Home » 2017 » April » 25
SAWIRRO+DAAWO: M/weyne kuxigeenka Puntland oo 6 Gaari booyadood ah ku wareejiyey PSAWEYN

SAWIRRO+DAAWO: M/weyne kuxigeenka Puntland oo 6 Gaari booyadood ah ku wareejiyey PSAWEYN

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland ahna Kusimaha Madaxweynaha Eng CabdiXakiim Xaaji Cabdullaahi Camey ayaa kuwareejiyey Hay’adda Biyaha & Tamarta Puntland ee PSAWEYN gaadiid booyada ah, kuwaas oo ay soo gaday Hay’addan ka dib markii ay guddiga Gurmadka Abaaraha ka heshay Lacag gaaraysa 100,000 Kun oo Dollar. Madaxweyne kuxigeenka ayaa u sheegay Madaxda Hay’adda PSAWEYN in […]

WAR DEG DEG AH: Ciidamada Difaaca Puntland oo goor dhaw gacanta ku dhigay Sadex qarax oo lagu gumaadi lahaa Shacabka Boosaaso

BOOSAASO(P-TIMES)- Wararka soo gaaraya Warqabadka Warsidaha Puntlandtimes ayaa sheegaya in ay ciidamada Sirdoonka iyo kuwa Difaaca ee Puntland, howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ay gacanta ku soo dhigeen qaraxyo waa weyn oo la diyaarinayey kooxihii abaabulayey oo dhan, sida ay sheegayaan xogaha hoose. Ciidamada Amniga ayaa dhabarka kajabiyey Shabakadahan isku xirnaa waxayna […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: Maxaa ka soo baxay Wada hadalo Garoowe ku dhexmaray Maamulka G Nugaal & Saraakiil kamid ah Saaciduuna Bil Xaq?

GAROOWE(P-TIMES)- Kulan Saacado badan qaatay ayaa dhexmaray Guddiga Nabadgalyadda ee gobalka Nugaal & Xubno kamid ah kooxda la baxday Saacidiinu Bil-Xaq ee kusugan magaalada Garoowe, waxaana ay ka soo saareen go’aamo kala duwan. Kulankan waxaa qodobada ugu muhiimsan ee kasoo baxay ay noqotay in ururkaas uu la mid yahay Ahlu Suna, Ictisaam iyo Ururada kale […]

Continue reading …
DAAWO: Waa maxay Ujeedada Socdaalka M/weyne Farmaajo ee dalka Turkiga, Wax ka agow Heshiisyo cusub oo lasaxiixi doono?

Iyadoo wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ay booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxeen dalka Turkiga, kaddib martiqaad uu ka helay dhiggiisa Turkiga ayaa waxaa soo baxaya heshiisyo labada dowladood kala saxiixan doonaan. Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Turkiga ayaa ku kulmi doona Ankara, iyadoo labada Madaxweyne kala saxiixan doona heshiisyo lagu xoojinayo xiriirka […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Wada hadaladii Galmudug & Ahlu Suna oo burbur qarka u saaran

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxtooyada Soomaaliya ayaa garwadeen ka ah wada hadalo ladoonayey in lays kugu keeno kooxaha Ahlu Suna Waljameeca & Galmudug, kaas oo ku saabsan sidii ay maamul wada jir ah u dhisan lahaayeen. Labada dhinac ilaa hadda isma aysan horfariisan mudada ay qabsadeena waxaa ka dhiman maalmo yar oo kaliya, iyadoo ay Madaxda dawladdu ay […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: Roobab Mahiigan oo ka curanaya Puntland, Somaliland & Digniin loo diray Dadka Miyiga.

GAROOWE(P-TIMES)- Saadaalinta Dhanka Cimilada Roobka ah ee la bixiyey ayaa muujinaya Roobab Mahiigan ah oo ka curan doona gobalada Puntland & Somaliland, kuwaas oo saameyn ku yeelan doona deegaano kala duwan. Dadweynaha ayaa looga digay in ay ka baxaan meelaha godan iyo Togaga, maadaama ay roobabkaasi dhici karaan in ay mowjado biyo ah soo rogaan. […]

Continue reading …
SAWIRRO: Guddiga Tiro-koobka Shaqaalaha dawladda Puntland oo bilaabay Tiro-koobka rasmiga ah

GAROOWE(P-TIMES)- Guddiga Dibu habeynta Shaqaalaha dawladda Puntland ayey u tahay maalintii labaad oo ay si rasmi ugu guda-jiraan tiro-koobka guud ee Shaqaalaha rayidka ah, oo shalay ay daah-fureen Masuuliyiinta Madaxtooyada, Guddiga Dibu habeynta & Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee dawladda Puntland. Shaqaalaha la tiro-koobay ayaa bogaadiyey talaabadan ay qaaday dawladdu, waxayna cadeeyeen in ay ku […]

Continue reading …
DAAWO SAWIRRO:- Isbitaalka Degmada Caabud-waaq Oo La Gaarsiiyay Dad Uu Soo Ritay Cudurka Shuban Biyoodka Iyo 10 Ruux Oo..

CAABUD-WAAQ(P-TIMES)-Isbitaalka Hadiya ee Degmada Caabudwaaq waxaa jiifa bukaano qaba xanuunka Shuban Biyoodka  Waxaa  inta badan dadkaan uu kusoo ritay xanuunka baadiyaha  xili ay joogeen deegaanada miyigi ah waxaana wehliya tiro dad ah oo yar oo xanuunku uu  ku helay gudaha Magaalada Caabudwaaq sida ay ii sheegeeen dhaqaatiirta daweynaysa bukaanadan oo aan kula kulmay Xili ay […]

Continue reading …
XOG MUHIIM AH: Kulan xasaasi ah oo looga hadlayo Amniga Puntland oo ka dhacay Garoowe & Guddi la magacaabay

GAROOWE(P-TIMES)- Kulan Xasaasi ah oo looga hadlayay Xaaladda Amniga ee Puntland, ayna ka qeybgaleen dhamaan Taliyaasha ciidamada ayaa ka dhacay magaalada Garoowe, kaas oo mudadii uu socday si adag looga wada hadlay xogaha amniga iyo la dagaalanka kooxaha Amniga ka soo horjeeda. Taliyaasha ciidamada ayaa is dhaafsaday xogo ku jaan-go’an xaaladda Amniga, waxayna ku saleynaayeen […]

Continue reading …
DEG-DEG+AKHRISO:- Gen. Gabre Oo Si Lama Filaan Ah Afka Uga Weeraray MD Farmaajo, Sheegayna In Uusan Xurmeyn..

MUQDISHO(P-TIMES)-Mid kamid ah saraakiisha ciidamada dalak Ethiopia General Gabre ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Maxamed CabdulahI Farmaajo inuu xushmeyn waayay ciidamada Ethiopia ee ku sugan dalkq Soomaaliya.   General Gabre ayaa bartiisa Twitterka waxa uu ku qoray Madaxweynaha Soomaaliya Max’ed Cabdullahi Farmaajo uu xushmeyn waayay ciidamada Ethiopia eek u sugan magaalada Baydhabo ayagoo qeyb ka ah […]

Continue reading …
Page 1 of 3123