Home » 2017 » April » 22
Hal Dhibic Oo Jaceyl Ah Kuuma Hayo Hadaad Calaamadahaan Ku Aragto Qofka Aad Xariirka Jaceyl Leedihiin

Hal Dhibic Oo Jaceyl Ah Kuuma Hayo Hadaad Calaamadahaan Ku Aragto Qofka Aad Xariirka Jaceyl Leedihiin

Wax la yaaba ma aha in aad ka war hesho in dareemaha ninka aad xariirka la leedahay ee kugu aadan in ay is badaleen oo jaceylkiisa aheyn qaabkii hore , hadaba hadaad calaamadahaan ku aragto waxa uu ku ciyaarayaa dareemahaada ma doonayo in uu ku guursado ee il gaar ah isaga yeelo. 1- Is Bedel […]

SAWIRRO:- RW Kheyre Oo Booqashadiisii Degmada Deyniile Ku Soo Arkay Wax Uu Ku Farxay,..??+AKHRISO

MUQDISHO(P-TIMES)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre , Wasiiro kairsan Xukuumada Soomaaliya, Xildhibaano, Taliyaal ciidan iyo Masuuliyiin kale oo katirsan dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shalay booqasho ku tagay Degmada Dayniile.. Xasan Cali Kheyre ayaa booqashada uu ku tagay Degmada Dayniile aheed mid uu ugu kuur galayay xaalada amni ee Degmadaasi iyo sidoo kale […]

Continue reading …
DEG-DEG:- Kulan Xasaasi Ah Oo Madaxtooyada Uga Socda Madaxweyne Farmaajo Iyo Saraakiisha Ciidamada DFS, Maxaa Looga Hadlayaa??

MUQDISHO(P-TIMES)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa kulan la leh Saraakiisha Ciidamada qalabka sida, iyadoo kulankan uu yahay mid uu Madaxweynuhu ku casuumay Saraakiisha.   Warar laga helayo Madaxtooyada ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu illaa 21 Jeneraal uu si gaar ah u martiqaaday, kuwaasoo ay ku jiraan Taliyeyaal horay xilal soo qabtay iyo Saraakiil […]

Continue reading …
TOPNEWS: UK oo ku dhawaaqday war ku saabsan Shirka LONDON ka dhici doona ee Soomaalida & Ajendaha ugu muhiimsam

LONDON(P-TIMES)- Dawladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa soo saartay war cusub oo ku saabsan Shirka LONDON ka dhici doona bartamaha May ee looga hadlayo arrimaha Siyaasadda Soomaaliya. UK waxay sheegtay in arrimaha ugu muhiimsan ay noqon doonaan. Amniga ayaa noqon doona siyaasadda ugu badan ee looga doodi doono shirkan, waxaana la sheegay in ay muhiimada koowaad tahay […]

Continue reading …
AKHRIS+XASAASI AH: M/weynaha HIRSHABEELE oo ku dhawaaqay go’aan xasaasi ah oo ku socda Dawladda Faderaalka

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha maamul gobaleedka HIRSHABEELE Cali Cabdullaahi Cosoble oo ku soo laabtay magaalada Jowhar ayaa si adag uga soo horjeestay amar ka soo baxay dawladda Faderaalka oo lagu xanibay Diyaaradihii Qaadka ee ka dagi lahaa magaaladaas, kaas oo aan farxad galin maamulka HIRSHABEELLE. Cosoble wuxuu sheegay in aysan cidna cunaqabateyn saari Karin, oo ay arrimahan […]

Continue reading …
DHAGEYSO:- Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ku Fulisay Askari Horay U Dilay Qof Shacab Ah+SAWIRRO

MUQDISHO(P-TIMES)-Askariga saakay dilka toogashada ah lagu fuliyay waxaa uu horay u dilay tima jare oo uu ugu tagay goobtiisa ganacsi, tima jaraha ayaa la oran jiray Maxamed Cali Cabdalla , waxaana ay ku murmeen in isaga laga hormariyo macaamiisha kale, muran dheer kadib Ex-A-le- Bol. Axmed Cabdi Maadeey waxaa uu si bareer ah u toogtay […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Shacabka Imaaraatka Carabta oo ku dhawaaqay gargaarkii ugu weynaa ee loo fidiyo Shacabka Soomaaliyeed

DUBIA(P-TIMES)- Shacabka Imaaraatka Carabta ayaa mudo lix saacadood gudahood ah ku aruuriyey aduun gaaraya 45Malyan oo Dollar, taas oo loogu gurmanayo Shacabka Soomaaliyeed ee Abaaruhu haystaan. Barnaamij Toos ah oo shalay mudo lix saacadood oo kaliyah laga baahiyey warbaahinta Imaaraatka Carabta ayaa lagu aruuriyey lacagtan, talaabadaas oo muujinaysa Walaalnimada dawladdaas ay u muujisay Soomaaliya. Warbaahinta […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: Taliska ciidamada Amniga Gaalkacyo oo war soo saaray, kuna dhawaaqay La dagaalanka…

GAALKACYO(P-TIMES)- Laamaha Amniga ee gobalka Mudug ayaa sheegay in ay adkeeyeen Amniga magaalada Gaalkacyo oo ay gacanta ku soo dhigeen shaqsiyaad lagu tuhunsan yahay in ay qeyb ka yihiin falalka amaan darro. Taliyaha qeybta booliska ee gobalka Col, Afdalow ayaa sheegay in ay hadda wanaagsan tahay xaaladda Amnigu, ayna la dagaalameen kooxaha Amniga ka soo […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: M/weyne Farmaajo taageero deg deg ah ka dalbaday Shacabka Soomaaliyeed, shaaciyeyna

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay la hadlayey dad ay isku keentay Madaxtooyada ayuu u sheegay in uu dalkan u baahan yahay in si wadajir ah loogu shaqeeyo. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in wasiiradda, Xildhibaanada & Madaxda ugu sareysa dawladdu aysan kaligood waxba qaban Karin, balse ay u baahan yihiin taageerada Shacabka […]

Continue reading …
WAR CUSUB: Warar ku saabsan Dilkii xalay ka dhacay Gaalkacyo & Laamaha Amniga oo wada…

GAALKACYO(P-TIMES) – Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ay laamaha Amniga ee magaaladaas ay wadaan baaritaano la xariira dilkii xalay loogu geystay magaalada mid kamid ah Saraakiisha ciidamada Daraawiishta ee dawladda Puntland, iyadoo ay falkaas fuliyeen dhagar-qabayaal goobta ka baxsadey, ayna baaris ku hayaan ciidamada Amnigu. Saraakiisha Amnigu waxay […]

Continue reading …
Page 1 of 212