Home » 2017 » April » 21
WAR DEG DEG AH:- Sarkaal Sare Oo Ka Tirsanaa Ciidamadda Difaaca Puntland Oo Lagu Dilay Gaalkacyo

WAR DEG DEG AH:- Sarkaal Sare Oo Ka Tirsanaa Ciidamadda Difaaca Puntland Oo Lagu Dilay Gaalkacyo

GAALKACYO(P-TIMES)-Sarkaal Sare oo ka Tirsan Ciidamada Difaaca Dowlada Puntland ayaa Caawa Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobalka Mudug. Kooxo Dhagar Qabayaal ah ayaa Caawa Dil Ugu Geystay Magaalada Gaalkacyo Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Ciidamada Difaaca Puntland. Sarkaalkan La Dilay ayaa Lagu Magacaabi Jiray Axmed Cabdiraxman Xasan Nuur Gaandi Waxaa uuna Ka Mid ahaa […]

AKHRISO XASAASI:- Xildhibaan Sheegay In Shirka London Lagu Bur-burinayo Midnimada Iyo Awooda Ciidan Ee Soomaaliya.!!

MUQDISHO(P-TIMES)-Shirka London ee loo balansanyahay horaanta bisha May waxaa lagu soo go’aamin doonaa in Soomaaliya aysan yeelan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya (Military). Iyada oo Madaxda Qaranka iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyadu isku raaceen shirkii Madasha ee Mogadishu lagu qabtay 15 – 16 April 2017 inla baabi’iyo Ciidanka Military ga ee hada jira. Lana dhiso 18,000 askari […]

Continue reading …
TOPNEWS: Madaxweyne Farmaajo oo fariin xasaasi ah u diray Shacabka Soomaaliyeed

MUQDIHSO(P-TIMES)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderaalka ee Soomaaliya Md Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed oo dhan in ay iskugu soo baxaan Salaad Roob-Doon ah, kuna dhawaaqay Is cafis guud, maadaama ay hadda ka jiraan Soomaaliya abaaro baahsan. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in la galay dambiyo waa weyn oo ay ugu horeeyaan Is dilka iyo […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: M/weynaha Jubbaland oo ka hadlay Arrimo xasaasi ah oo ka jira Muqdisho

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa faahfaahin ka bixiyey wada hadaladii Muqdisho ku dhexmaray Hogaamiyaasha Madasha Wadatashiga Soomaalida oo ay hogaaminayeen Madaxda dawladda Soomaaliya. Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in ay shirarkaas ka soo baxeen go`aamo kala duwan oo la xariira arrimaha Siyaasadda, Amniga, Abaaraha & Deeqaha caalamiga ah. Axmed Madoobe ayaa cadeeyey […]

Continue reading …
XOG RASMI AH+AKHRISO: Yaa hogaamin doona Wafdiga Soomaalida ee aadaya Shirka LONDON, Dawlad gobaleedyadase yaa ka qeybgalaya?

MUQDISHO(P-TIMES)- Hogaamiyaasha Madasha Wadatashiga ee Soomaalida ayaa isku raacay go’aamo ku saabsan shirka London ee looga hadli doono arrimaha Soomaaliya, waxaana la go’aansaday sidda loo qeybsanayo Ergada ka qeybgalaysa. Wafdiga tagaya shirka London waxaa hogaamin doona Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isagoo ay la socdaan in ka badan 15 qof oo ay ku […]

Continue reading …
FAALLADA JIMCAHA: DF Soomaaliya Oo Malaayiin Dollar heshay, Yeyse ka heshay?

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa fariin xasaasi ah u diray Hogaamiyaasha wadamada Carbeed, wax yar uun markii la doorta horaantii sannadkan, wuxuuna xiligaas ka dalbaday shan qodob oo ay ugu horeyso taageerida dibu dhiska ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed, Abaaraha & Lacag cadaan ah oo lasiiyo dawladdiisa, si ay u dadajiso dib u dhiska […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Boqortooyada Imaaraatka Carabta oo ku dhawaaqday war deg deg ah oo ku saabsan Xaaladda Soomaaliya, amartayna Warbaahinteeda…

ABU DHABI(P-TIMES)- Dawladda Imaaraatka Carabta ayaa ku dhawaaqday amar cusub oo ay ku soo rogtay warbaahinta dalkaas, kaas oo ku saabsan xaaladda dalka Soomaaliya in si toos ah Muqdisho looga soo tabiyo abaaraha baahsan ee kudhuftay, ka dibna dadweynaha lacag aruuris laga bilaabo. Warbaahinta dawladda iyo tan gaarka loo leeyahay ayaa si isku mid ah […]

Continue reading …