Home » 2017 » April » 11
AKHRISO:- Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Oo Wasiiru Dowle Magacaabay, Wasaaradda+Magaciisa

AKHRISO:- Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Oo Wasiiru Dowle Magacaabay, Wasaaradda+Magaciisa

JOWHAR(P-TIMES)-Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa Golihiisa Wasiirka ee maamulkiisa ku soo kordhiyay Wasiiru dowle cusub, kaasoo tirada Wasiirada maamulkiisa ka dhigaya 53 Wasiir.   Wareegto ka soo baxday Madaxweyne Cosoble ayaa waxaa uu Wasiiru dowlaha Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ugu magacaabay Xildhibaan Maxamuud Xuseen Mooge. Magacaabida xilkan ayaa qeyb ka ah xalinta cabashooyin […]

TOPNEWS:- QM Oo Beenisay In Maamulka Hawada Soomaaliya Lagu Wareejinayo Dalalka Kenya Iyo Ethopia

NEW YORK(P-TIMES)-Madaxweynaha Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Maamulka Hawada Dr. Olmuyiwa Benard Aliu ayaa waxa uu beeniyay warar sheegaya in Maamulka Hwada Soomaaliya lagu wareejinayo wadamada deriska ah. Dr. Olmuyiwa Madaxweynaha Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Maamulka Hawada ayaa waxa uu sheegay in aanu jirin qorshe hawada Soomaaliya lagu wareejinayo. Sideedii bilood ee ugu dambeysay […]

Continue reading …
DEG DEG+AKHRISO: M/weyne Farmaajo oo ka soo laabtay Dubia, muxuuse lasoo kulmay?

DUBIA(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaba-gabeeyey booqasho labo maalmood qaadatay oo uu ku tagay dalka Isku taga Imaaraata Carabta, isla markaasna ay la kulmeen madaxda dalkaas. Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo maanta soo geba-gebeeyay booqasho laba maalmood ah oo uu ku joogay dalka […]

Continue reading …
DEG DEG+AKHRISO: Naadiyada Kubada Cagta ee G Mudug oo qaatay qaraar xasaasi ah

GAALKACYO(P-TIMES)- Naadiyada Horyaalka Kubada Cagta ee Puntland qaar kamid ah ayaa ku dhawaaqay in ay hakin galinayaan kaqeybgalka Horyaala Naadiyada Kubada Cagta ee Heer Puntland, iyagoo sheegay in aysan jirin hab cadaalad ah oo ciyaarahan loogu garsoorayo dhinacyada. Waxay ku eedeeyeen Guddiga Ciyaarahan maamulaya, Madaxda Wasaaradda Shaqada & Shaqaalaha in aysan dhexdhexaad ka aheyn Horyaalka […]

Continue reading …
SAWIRRO: RW Kheyre oo booqasho aan lafileyn ku tagay Wasaaraddaha qaarkood, muxuuse soo arkay?

MUQDISHO(PTIMES)- Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa booqday Wasaaraddaha Arrimaha Dibada, Qorsheynta & Caafimaadka ee Xukuumadiisa, halkas oo ay ku shaqeynayaan Wasiiradda wasaaradahaas. Raysalwasaare Kheyre ayaa soo arkay xaaladdo shaqo ee kasocotay sadexdan wasaaradood, iyadoo ay warbixino siiyeen xubnaha wasaaraddahaas ku sugnaa. Mr, Kheyre ayaa sheegay in goobahan ay ka socotay shaqada lo […]

Continue reading …
XOG CUSUB: Qaraxyada Muqdisho oo sii badanaya & Halis cusub oo laga digay..

MUQDISHO(P-TIMES)- Weerarada qorsheysan & Qaraxyada kooxaha Argagixisadaha ayaa ku sii badanaya magaalada Muqdisho, waxaana sadexdii bilood ee ay jirtay dawladda Madaxweyne Farmaajo sii kordhayey weerarada ay kooxahaas agaasimayaan, iyadoo ay wararku sheegayaan in ay jiraan qaraxyo kale oo ay abaabulayaan. Laamaha Amniga ee dawladda Faderaal-ka ayaa hardan kula jira kooxaha Al- Shabaab oo dhankooda sii […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Somaliland oo xabsiga dhigtay xubno katirsanaa Koox la baxday Saacidiinu Bil-Xaq

HARGEYSA(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ay ciidamada Booliska xireen shaqsiyaad kamid ah kooxda la baxday Saacidiinu Bil-Xaq oo looga dhawaaqay dalka Masar, lagana taageeray Soomaaliya gobalo kamid ah. Kooxdan la xiray ayaa Taliyaha ciidamada Somaliland uu sheegay in horey loogu digay, balse ay diideen digniin ay u direen Boolisku oo […]

Continue reading …
SAWIRRO+XOG: Waa maxay Ujeedada Ergayga QM U qaabilsan Somalia ugu biira wada hadalada UAE & Soomaaliya?

DUBIA(P-TIMES)- Sidda laga soo dheegtay Wakaalada Wararka ee dalka Imaaraatka Carabta ergayga gaarka ah ee Qaramada Midowbay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa gaaray dalkaas, halkaas oo uu kula kulmay Madaxda dalkaas iyo madaxda dawladda Faderaalka Soomaaliya. Ergayga ayaa la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & Wasiirkiisa Arrimaha dibada Yusuf Garad Omar oo ay […]

Continue reading …
TOPNEWS: Madaxweynaha Puntland oo ku sii jeeda Gaalkacyo & PTIMES oo heshay Ujeedada socdaalkiisa

GAALKACYO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wararku sheegayaan in uu ka dagayo magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, isagoo ka soo laabanaya dalka Isku taga Imaaraatka Carabta oo uu kusugnaa maalmihii ugu dambeeyey. Madaxweynaha Puntland ayaa kula saxiixday dalka Imaaraatka Carabta heshiis Iskaashi oo muhiim ah shirkada DP World oo wax ka […]

Continue reading …
AKHRIS XASAASI AH: M/weyne Farmaajo kudhawaaqidiisa dagaal noocee ayey ahayd? Mise u maray Sifo sharci ah?

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khamiistii sheegay in uu iclaaminayo in dalka ku jiro xaalad dagaal, hadalkaasi kadib, dadka inta badan waxaa ay isla dhex-marayeen in madaxweynaha uu dalka geliyay xaalad dagaal, laakin arrinta sidaasi waa ka duwan tahay, oo hadalka sida loo fasirtay ma ahan!! Sharci-yaqaanno  waxaa ay sheegayaan in Farmaajo uu sheegay […]

Continue reading …
Page 1 of 212