Home » 2017 » April » 17
WAR DEG DEG AH+DHAGEYSO: Galmudug oo ku dhawaaqday war ku saabsan Xaaladda magaalada Gaalkacyo.

WAR DEG DEG AH+DHAGEYSO: Galmudug oo ku dhawaaqday war ku saabsan Xaaladda magaalada Gaalkacyo.

GAALKACYO(P-TIMES)- Maamulka Galmudug ee magaalada Gaalkacyo ayaa ku dhawaaqay in ay degan tahay xaaladda magaaladaas, waxayna beeniyeen wararka sheegaya in ay xiisad dagaal ka jirto magaaladaas. Gudoomiyaha gobalka Mudug ee Galmudug Cabdishariid Xaashi Xasan ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin in laysku hayo madaarka magaalada Gaalkacyo. Mr, Abdirashiid ayaa sheegay in dhismaha madaarka Gaalkacyo […]

AKHRISO+DHAGEYSO: Madaxda Siyaasadda Soomaaliya oo soo saaray go’aamo xasaasi ah, kuna dhawaaqay

MUQDISHO(P-TIMES)- Hogaamiyaasha Siyaasadda Soomaaliya ayaa soo saaray warmurtiyeed ay isku raacsan yihiin oo ku saabsan arrimaha La dagaalanka Al- Shabaab, Shirka London, Qadiyadda Abaaraha & Mideynta qorshaha dhismaha ciidamada Qaran. Shirkan waxaa shir gudoomiyey Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana muuqata in ay jirto in markale ay soo laabatay madashii Wadatashiga Soomaalida. Agaasimaha […]

Continue reading …
WAR DEG-DEG:- Ciidamada AMISOM Oo Madaxweynaha CAF U Diiday In Gudaha U Galo Garoonka Stadium Muqdisho

MUQDISHO(P-TIMES)-Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ayaa u diiday Mas’uuliyiin ka Tirsan Dowladda federaalka Soomaliya iyo Madaxweynaha Xiriirka kubada Cagta qaarada Africa ee CAF in ay gudaha u galaan Garoonka kubada Cagta ee Stadium Muqdisho. Mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaliya ee la socda madaxweynaha Xiriirka Kubada Cagta Qaaradda Afrika Ahmed Ahmed ayaa waxaa kamid ah wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda […]

Continue reading …
WARKII U DAMBEEYEY: Maxaa ka socda Villa Soomaaliya & Madaxda Siyaasadda oo isku raacay go’aamo xasaasi ah.

MUQDISHO(P-TIMES) – Madaxtoyada Soomaaliya wali waxaa ka socda wada hadalo xasaasi ah oo u dhaxeeya Madaxda dawladda Faderaalka & Dawladdaha xubnaha ka ah dawladda Faderaalka, kuwaas oo ku saleysan arrimaha Amniga, Shirka London, dhismaha ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed & Iskaashi dhinacyada oo dhan. Ilaa hadda arrimaha natiijada laga gaaray waxaa lagu sheegay dhismaha ciidamada Xooga […]

Continue reading …
TOPNEWS:- RW Kheyre Oo Wali Ku Shaqeeya Guriga Martida Ee Madaxtooyada Villa Soomaaliya Iyo P-TIMES Oo Heshay..

MUQDISHO(P-TIMES)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wali degan, kuna dhex shaqeeya guriga Martida ee Madaxtooyada ee loo yaqaano Villa Uganda, halkaasoo la dejiyay, kaddib markii la magacaabay bishii February.   Inta badan Ra’iisul Wasaarayaashii dalka soo maray ayaa degi jiray Guri ku yaalla banaanka Madaxtooyada oo uu degenaan jiray xilligii dowladdii Milateriga Jen. Morgan. […]

Continue reading …
DEG-DEG:- Madaxweynaha Cusub Ee Xirfiirka Kubada Cagta Afrika ‘CAF’ Oo Soo Gaaray Muqdisho Iyo Masuuliyiin DFS Oo..

MUQDISHO(P-TIMES)-Waxaa goordhaw garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degay Madaxweynaha cusub ee xiriirka kubada Cagta Qaarada Afrika Ahmad Ahmad iyo wafdi uu hogaaminayo. Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynaha kubada Cagta Qaarada Afrika Masuuliyiin katirsan Dowlada Soomaaliya ay hor kaceysay Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhalinyarada iyo xubno kale oo katirsan xariirka kubada […]

Continue reading …
AKHRISO XASAASI:- 17 Arrimood Oo Isbadalaya Ka Dib Aftidii Ka Dhacday Turkiga Ee MD Erdegon Guusha Ka Gaaray

ISTANBUL(P-TIMES)-Dadka Turkiga waxaa ay shalay u codeeeyeen wax ka badalka dastuurka dalka, aftidan kadib waxaa wax badan iska badali doona nidaamka dowladnimo ee Turkiga, kadib markii aftida lagu guuleystay. Isbadallada Dastuuriga Ah Ee Turkiga Ka Dhacaya: 1- Golaha Shacabka tiradooda waa la kordhinayaa, hadda waa 550 xildhibaan, waxaa uu noqonayaa 600 oo xildhibaan. 2. Da’da […]

Continue reading …
UPDATE:- Xiisada Mareykanka Iyo Waqooyiga Kuuriya Oo Sii Xoogeysaneysa Iyo Mareykanka Oo Ku Dhawaaqay In Uu..

WASHINGTON(P-TIMES)-Mareykanka ayaa sheegay inuu ka dhamaaday dulqaadkii uu u hayay Waqooyiga Kuuriya, iyadoo uu sii xoogeysanayo xiisada labada dal u dhaxeeya.   Waqooyiga Kuuriya oo maalin ka hor u dabaal degtay sanad-guurada 105aad hoggaamiyihii aas aasay dalkaas, ayaa soo bandhigtay awoodeeda milateri, iyadoo tijaabisay gantaal, kaasoo markii dambe fashilmay. Madaxweyne kuxigeenka Maretkanka Mike Pence oo […]

Continue reading …
SAWIRRO:- Wasiirka Yariisow Oo Daah-furay Barnaamijka Xiriirka Iyo Wadashaqeynta Hay’adaha Dowlada+AKHRISO

MUQDISHO(P-TIMES)-Wasiirka Warfaafinta ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), ayaa maanta daahfuray barnaamijka Xiriirka iyo Wadashaqeynta ee Hay’adaha dowlada qeybahooda Warfaafinta & kuwa Caalamka. Wasiir Eng. Yarisow oo ka hadlay munaasabada daahfurka ayaa yiri “Barnaamijka Xiriirka iyo Wadashaqeynta ujeedadiisu waxey tahay sidii lagu xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeya hay’adaha dowlada oo la […]

Continue reading …