxyada iyo weerarkan ayaa muujinaya dhaawacyada iyo dhimashada wadooyinka qaarkood ka muuqda. Ku dhawaad 10 qof ayaa […]

Continue reading …
FAALLO XASAASI AH: Heshiiska Puntland iyo DP World / P&O Ports Muxuu Ka Dhigan Yahay?

Waxaa todobaadkan si rasmi ah qalinka loogu duugay heshiiska shirkada DP World ay kula wareegayso maamulida Dekada Bosaaso ee ah isha dhaqaalaha Puntland. Mashruucan oo lagu balaarin doono dekada Bosaaso ayaa waxa ku bixi doona sida la qiimeeyey dhaqaale gaaraya $336 milyan oo dollar (Saddex boqol iyo Sodon iyo Lix Milyan), iyadoo Shirkadda DP world […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Taliyaha cusub ee Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed oo ka badbaaday Isku day dil

MUQDISHO(P-TIMES)- Taliyaha ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed Jen, Cirfiid ayaa goor dhaw ka badbaaday isku day dil, ka dib markii qarax lagu weeraray baabuurkiisa. Sida ay sheegayaan wararka gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo uu kaxeynayay qof naftii hure ah ayaa ku dhiftay gaariga uu saarnaa Taliyaha oo ahaa kuwa aan xabadaha karin. Kolonyada uu […]

Continue reading …
Page 1 of 212