Home » 2017 » April » 12
Midowga Yurub Oo Ka Hadlay Xukunkii Dilka Ahaa Ee Ay Dhawaan Fulisay Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee D Puntland+AKHRISO

Midowga Yurub Oo Ka Hadlay Xukunkii Dilka Ahaa Ee Ay Dhawaan Fulisay Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee D Puntland+AKHRISO

MUQDISHO(P-TIMES)-Midowga Yurub ayaa sheegay inay ka xun yihiin ciqaabtii dilka aheyd ee ay fulisay Maxkamadda Ciidamada Puntland, kaddib markii 8-dii bishan shan dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab lagu toogtay duleedka Boosaaso.   War ka soo baxay Midowga Yurub ayaa waxaa looga muujiyay fulinta ciqaabtan dilka ah, waxaana ay sheegeen inay […]

AKHRISO XASAASI:- Ciidamada AMISOM Oo Maanta Bahdilay Wasiir Maryan Qaasim, Iyo Wasiirad Maryan Oo Si Kulul U..

MUQDISHO(P-TIMES)-Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maryam Qaasim Axmed ayaa ku xadgudubtay maanta xeerarka shaqo ee dowladnimada, kaddib markii ay qorsheysatay in saraakiisha ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya ay kula kulanto xarunta ay ku leeyihiin xerada milatari ee Xalane ee ku taalla dhanka Koonfur Galbeed ee caasimadda Muqdisho. Ciidamada AMISOM ayaa […]

Continue reading …
DEG DEG: Dawladda Imaaraatka Carabta oo ku dhawaaqday war ku saabsan xaaladda Soomaaliya, ka dib soo laabashada M/weyne Farmaajo

MUQDISHO(P-TIMES)- Dawladda Imaaraata Caabta ayaa ku dhawaaqday qorshe cusub oo loogu gargaarayo Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaana dadka ay Abaaruhu saameeyeen, wuxuuna si toos ah uga qeyb yahay caawinta Ummadda Soomaaliyeed. Barnaamijkan cusub ayaa dowladda ay sheegtay in loogu magac daray (Li Ajligaada soomaaliyeey – لأجلك يا صومال  For Your Sake SOMALIA), waxaana taakuleyntaasi iyo ololaha […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: Madaxweynaha DF Soomaaliya oo ku dhawaaqay waqtiga kama dambeysta ah ee Al- Shabaab laga saarayo dalka

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdllaahi Farmaajo oo ka hadlayay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in 2 sanno ee nagu soo aadan Kooxda Al- Shabaab laga saari doono guud ahaan Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in ay dawladdiisu awoodeeda oo dhan iskugu geyn doonto sidii loola dagaalami lahaa kooxdaas, isla markaasna ay sidaas oo kale […]

Continue reading …
DEG DEG+AKHRISO: Al- Shabaab oo ku dhawaaqday jawaab ku socota M/weyne Farmaajo  & Dawladda Mareykanka

MUQDIHSO(P-TIMES)- Kooxda Xagjirka ah ee AL- Shabaab ayaa baahiyey in weerarada ay ku soo badiyeen magaalada Muqdisho, ay tahay mid ay jawaab uga dhigayaan dagaalkii uu iclaamiyey Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo & Faragalinta dawladda Mareykanku ay ku dhawaaqday in ay kusameynayso Soomaaliya. Kooxda Sirdoonka ee The SITE Intelligence Group oo la socota […]

Continue reading …
LA OGAADAY: Madaxda Dawlad gobaleedyada oo ku sii jeeda Muqdisho & Arrin Xasaasi ah oo loogu yeeray

MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes ayaa ogaaday in Hogaamiyaasha Dawlad gobaleedyada Soomaaliya ay ku sii jeedaan todobaadka nagu soo aadan magaalada Muqdisho ee caasumada dalka, halkaas oo ay martiqaad ka heleen dawladda Faderaalka. Madaxda dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa isla qaatay in loo yeero hogaamiyaasha dawlad gobaleedyada oo dhan, si looga wada tashado arrimaha la xariira shirka bisha […]

Continue reading …
SAWIRRO: M/weynaha & R/wasaaraha D Faderaalka oo xirtay Tuutaha ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed.

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka Xasan Cali Kheyre ayaa hadda joogta madasha Xuska 57aad ka soo wareegtay markii la dhisey ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha ayaa xiran dharka ciidamada, taas oo ah arrin ilaa hadda si aad ah loo falanqeynayo, xili ay wali socoto Munaasabadan. Saraakiisha ciidamada ayaa dhankooda […]

Continue reading …
XOG MUHIIM AH: M/weyne Farmaajo oo ku wajahan Jubbaland & Xog xasaasi ah oo soo baxday

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lafilayaa in todobaadka nagu soo aadan gaaro magaalada Kismaayo ee Jubbaland, isagoo halkaas u tagaya arrin deg deg ah oo ku saabsan arrimaha Maalgashiga. Safarkan ayaa wararku sheegayaan in la qorsheeyey markii ay soo baxday in shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraatka Carabta ee DP World ay […]

Continue reading …
XOG XASAASI AH: Muxuu M/weyne Farmaajo kala soo laabtay dalka Isku Taga Imaaraatka Carabta & PTIMES oo heshay Xog..

MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes ayaa ogaaday in uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kala soo laabtay dalka Imaaraatka Carabta qorshe ka duwan kii uu ku aaday, gaar ahaana ku aadanaa arrimaha Siyaasada & Maalgashiga caalamiga ah. Puntlandtimes ayaa ogaatay in aan marnaba la soo qaadin arrimaha Maalgashiga caalamiga ah ee kasocda Berbera & Boosaaso, laakiin si […]

Continue reading …
AKHRISO+MAGACYADA: Dawladda Shiinaha oo qabtay Hogaamiyaal Burcad Badeed Soomaali ah

NAIROBI(P-TIMES)- Dawladda Shiinaha ayaa daaha ka rogtay in ay qabatay mid kamid ah Hogaamiyaashii hogaaminayey koox burcad Badeed Soomaali ah oo afduubtay, markab laga leeyahay Jasiirad kutaala dalka Shiinaha. Warsaxaafadeed lagu baahiyey warbaahinta dawladda Shiinaha ayaa lagu sheegay in ay qabteen sadex kamid ah kooxahaas oo hadda ku jira gacanta dawladda Shiinaha. Hogaamiyaha Burcadbadeeda ee […]

Continue reading …
Page 1 of 212