Home » 2017 » April » 24
XOG+SAWIRRO:- Maxaa Ay Wada Hadleen Wasiir Yuusuf Garaad Iyo Danjirayaasha Dalalka Jarmalka, Talyaaniga iyo Imaaraadka Carabta+AKHRISO

XOG+SAWIRRO:- Maxaa Ay Wada Hadleen Wasiir Yuusuf Garaad Iyo Danjirayaasha Dalalka Jarmalka, Talyaaniga iyo Imaaraadka Carabta+AKHRISO

MUQDISHO(P-TIMES)-Maanta waxaan Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda midba mar shir ugula yeeshay Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Carlo Campanile iyo Danjiraha Imaaraadka Carabta u fadhiya Muqdisho, Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi. Danjirayaasha waxaan kala hadlay xiriirka soo jireenka ah ee Soomaaliya ay la leedahay Talyaaniga tan gobonimadii iyo Imaaraadka Carabta tan iyo xilligii Shiikh Zayed. Labadan […]

DAAWO SAWIRRO:- Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Oo Tababar U Soo Xiray Boqolaal Askari Oo Booliis Ah

KISMAANYO(P-TIMES)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jen. Saacid ayaa maanta oo Isniin ah tababar u soo xiray dufcadii Sadexaad ee ciidamada Booliska Jubbaland kuwaasoo muddo Saddex bilood ah uu tababar uga socday Akadeemiyada tababarka Ciidanka Booliska Kismaayo. Ciidankan oo la baray dhamaan casharada layliga Askari iyo dhamaan […]

Continue reading …
SAWIRRO+AKHRISO:- Madaxweynaha JFS Farmaajo Oo Kulan La Qaatay Qoyska Nin Shalay Ay Jiireen Baabuurtiisa

MUQDISHO(P-TIMES)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo¬†ayaa gelinkii dambe ee maanta kulan kula qaatay Xarunta Madaxtooyada Qoyska Marxuum Tahliil Jimcaale Hubane, oo shalay ay jiireen gawaari galbineysay Madaxweynaha, xilli uu ku sii jeeday Baydhabo.   Dhacdadan oo aheyd mid shil ah ayaa waxaa ka gaabsatay Warbaahinta dowladda, iyadoo Madaxtooyadana aanay markii hore wax war ah ka soo […]

Continue reading …
XOG+SAWIRRO:- Maxa Ay Ka Wada Hadleen Musharax Madaxweyne Axmed Shariif Iyo Safiirka Turkiga Olgan Beker??

MUQDISHO(P-TIMES)-Safiirka Dowladda Turkey ujooga magaaladda Muqdisho Olgan Beker ayaa kulan lama filaan ah la qaatay mid kamid ah musharaxiinta utaagan xilka madaxweynaha maamulka Galmudug State. Kulankan oo ka dhacay safaaradda Turkey ayaa waxaa musharax Axmed Shariif uu ku doonayay in dowladda Turkey ay ku taageerto doorashadiisa. Musharax Axmed Shariif ayaa safiirka Turkey usheegay in hadii […]

Continue reading …
SAWIRRO:- Wasiirka Gashaandhiga Dalka Maraykanka James Mattis Oo Booqasho Ku Tegay Jabuuti

JABUUTI(P-TIMES)-Xoghayaha Gaashaandhiga Maraykanka Jeneraal James Mattis ayaa Axadii shalay gaaray dalka Jabuuti oo ay ku taal xerada ugu weyn ee uu Militariga Maraykanka ku leeyahay qaarada Afrika. Booqashada Jeneraal Mattis ayaa lagu soo beegay wakhti ay xukuumada cusub ee Maraykanka sheegtay inay dardar gelin doonto dagaalka ay kula jirto kooxda Al Shabaab ee ka dagaalanta […]

Continue reading …
SAWIRRO: Dawladda Puntland oo Daah-furtay Tiro-koobka Shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland

GAROOWE(P-TIMES)- Si rasmi ah ayay dawladda Puntland u Daahfurtay maanta Tiro koob rasmi ah oo lagu sameyn doono Shaqaalaha rayidka ah ee dawladda, waxaana kulan ay ka qeybgaleen Madax kasocota Madaxtooyada, Wasaaradda Sh/Shaqaalaha, Guddigu Dibu habeynta Shaqaalaha & Bangiga Aduunka ayaa ka dhacay Garoowe. Madaxda dawladda Puntland ayaa ka sheegay madashan in ay talaabadan tahay […]

Continue reading …
SAWIRRO+AKHRISO:- Gudoomiye Ku Xigeenada Iyo Xoghayihii La Magacaabay Oo Xilka Kala Wareegay Kuwii Hore

MUQDISHO(P-TIMES)-Munaasabad xil wareejin deg deg ah ayaa goor dhow ka dhacday xarunta Gobolka Banaadir, kaasoo ay xilalka ay kula wareegayeen Kuxigeenada cusub ee Gobolka Banaadir iyo Kuxigeenadii hore ee xilka laga qaaday.   Wareegto xalay ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa xilalka looga qaaday Kuxigeenadii hore ee xilka ku raagay, iyadoo la soo magacaabay Kuxigeeno […]

Continue reading …
AKHIRSO WARQAD: Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya oo warqad xasaasi ah u diray Guddiga Doorashooyinka 2020-ka, si deg deg ahna uga dalbaday…

MUQDISHO(P-TIMES)- Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa warqad xasaasi ah u diray Guddiga Doorashooyinka Madaxa banaan ee KMG ah, taas oo ay kaga hadlayaan Hanaanka doorashada 2020-ka iyo qorshaha rasmiga ah ee kuwajahan. Guddoonka ayaa warqadan waxay ku codsadeen in mudo 3 bilood ah, lagu keeno qorshe dhameystiran oo doorashadan la xariirta, waxaana lagu socodsiiyey Guddoomiyaha guddigan […]

Continue reading …
XOG RASMI AH: Xaaladda Wada hadalada Galmudug & Ahlu Suna oo Cakiran iyo Warkii u dambeeyey?

MUQDISHO(P-TIMES)- Ilaa hadda ma jiraan horumar wanaagsan oo laga gaaray wada hadalada u dhaxeeya Ahlu Suna Waljameeca iyo maamulka Galmudug, kuwaas oo kusaabsan in si wadajir ah looga gudbo khilaafka ragaadiyey dhismaha Galmudug, isla markaasna horey loogu socdo, waxaana arrintan dadaal badan ku bixinaysa Madaxtooyada Soomaaliya. Warar hoose ayaa sheegaya in aysan wali jirin wax […]

Continue reading …
DEG-DEG:- Gudoomiye Ku Xigeenada Iyo Xoghayaha Guud Ee Gobalka Banaadir Oo Lagu Dhawaaqay+MAGACYADOODA

MUQDISHO(P-TIMES)-Waxaa goordhaweyd isbadal lagu sameeyay Gudoomiye ku-xigeenadda iyo Xoghayaha Guud Ee Maamulka Gobolka Banaadir, kadib xil ka qaadistii gudoomiyihii hore ee Gobolka banaadir Shiikh yuusuf Xuseen Jimcaal (Madaale). Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa gacanta loo geliyay dhawaan warqada magacaabista xilalka cusub, Gudoomiye ku-xigeenadda iyo Xoghayaha Guud Ee Maamulka G/Banaadir, oo ay soo daabacaday […]

Continue reading …
Page 1 of 212