Home » 2017 » April » 10
AKHRISO+XOG XASAASI AH: Yaa ka dambeeya Dilalka, Weerarada & Qaraxyada soo badanaya ee Muqdisho?

AKHRISO+XOG XASAASI AH: Yaa ka dambeeya Dilalka, Weerarada & Qaraxyada soo badanaya ee Muqdisho?

MUQDISHO(P-TIMES) – Cabsi weyn ayaa food-saartay Shacabka magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya maalmo uun markii uu bilowday isbedelka lagu sameeyey xubnaha Laamaha Amniga iyo dhinacyada hoose ee Wasaaraddaha dawladda Soomaaliya. Qaraxyada, Dilalka, Weerarada qorsheysan ayaa mudo labo bilood ah ka dhigay caasumada Soomaaliya mid kamid ah magaalooyinka ugu amniga xun, waxaana hadda muuqanaysa in ay […]

SAWIRRO:- RW Xasan Kheyre Oo Booqday Dekedda Muqdisho, Kulan Xasaasi Ahna La Qaatay Maamulka Cusub Ee Dekedda

MUQDISHO(P-TIMES)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeer howlleed ku tagey Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho, si uu ugu guur galo hannaanka ay u shaqeyso Dekaddu, isla markaana loo ilaaliyo dhaqaalaha laga aruuriyo dadka isticmaala Dekadda, maadaama ay dekaddu yeelatay maamul cusub. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulan gaar ah la […]

Continue reading …
SAWIRRO:- Wasiirka Gaashaandhiga Oo Tababar U Soo Xiray Ciidamo Kumaandoos Ah Oo Dowlada Imaaratku Tababartay+COD

MUQDISHO(P-TIMES)-Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya Cabdi Rashid C/laahi Maxamed ayaa maanta tababar usoo xiray Ciidan isugu jira Kumaandoos iyo Milatari oo Dowlada Imaaraatka Carabta ku taba bartay magaalada Muqdisho Munaasabada Tababarka loogu soo xiray Ciidankan cusub ayaa lagu qabtay xerada ay Ciidamada ku tababaraan dowlada Imaaraatka ee kutaala Agagaarka Kuliyadii hore Jaalle Siyaad , waxaana munaasabada […]

Continue reading …
WAR DEG-DEG:- Ciidamada Badda Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Markab Hub Sida Iyo P-TIMES Oo Heshay Halka Loo..

HARGEYSO(P-TIMES)-Wararka ka imaanaayo Magaalada Hargeysa ayaa kusoo  waramaayo in markab siday saanad ciidan oo kusoo wajahnaa Soomaliya ay gacanta ku dhigeen ciidamadda ilaallada xeebaha Somaliland. Wararka Uu Helayo Puntlandtimes.com ayaa sheegaya in markabkaani ay cilad ku timid isagoo maraayo biyaha Somaliland sidaasi awgeedana ay ciidamadda ilaalada xeebaha Somaliland ugu suurto gashay in ay qabtaan markabkaani. Ilaa haatan lama oga halka […]

Continue reading …
DEG-DEG:- MD Farmaajo Oo Si Kulul Uga Hadlay Qaraxyadii Magaalada Qaahira, Kana Gaabsaday Qaraxyadii Muqdisho..

MUQDISHO(P-TIMES)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo haatan ku sugan dalka Isutaga Imaaradka carabta ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxyadii labada ahaa ee shalay ka dhacay Magaalada Qaahira ee dalka masar kuwaa oo lagu weerar xarumo Kaniisado oo ku yaalay Magaaladaa, balse waxa uu ilaalay kuwii lagu laayay shacab Soomaliyeed. Madaxweynaha ayaa Bartiisa […]

Continue reading …
SAWIRRO+FAHFAHIN: Dhimashada Askarta ee lagu weeraray Xeradda Tababarka Muqdisho oo sii kordhaysa+MAGACYADA

MUQDISHO(P-TIMES)- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar Isqarxin oo lagu qaaday Warshada Nac-nac ee Koonfurta magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ahayd saldhig ama xero ay leeyihiin ciidamada dawaladda Faderaalka Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in qofka is qarxiyey uu watay tuutaha ama direyska lagu yaqaano ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed, uuna gudaha u galay dhismaha, […]

Continue reading …
FAAHFAAHIN: Khasaaraha ka dhashay weerar is qarxin ah oo lala beegsaday Xero ciidan oo kutaala Muqdisho

MUQDISHO(P-TIMES)- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar Isqarxin oo lagu qaaday Warshada Nac-nac ee Koonfurta magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ahayd saldhig ama xero ay leeyihiin ciidamada dawaladda Faderaalka Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in qofka is qarxiyey uu watay tuutaha ama direyska lagu yaqaano ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed, uuna gudaha u galay dhismaha, […]

Continue reading …
Qarax Ismiidaamin ah oo lagu weeraray Saldhig Tababar loogu xireyey ciidamada Milateriga Somalia

MUQDISHO(P-TIMES)- Wararka deg deg ah ee naga so gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof Naftiisa qarxiyey uu isku qarxiyey mid kamid ah Saldhigyada ugu waa weyn ee ciidamada Milateriga dawladda Soomaaliya. Qiic iyo Uuro ayaa la arkayaa, ilaa haddana faahfaaahin lama hayo ku saabsan qaraxan, waxaase uu ka dhacay Warshada Nac-naca oo tababar loogu […]

Continue reading …
TOPNEWS+AKHRISO: Xildhibaano katirsan baarlamaanka DFS kana soo jeeda Puntland oo si kulul uga hadlay Mashruuca Dekeda Boosaaso

MUQDISHO(P-TIMES)- Mudanayaal katirsan baarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaana ka soo jeeda mandiqada Puntland ayaa sheegay in aysan isku mid aheyn heshiiska ay wada galeen Puntland, Somaliland & Imaaraatka Carabta. Mudanayaashan waxay sheegeen in Dekeda magaalada Bosaaso ay tahay mid la hormarinay oo aan cidna la wareegeyn, sidaas oo kalena aan Saldhig milateri laga dhiseyn. Xildhibaan Sakariye […]

Continue reading …
AKHRISO: Wasiirka Maaliyadda DF Soomaaliya oo qaadaya talaabo aan la fileynin, xilkana ka qaadaya…

MUQDISHO(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey oo uu Warsidaha Puntlandtimes ka helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Wasiirka Maaliyada ee dawladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle uu qaadayo mid kamid ah Talaabooyinka la dagaalanka Musuqmaasuqa oo ah arrin si weyn loo hadal hayo. Wasiirka Maaliyada oo ay wehliyaan Wasiiru dowlaha Wasaaradaas ayaa tagay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, […]

Continue reading …
Page 1 of 212