Home » 2017 » April » 26
UPDATE+WARARKA ROOBKA: Roobab xoog leh oo ka da’ay gobalo kamid ah Puntland & bartamaha Soomaaliya

UPDATE+WARARKA ROOBKA: Roobab xoog leh oo ka da’ay gobalo kamid ah Puntland & bartamaha Soomaaliya

GAROOWE(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes ayaa isku howlay in uu dadweynaha Soomaaliyeed la wadaago macluumaadka la xariira curashada wanaagsan ee Roobabka Gu’uga, maadaama ay Abaaro baahsan ku dhufteen gudaha dalka Soomaaliya, kuwaas oo Kumanaan Qoys xoolo tiray, sidaas oo kalena ay Qoysas badan ku waayeen qaar kamid ah Eheladooda. Wararka naga soo gaaraya barriga gobalka Barri ee […]

SAWIRRO: M/weynayaasha Somalia & Turkiga oo kulan xasaasi ah hadda u socdo…

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynayaasha Soomaaliya & Turkiga ayuu hadda Qasriga Madaxtooyada ee Ankara uga socdaa shir xasaasi ah oo ku saabsan xaaladdaha labada dal, gaar ahaana Amniga, Siyaasada, Isbedelada taagan iyo kaalinta labada dal ay isku caawinayaan. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad celiyey ugu horeyn Dhigiisa Turkey deeqda lacageed iyo gargaarka ay dawladdiisu ku […]

Continue reading …
XOG MUHIIM AH+SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay Kulan dhexmaray Madaxda Wasaaradda Warfaafinta Puntland & Warbaahinta ka howlgasha Puntland?

GAROOWE(P-TIMES)- Markii ugu horeysay sannadyadan ayay si toos ah isku horfariisteen Madaxda Wasaaradda Warfaafinta ee dawladda iyo Suxufiyiinta ka howlgala gobalada Puntland, kaas oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaraddu, kana dhacay Hotel News Rays ee magaalada Garoowe. Shirkan oo  looga hadlayey wada shaqeynta Warbaahinta Madaxa banaan ee Puntland & Wasaaradda Warfaafinta ayaa ku qabsoomay magaalada Garoowe, […]

Continue reading …
FALANQEYN XASAASI AH: Dawladda Somalia oo sii fogeynaysa wadamada deriska ah iyo Halis cusub oo ka imaan karta!!

MUQDISHO(P-TIMES)- Dawladda Soomaaliya ee uu hogaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tan iyo markii la doortay waxaa la rumeysan in uusan fiicneyn xariirka ay la leedahay wadamada gobalka qaarkood, gaar ahaana Kenya & Itoobiya oo loo arkayo in ay yihiin kuwa saameyn badan ku leh Soomaaliya. Doorashadii dhacday sannadkan bilowgiisii si aad ah ayay wadamada […]

Continue reading …
SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo muxuu kula kulmay Xarunta baarlamaanka Turkiga, Muxuuse kala hadlay?

ANKARA(P-TIMES)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa tagey xarunta baarlamaanka dalkaas, halkaas oo uu kula kulmay Afhayeenka baarlamaanka iyo xubno muhiim ah. Madaxweynaha ayaa kala hadlay Afhayeenka baarlamaanka iskaashiga labada dal, dadaalada nabad-raadinta iyo taageerada ay Somalia uga baahan baarlamaanka & Shacabka dalka […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Roobab ka curtay Barriga gobalka Mudug & FAAHFAAHIN

GAALKACYO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya degmada Towfiiq ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in ay halkaas ka curteen galabtay roobabkii Gu’uga oo roobab lagu diirsaday ay hadda ka da’ayaan degmadaas iyo deegaadan ku dhaw dhaw. Dadka magaalada Towfiiq ayaa sheegay in uu hadda roobkan mudo ku siman 40 daqiiqo hadda da’ayo, isla markaasna uu leeyahay karar […]

Continue reading …
AKHRISO: Puntland & Itoobiya oo ku heshiiyey arrin muhiim ah, magacaabayna Guddi deg deg ah

ADDIS ABABA(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa kula heshiiyay dowladda Itoobiya sidii la isagu furi lahaa ganacsiga labada dhinac. Madaxweynaha ayaa kala hadlay mas’uuliyiinta dalkaas sidii loo dhammeystiri lahaa hirgelinta Kastam-ka Tuur dibi oo ku yaalla xuduuda Puntland ay la leedahay Itoobiya,wuxuuna Katam-ku albaab u noqon doona ganacsiga […]

Continue reading …
LAST:- Gudoomiyaha G. Banaadir Oo Waxqabadkiisa Ugu Horeeyay Ka Dhigay Xarfo Bedelid

MUQDISHO(P-TIMES)-Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed, ayaa amar uu soo saaray waxaa uu ku faray Waaxyaha kala duwan ee dowladda inay wax ka bedel ku sameeyaan qaab qoraalka Banaadir.   Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha ayaa lagu sheegay in Guddoomiyuhu uu isku bedelay xarfaha A iyo E. magaca “Banaadir”, kaasoo […]

Continue reading …
AKHRISO: M/weyne Farmaajo Oo Mid Ka Mid Ah Saaxiibadiisii Ole-Olaha Doorashada Xil Muhiim U Magacaabay

MUQDISHO(P-TIMES)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta u magaacabay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yuusuf Jaalle).   Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu shaaciyay in Yuusuf Jaalle si rasmi ah loogu magacaabay xilka Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada, iyadoo xilka laga qaaday Mr C/waaxid […]

Continue reading …
DHAGEYSO+XOG: Xaggee kuwajahnaayeen Qaraxyadii Lagu qabtay Boosaaso, Xaggeese ka yimaadeen Ragga la qabtay?

BOOSAASO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes ayaa dabagal dheer ku sameysay halka ay ku jiheysnaayen qaraxyadii ay gacanta ku dhigeen ciidamada dawladda Puntland, waxaana la ogaaday in ay kooxahan ahaayeen kuwa mudo dheer ay dabagal ku hayeen ciidamada dawladda. Taliyaha ciidamada Booliska ee gobalka Barri CabdiXakiim Yuusuf Xuseen ayaa sheegay in ciidamadu ay si dhaw ula socdeen kooxahan […]

Continue reading …
Page 1 of 3123