Home » 2017 » April » 13
DAAWO SAWIRRO: Siddee Madaxweynaha Puntland loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho

DAAWO SAWIRRO: Siddee Madaxweynaha Puntland loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii danbe 13 April 2017 sidiiran loogu soo dhoweeyey magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Weftiga Madaxweynaha ayaa waxaa ku soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade International Airport Masuuliyiin ka tirsan DFS oo isugu jirey Wasiirro iyo xildhibano, Siyaasiyiin iyo […]

Xog : Wenger Oo 7 Xiddig Ka Fasaxaya Arsenal , Ozil Iyo Sanchez Ayaa Ku Jira ,Yuu Doonayaa In Uu KeenoKooxda ?.

Ka dib markii ay shalay soo baxeen wararka sheegaya in Arsenal ay gacanta u gilinayaan macalin Wenger qarash dhan 200 ayaa waxaa haatan soo baxaya qorshayaasha macalinka oo ka doonayo suuqa kala wareegga Daily Mirror waxa ay sheegayaan in tababare Wenger oo saxiixayo qudhiisa hishiis laba sanno ah xilli lacagtaas uu ku keenayo xiddigo cusub […]

Continue reading …
DHAGEYSO: RW Soomaaliya oo ku dhawaaqday qorshe cusub oo lagu xaqiijinayo Amniga Muqdisho

Shir ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada ee Soomaaliya ayaa lagu soo bandhigay qorshaha amniga qaranka, gaar ahaan sida loo wajahayo dagaal uu sheegay madaxweynaha Soomaaliya in Al-Shabaab muddo laba sano gudahood ah looga xureynayo dalka. Shirkan ayaa sidoo kale looga hadlay abaaraha iyo halista urur diimeed dhawaan looga dhawaaqay dalka Soomaaliya. Ra’iisal […]

Continue reading …
SAWIRRO:- Ma Dhab Baa In Buuq Iyo Is Qab qabsi Uu Hareeyay Soo Dhaweyntii Gudoomiyaha G. Banaadir Taabid Cabdi? Yaase Ka Dambeeyay??

MUQDISHO(P-TIMES)-Is bar bar yaac, buuq iyo nidaam la’aan ayaa hareeyay soo dhoweyntii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed, xilli uu saaka ka soo degay garoonka diyaaradaha Muqdisho.   Guddoomiyaha oo dad badan oo isugu jira Mas’uuliyiin iyo dadweyne kale ku soo dhoweeyeen garoonka diyaaradaha ayaa waxaa ka muuqatay Paratocol xumo qaabka loo […]

Continue reading …
AKHRISO: Dilalka, Qaraxyada & Shirqooladii ka dhacay Muqdisho sadexdii bilood ee lasoo dhaafay

MUQDISHO(P-TIMES)- Caasumada Soomaaliya labadii bilood ee lasoo dhaafay waxaa ka dhacay qaraxyo, dilal qorsheysan iyo falal looga soo horjeeday Amniga iyo daganaanshaha, waxaana la dilay isku darka guud dad kor u dhaafaya 147 qof oo iskugu jira qeybaha kala duwan ee bulshada, ciidamada iyo Shaqsiyaad kamid ah dawladda Soomaaliya. February 8­eeda illaa dhammaan bishaas waxaa […]

Continue reading …
SAWIRRO:- Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukuno Culus Ku Riday Rag Al-Shabaab Ah Oo Lagu Soo Qabtay..

MUQDISHO(P-TIMES)-Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya ayaa saakay xukuno adag oo xabsi ah ku riday labo nin oo lagu eedeeyay in ay katirsanaayeen Al Shbaaab, kuwaa oo la qabtay iyaga oo waday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa. Labadan nin ee Maxkamada la horkeenay waxaa gacanta ku dhigay Ciidamada Nabad sugida Galmudug xili ay […]

Continue reading …
SAWIRRO:- Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Banaadir Oo Muqdisho Soo Gaaray Iyo P-TIMES Oo Heshay..

MUQDISHO(P-TIMES)-Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo si diirran loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.   Guddoomiyaha cusub ayaa markii la magacaabayay ku maqnaa dalka Mareykanka oo uu todobaad ka hor aaday, isagoo aan wax xil heyn markaas, hase ahaatee maanta dib […]

Continue reading …
AKHRIS XASAASI AH: M/weynaha Jabuti oo si adag uga hadlay Dekeda Berbera, Culeyska maamulkiisa ay ku hayso & Xaalado qarsoonaa

DJABUTI(P-TIMES)- Madaxweynaha dalka Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo wareysi siinayey warbaahinta TesfaNews ayaa ka hadlay xaaladdaha heshiisyada Imaaraatka Carabta ee Somaliland uu la galay & Halista ku soo wajahan Dekedaha dalkiisa Jabuuti. Ismaaciil wuxuu sheegay in dekeda Berbera ay Imaaraatku doonayaan in ay kuqabsadaan Suuqyada dalka Itoobiya oo ay ku nool yihiin in ka […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: Madaxweynaha Puntland oo fariin xasaasi ah u diray Shacabka labada dhinac ee Gaalkacyo

GAALKACYO(P-TIMES) – Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa fariin xasaasi ah u diray Shacabka magaalada Gaalkacyo, gaar ahaana wuxuu diiradda saaray arimaha nabadda iyo daganaanshaha oo ay tahay in ay Shacabku wada dhawrtaan. Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in nabaddu ay magaalada cid kasta ku deeqdo oo ay tahay in laga wada shaqeeyo […]

Continue reading …
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland oo ku sii jeeda Muqdisho & PTIMES oo ogaatay Ujeedada socdaalkaas

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku sii jeeda magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya, ka dib markii ay dawladda Faderaalku iskugu yeertay Hogaamiyaasha dawladaha xubnaha ka ah dawladda Faderaalka Soomaaliya. Madaxweynaha Puntland safarkiisan waxaa ku wehlin doono xubno kamid ah golihiisa Xukuumada, waxaana ay la tagi doonan Muqdisho qorshe ku aadan wada […]

Continue reading …
Page 1 of 212