Home » 2017 » April » 15
XOG XASAASI AH+AKHRISO: Maxay ka dhigan tahay Qeylo Dhaanta Galmudug ee diidmada dhismaha Garoonka Gaalkacyo?

XOG XASAASI AH+AKHRISO: Maxay ka dhigan tahay Qeylo Dhaanta Galmudug ee diidmada dhismaha Garoonka Gaalkacyo?

GAALACYO(P-TIMES)- Saxaafadda ayaa baahisay Sacaadihii ugu dambeeyey wararka ku saabsan arrimaha Galmudug ee ku aadan diidmada dhismaha madaarka magaalada Gaalkacyo, taas oo si weyn falanqeyn loogu sameynayey. Puntland & Galmudug ayaa wada degan magaalada Gaalkacyo labadii sanno ee u dambeysay dagaalo culus ayaa dhacay,kaas oo naafeeyey horumarka magaaladaas, waxaana uu galaaftay nolosha dhalinyarro badan oo […]

XOG MUHIIM AH+AKHRISO: Madaxda DFS & Dawlad gobaleedyada oo qodobo xasaasi ah isku mari waayey iyo Arrimo go’aan laga gaaray.

MUQDISHO(P-TIMES)- Shirar Siyaasadeed oo ku qotama Xaaladda dalka, shirka London, dhanka Amniga, Abaaraha & Wada shaqeynta guud ee dawladda Faderaalka iyo dawladdaha xubnaha ka ah ayaa ka socda Madaxtooyada Soomaaliya. Shirarkan oo shalay bilowday ilaa hadda ma jirto wax kasoo baxay, balse Warsidaha Puntlandtimes ayaa ogaaday qodobada qaarkood in wali dood ka taagan tahay. Dawladda […]

Continue reading …

Waqooyiga Kuuriya ayaa maanta u dabaal degtay sanad-guuradii 105aad ee ka soo wareegatay dhalashadii Kim Il-sung oo ahaa aas aasihii dalkaas. Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong-un oo ka qeyb galay munaasabada ayaa la arkayay isagoo aad u faraxsanaa, dadkana u gacan haatinaya. Milateriga Waqooyiga Kuuriya ayaa dhoolatus ciidan ku soo bandhigay qeybo ka mid ah […]

Continue reading …
DEG DEG+SAWIRRO: Puntland oo shirkii Villa Soomaaliya geysay arrimo xasaasi ah & M/weynaha oo si adag u hadlay

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa hadal uu ka jeediyey shirkii maanta u furmay Hogaamiyaasha dawladda Faderaalka & Madaxda maamul gobaleedyada ku so qaaday arrimo adag oo xasaasi ah. Sidda lagu qoray war qoraal ah oo laga soo diray Aqalka Madaxtooyada ee dawladda Puntland, wuxuu Madaxweynaha Puntland ka hadlay arrimaha Abaaraha, dhismaha […]

Continue reading …
U Gaar Ragga : Sedexdaan Arin Lamaantaada Waa Ay Ka Careysiinayaan Ee Iska Ilaali

Xariirka labada lamaane ayaa u baahan in uu noqdo mid isu dheeli tiran kuna tiirsan is caawin labada lamaane ah. Waxaa jira falal uu ninka sameeyo taasi oo qal qal gilineysa isu dheeli tirnaantii sida ay xaaska u aragato taasi oo ugu dambeyn keeni karta qilaafaad Hadaba dhaqanadaas ayay Punlandtimes.net tilmaameysa in ay si weyn […]

Continue reading …
SAWIRRO:- Maxaa Looga Hadlayay Kulan Maanta Dhex Maray Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas Iyo Safiirka Turkiga Ambassador Oglan??+AKHRISO

MUQDISHO(P-TIMES)-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho Safiirka Dalka Turkiga u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Ambassador Oglan Bakar. Kulanka ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinayey Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dawladda Puntland Cabdinaasir Biixi Soofe. Muhiimada Kulanka lagu lafaguray ayaa ahayd adkaynta xidhiidhka labada dhinac, Abaaraha, Amniga , Dhisida ciidan […]

Continue reading …
WAR DEG-DEG:- Shir Xasaasi Ah Oo U Dhaxeeyay Madaxda Dowlada Iyo Kuwa Maamul Gobaleedyada Oo Ka Furmay Magaalada Muqdisho

MUQDISHO(P-TIMES)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmajo ayaa waxuu furay shirka Mamul Goboleedyada Dalka iyo Dowladda Federaalka Soomaliya, shirkaani oo ah midkii ugu horeeyay oo ay yeeshteyn Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka iyo Dowladda Federaalka Soomaliya tan iyo markii uu xilka la wareegay madaxweyne Farmaajo. Shirkaan oo ah mid heerkiisu sareeyo ayaa lagaga hadlaayaa afar qodob […]

Continue reading …
SAWIRRO:- Gudoomiyaha  Cusub Gobalka Banaadir Oo Kormeeray Xarumaha Dowlada Hoose Ee Muqdisho Iyo Xiliga Uu Xilka La Wareegayo Oo La Shaaciyay

MUQDISHO(P-TIMES)-Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa maanta lagu soo wareejiyay xarumaha muhiimka ee dowladda Hoose ee Muqdisho.   Guddoomiyaha cusub ayaa ugu horeyn tagay xarunta Aqalka dowladda Hoose ee loo yaqaano Viisha Governo, halkaasoo ay ku yaalaan Xafiisyada Guddoomiyaha Gobolka, kuxigeenada iyo agaasimayaasha waaxyaha. Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyihii […]

Continue reading …
DEG DEG+DHAGEYSI XASAASI AH: Galmudug oo si rasmi ah ugu dhawaaqday diidmada dhismaha Madaarka Gaalkacyo

GAALKACYO(P-TIMES)- Maamulka Koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa diiday dhismaha cusub ee garoonka magaalada, iyagoo sheegay in aysan arrimahaas ka wada hadleen dhinaca Puntland. Guddoomiye Ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Cabdi Xuseen Maxamed oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay in aysan Aqbaleyn in dibu dhis lagu sameeyo garoonka magaalada Gaalkacyo. Cabdi Xuseen […]

Continue reading …
BIGNEWS:- Maamulka Ahlu-sunna Oo Shuruud Cusub Ku Xirtay Dhex Dhexaadinta Iyaga Iyo Galmudug Iyo P-TIMES Oo Heshay Xog Ku..

MUQDISHO(P-TIMES)-Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca ee Fadhigoodu yahay Magaalada Dhuusamareeb ayaa la sheegay in ay diideen Wada-hadalo Dowladda Dhexe ay garwadeen ka tahay oo ay wada yeelanayaan Galmudug iyo Ahlusunna. Wada-hadalada oo Muqdisho ka furmi lahaa ayaa la sheegay in ay dib u dheceen Saddex Maalin Xilligii la doonayay in ay qabsoomaan. Wararka ayaa […]

Continue reading …
Page 1 of 212