Home » 2017 » April » 23
SAWIRRO:- Ciidamada DFS Iyo Kuwa AMISOM Oo Deegaan Cusub Ka Qabsaday Kooxda Al-Shabaab

SAWIRRO:- Ciidamada DFS Iyo Kuwa AMISOM Oo Deegaan Cusub Ka Qabsaday Kooxda Al-Shabaab

AFGOOYE(P-TIMES)-Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa maanta dib u qabsaday xerada Laanta Buuro ee Gobolka Shabeellaha hoose. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada isbaheysanaya ay qaadeen weerar ka dhan ah Xarakada Al-shabaab oo Ciidamo ka tirsan ay ku sugnaayeen Xerada laanta Buuro iyo degaanada hoos yimaada. Weerarka ayaa ka billowday meel u dhaxeysa Xaafadda […]

UPDATE+SAWIRRO: Madaxweynaha DF Somalia oo la kulmay M/weynaha & Wasiiradda Koonfur Galbeed, Maxayse ka wada hadleen?

BAYDHABO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa kulamo kala gedisan la leh Madaxda maamul gobaleedka Koonfur Galbeed, kuwaas oo ay kala hadlayaan arrimaha ku aadan ku saabsan Abaaraha, Amniga & Sidii loo bilaabi lahaa howlgalo ciidan. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay dadka la qeybsan doonaan maalmaha adag ee hadda taagan, isal […]

Continue reading …
SAWIRRO+XOG MUHIIM AH: RW Kheyre oo socdaal qarsoodi ah ku tagay Dekeda Muqdisho, Muxuuse soo arkay?

MUQDISHO(P-TIMES)- Raysalwasaaraha dowladda Faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa tagay gudaha magaalada Muqdisho, wuxuuna galay xaafiisyada Dekeda oo mashquul ahaa xiligaas. Raysalwasaaraha ayaa Xaafiisyada mid mid ugu tagay shaqaalaha iyo Canshuurayaasha badeecadaha ka dagaya dekeda magaalada Muqdisho, isagoo indhihiisa ku arkay sidda ay tahay xaaladda Dekedu. Mr, Kheyre ayaa u mahad celiyey Shaqaalaha howshan ku […]

Continue reading …
SAWIRRO+DEG DEG: Madaxweynaha Puntland oo Khudbad xasaasi ah ka jeediyey Itoobiya, kuna dhawaaqay in ay Somalia socotay….

BAHAR-DAAR(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka hadlayay shirkii Hogaamiyaasha Africa ee kasocday magaalada BAHAR-DAR Itoobiya ayaa si adag uga hadlay arrimaha Kheyraadka Africa, Dhaqaalaha, Amniga & Xaaladda Soomaaliya. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in ay Soomaaliya hadda ku socoto wadadii guusha, wuxuuna cadeeyey in ay hadda wax kasta ku socdaan si […]

Continue reading …
XOG: Jaamacaddaha Soomaaliya oo shir uga furmay Puntland, Maxaase looga hadlay?

GAROOWE(P-TIMES) – Xubno ka socda Jaamacaddaha Soomaaliya ayaa shir uga furmay magaalada Garoowe ee Puntland, kas oo diiradda lagu saarayo kobaca dhanka Waxbarashada Sare iyo sidii tayadooda kor loogu qaadi lahaa. Ururka Al- Manar ee Tacliinta Sare ayaa isku keenay Hormuudyada 9 Jaamacadood oo kuyaala Soomaaliya, waxaana maalmaha ay wada joogaan ay xooga saari doonaan […]

Continue reading …
Napoli Oo Ogalaatay In Kalidou Koulibaly U Fasaxaan Horyaalka Ingiriiska ,Kooxdee Ayaa Ku Dhaw Saxiixiisa

Madaxa kooxda Napoli ayaa albabaada u furay in daafacooda Kalidou Koulibaly uu kooxda ka huleeli karo marka suuqa kala wareegga uu furmo Laacibkaas reer Senegal ayaa si xooggan loola xariirinayaa kooxda Chelsea iyadoo macalin Conte uu saxiixa laacibkaas uu isku dayay xagaagii hore Wargeyska La Gazetta Della Sport ayuu agaasimahaas ka yiri “miyaan dalab cusub […]

Continue reading …
TOPNEWS:- Madaxweyne Farmaajo Oo Magaalada Beydhabo Uga Dhawaaqay In Dowladiisu Xoogga Saareyso..

BEYDHABO(P-TIMES)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah dowlad goboleedka Koonfur galbeed ayaa sheegay in dowladda ay ahmiyadda koowaad siineyso sidii gurmad deg deg ah loo gaarsiin lahaa dadka ay abaartu saameysay. Madaxweyne Farmaajo oo […]

Continue reading …
DEG DEG+DHAGEYSO:Faahfaahin ku saabsan Khasaaraha ka dhashay qarax lala beegsaday Ciidamada Puntland

BOOSAASO(P-TIMES)- Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qarax lala beegsaday ciidamo kamid ah kuwa Difaaca ee dawladda Puntland, kana dhacay meel ku dhaw magaalada Galgala oo ay ciidamada Puntland buuraleydaas kula dagaalamayaan kooxaha Al- Shabaab iyo Daacish. Taliyaha ciidamada Booliska degmada Galgala ee gobalka Barri Col, Cabdiraxmaan Faarax Gurxan ayaa sheegay in ay kooxahan […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: Waxgaradka & Odayaasha Beelaha Ku midoobay Galmudug oo war soo saaray

GAALKACYO(P-TIMES)- Odayaasha Beelaha ku midoobay Galmudug qaar kamid ah ayaa soo saaray go’aamo ku saabsan xaaladda Doorashada maamulkaas, waxayna sheegeen in ay taageersan yihiin go’aamadii ka soo baxay dawladda Soomaaliya. Odayaasha ayaa ugu baaqay Xildhibaanada Galmudug in ay jaanis-siiyaan wada hadalada ka socda magaalada Muqdisho, kuwaas oo u dhaxeeya Galmudug iyo Ahlu Suna Waljameeca. Waxgaradku […]

Continue reading …
DEG DEG: Xaaladda Buuhoodle oo Cakiran & Isbitaalada oo xaalad Adag laga soo sheegayo

BUUHOODLE(P-TIMES)- Wararkii  ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Buuhoodle ee xarunta gobalka Cayn ayaa sheegaya in Boqolaal Qof oo hor leh la keenay goobah Caafimaadka ee magaaladaas, kuwaas oo uu soo ritay Cudurka Shubanka oo ilaa hadda la keenay dad aad u fara badan. Isbitaalka ayaa noqday mid mashquul badan, waxaana goobaha Caafimaadka oo […]

Continue reading …
Page 1 of 3123