Home » 2017 » April » 16
SAWIRRO:- MD Farmaajo Iyo RW Kheyre Oo Ka Farxiyay Labo Xidigle Faa,iso Oo Difaaca Qaranka Ku Curyaantay

SAWIRRO:- MD Farmaajo Iyo RW Kheyre Oo Ka Farxiyay Labo Xidigle Faa,iso Oo Difaaca Qaranka Ku Curyaantay

MUQDISHO(P-TIMES)-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane maxamed C/laahi Farmaajo iyo R/wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Xidigle Faa’isa C/rashiid oo u baahan gar gaar caafimaad oo dalka dibadiisa ah. Faa’isa C/rashiid oo ka mid aheyd ciidanka xoogga dalka Soomaaliyed ayaa ku dhaawacantay howlgal milateri oo ay ka qeyb qaadaneysay. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo R/wasaaraha […]

AKHRISO:- Ma Dhab Baa In Dagaalyahaniin Ka Badan 100 Looga Dilay Kooxda Al-Shabaab Duqeyntii Mareykanku Ka Geystay G. Gedo??

MUQDISHO(P-TIMES)-In ka badan boqol dagaalyahan oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa la sheegay in lagu dilay duqeyn ay geysteen Dayuuradaha Maraykanka gobolka Gedo sida ay baahisay Wakaalladda Wararka Shiinaha ee XINHUA Wakaalladda ayaa ka soo xigatay warkan Saraakiil maraykan ah iyod dadka Degaanka, waxayna intaa ku dartay in duqeyntaasi oo dhacday Waaberigii hore ee shalay ay […]

Continue reading …
SAWIRRO:- Maxaa Ka Soo Baxay Kulan Dhex Maray RW Kheyre, Madaxda Maamulada Dalka Iyo Guddiga Gurmadka Abaaraha??+AKHRISO

MUQDISHO(P-TIMES)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Madaxda Maamul Gobolleedyada, Puntland, Jubbaland, Koonfur-Galbeed, , Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha, waxana ay warbixino la xiriira wax yaabihii u qabsoomay ay siiyeen madaxda. Sheekh Nuur Baaruud oo ku hadlayay […]

Continue reading …
SAWIRRO:- Xildhibaanada BFS Ee Beesha Wacbuudhan Abgaal Oo Wada Olale Ay Deegaankooda Degmo Uga Raadinayaan MD Farmaajo, Waa Kuwee??+Deegaanka

MUQDISHO(P-TIMES)-Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa bilaabay olole ku aadan sidii Garasbaaley loogu aqoonsan lahaa degmo ka tirsan Gobolka Banaadir.   Ololahan ayaa waxaa hor-boodaya Saddexda Xildhibaan ee Beesha Wacbuudhan Abgaal u matalaya Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Xildhibaano ay ka mid yihiin Eng. C/qaadir Carabow, Drs. Mina Xasan Shibis, Xildhibaan Yuusuf Kabaale, Xildhibaan Daahir […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Madaxweynaha Puntland oo war xasasi ah uga dhawaaqay Muqdisho, si adagna ula hadlay Beesha Caalamka

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kaga dhawaaqay magaalada Muqdisho in xaalad adag oo abaareed ay kusugan yihiin, loona baahan yahay in si deg deg ah ay shacabku iskugu gurmadaan. Madaxweynaha Puntland oo ay dhinac taagan yihiin Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka Xasan Cali Kheyre & Guddiga Gurmadka Abaaraha Heer Qaran ayaa sheegay […]

Continue reading …
DAAWO SAWIRRO:- Ciidamada Amaanka Oo Soo Bandhigay Meydadka Iyo Hubka Labo Nin Oo Madaafiic Tuurayay Degmada Wadajir

MUQDISHO(P-TIMES)-Ciidammada  Nabad Sugida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta toogasho ku dilay labo nin oo madaafiic ka riday degmada Wadajir, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ammaanka. Labada Nin ee la toogtay ayaa la sheegay in mid ka mid ah uu isku dayay inuu ciidanka iska caabiyo ka dibna uu galay Guri ku yaala degmadaasi Wadajir, iyadoo markii […]

Continue reading …
AKHRISO XASAASI:- Wasiirka Maaliyada DFS Beyle Oo Ku Dhawaaqa Amar Cusub Iyo Wasaaraddaha Ganacsiga, Gaadiidka, Amniga, Waxbarashada Iyo Caafimaadka Oo..

MUQDISHO(P-TIMES)-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa soo saaray amar uu ku farayo Hey’addaha dowladda iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay ee qabta adeegyada dowladda in lacagaha ay ku soo shubaan Bankiga Dhexe.   Hadalkan ayuu Wasiirka ka sheegay kulan uu la yeeshay Shaqaalaha Wasaaradda, waxaana Wasiirka sheegay in aan la arki karin Hey’ad […]

Continue reading …
FAAH-FAAHIN:- Ciidamada Nabad Sugida Oo Toogtay Rag Madaafiic Tuurayay Iyo Wasiir Amniga Ducaale Oo..

MUQDISHO(P-TIMES)-Ciidamada Ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta duhurkii toogasho ku dilay labo nin oo madaafiic ka riday degmada Wadajir, iyagoo gacanta ku dhigay gaarigii ay wateen, kaasoo markii dambe qarxay   Labada nin ayaa ka mid ahaa rag hubeysan oo madaafiic ka ridayay agagaarka Isgoyska Korontada ee degmada Wadajir, waxaana madaafiicda bartilmaameedkooda uu ahaa Xarunta […]

Continue reading …
FALANQEYN XASAASI AH: Ma la gaaray xiligii ay Hogaamiyaasha DF Soomaaliya dib u eegi lahaayeen joogitaanka ciidamada Shisheeye?

MUQDISHO(P-TIMES) – Shaki ma saarna in ciidamada Shisheeye ee kusugan ay tirro ahaan dhaafayaan 22,000 Askari, marka laga hadlayo ciidamada Africanka ah ee kujooga magaca AMISOM, laakiin cududa ciidan ee wadamada Shisheeye kale ka joogta ayaa ah mid aan tiro ahaan la aqoonin. Ciidamadan waxaa ku baxa Balaayiin Dollar, oo deyn ahaan loogu qoro Soomaaliya, […]

Continue reading …
DEG DEG: Puntland maxay ka tiri sheegashada Galmudug ee garoonka Gaalkacyo?

GAALKACYO(P-TIMES)- Puntland ayaa sheegtay in aysan waxba war ah u heynin colaad kajirto magaalada Gaalkacyo, isla markaasna dhismaha madaarka magaaladaas uu yahay mid muhiimad ugu fadhiyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed. Saraakiisha maamula madaarka ayaa sheegay in aysan jirin xiisad colaadeed oo hadda taagan, mar kastana Puntland & Galmudug ay yihiin dad deris ah oo wada […]

Continue reading …
Page 1 of 212