Home » 2017 » April » 18
XOG XASAASI AH:- Maxaad Ka Ogtahay Halka Uu Ku Dambeeyay Mooshinkii Laga Keenay Saldhiga Milateri Ee Imaaratku Ka Dhisanayo Magaalada Berbera??

XOG XASAASI AH:- Maxaad Ka Ogtahay Halka Uu Ku Dambeeyay Mooshinkii Laga Keenay Saldhiga Milateri Ee Imaaratku Ka Dhisanayo Magaalada Berbera??

MUQDISHO(P-TIMES)-Shaki badan ayaa laga qabaa halka uu ku dambeeyo mooshinkii ka dhanka ahaa Imaaraadka Carabta ee ku saabsan Saldhiga Milateri ay ka sameysanayan Magaalada Berbera ee Waqooyiga Soomaaliya ama Somaliland.   Tan iyo markii Guddoonka Baarlamaanka loo gudbiyay mooshinkan, waxaa hoos loo dhigay heerka uu gaarsiisnaa mooshinkaas, iyadoo kulamadii u dambeeyay Baarlamaanka uu yeeshay uu […]

SAWIRRO+DHAGEYSO:- Madaxweynaha Puntland Oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo, Kana Hadlay Shirkii Muqdisho+VIDEO

GAALKACYO(P-TIMES)-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug, kadib shirkii Madaxdda DFS iyo Dawladdaha xubnaha ka ah oo muqdisho ka dhacay 15-16 April 2017. Weftiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaarahada  Abdulaahi Yuusuf Axmed ee magaalada Gaalkacayo ku […]

Continue reading …
SAWIRRO:- Biyo Xireenkii Ugu Weynaa Soomaaliya Oo Laga Dhisay Duleedka Magaalada Hargeyso+AKHRISO

HARGEYSO(P-TIMES)-Masuuliyiinta Somaliland ayaa furay biyo Xireen cusub oo laga dhisay duleedka magaalada Hargeysa kaasoo ay dhismahiisa fulisay Hay’adda Khaliifa ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta. Biye xireenkan ayaa waxaa ujeedadiisu tahay sidii looga kaban lahaa xilliyada abaaraha ee Roob yaridu jirto. Bedka Biya xireenkan waxaa uu la egyahay 150 Mitir halka dherarkiisu uu yahay 11 Mitir,waxaana […]

Continue reading …
U Gaar Dumarka : Ka Fogoow In 4-taan Su`aal Weydiiso Gacaliyahaaga , Jawaabna Kama Bixiyo

Gabaryaheey waxaa jira arimo dhibaya gacaliyahaaga taasi oo ka dhaleneysa su`aalo aad weydiineyso balse adiga aadan dareemeyn , waxay kala yihin 4 su`aal oo ay ragga dhibsadaan ee gabaryaheey ka fogoow . 1- Goormaa Ayaad Guriga Ku Soo Laabaneysaa : su`aal waliba oo ku biyo shubaneysa xilliga uu guriga ku soo laabanayo waxa ay ka […]

Continue reading …
SAWIRRO: Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo xariga ka jaray Dhismaha Naafadda Puntland

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey ayaa xariga ka jaray dhisme cusub oo loo dhisay Ururka Naafada Soomaaliyeed, gaar ahaana Puntland oo laga hirgaliyey magaalada Garoowe. Dhismahan waxaa bixiyey dhaqaalaha ku baxay Hay’adda Bisha Cas ee Dalka Qadar, waxaana sidaas oo kale madasha joogay Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Qoyska ee […]

Continue reading …
FAAHFAAHIN: Dhimasho & Dhaawac ka dhalatay weerar Madaafiic loo adeegsaday magaalada Muqdisho

MUQDISHO(P-TIMES)- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Madaafiic galabtay laga maqlay qaar kamid ah degmooyinka gobalka Banaadir, gaar ahaana degmada Howl-wadaag, taas oo sababtay dhimasho iyo dhaawac. Goobjoogayaal kusugan xaafadda Shanta Geed ee Degmada Howlwadaag ayaa sheegaya in la maqlay dhawaaqa madaafiicdan. Sidaas oo kale waxaa la xaqiijiyey in goob Waxbarasho uu ku dhacay […]

Continue reading …
FALANQEYN XASAASI AH: Musuqa mawjad hadda shidan: Fasiraad & falan-qayn !

Madaxda Dowladda Soomaaliya sida Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha ayaa tilmaamay in Musuqa uu Qatar ku yahay jiritaanka iyo dawlad wanaaga ayna adag tahay in hay’adaha dawlada lala xisaabtamo haddii aan loola dagaalamin Musuqa, wuxuu kamid yahay seddex waxyaabood oo dawlada Cusubi ka go’an tahay in ay la dagaalanto sida Al-Shabaab, Musuq-maasuqa iyo Faqriga. Musuq wuu […]

Continue reading …
DAAWO SAWIRRO:- RW Kheyre Oo Saaka Kormeer Ku Tagay Qaar Ka Mid Ah Xarumaha Wasaaraddaha DFS

MUQDISHO(P-TIMES)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid ah xarumaha Wasaaradaha, isaga oo kormeeray Hannaanka shaqo ee hay’addahaasi. Ra’iisul Wasaaraha ayaa mid mid u galay xafiisyada Wasaaradaha Warfaafinta, Wasaaradda Kalluumeysiga, Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Haweenka iyo xaquuqul insaanka, waxa uuna mid mid u wareystay agaasime waaxeedyada, waxa uuna […]

Continue reading …
SAWIRRO:- Gudoomiyaha G. Banaadir Taabit Cabdi Oo Ku Dhawaaqay War Ka Farxiyay Dad Ku Nool Degmada Deyniile+AKHRISO

MUQDISHO(P-TIMES)-Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo shalay booqashadiisii ugu horeeysay ku tagay Degmada Dayniile ayaa kulan la qaatay Waxgaradka, iyo maamulka Degmadaasi. Taabit ayaa kala hadlay Maamulka iyo waxgaradka uu la kulmay sidii loo hor mari lahaa Degmadaasi loogana shaqeyn lahaa amaanka, waxa uuna ku booriyay maamulka sida ay uga […]

Continue reading …
TOPNEWS: DF Soomaaliya oo diyaarado gargaar sida u duulisey gobalo kala duwan

MUQDISHO(P-TIMES)- Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa labo duulimaad oo dhanka hawada ah u dirtay gobalada dhexe ee dalka, si ay halkaas u gaarsiiyaan Cunto nafaqeysan iyo dawooyin kooban oo ay dadka deegaanadaasi u baahan yihiin. Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka Xasan Cali Kheyre ayaa amray in labadan duulimaadba la gaarsiiyo deegaanada Galmudug, gaar ahaana Dhuusa-Mareeb & Cadaado […]

Continue reading …
Page 1 of 212