Home » 2017 » April » 27
UPDATE:- Maxay ka wada hadleen M/weyne Farmaajo iyo RW Turkiga?

UPDATE:- Maxay ka wada hadleen M/weyne Farmaajo iyo RW Turkiga?

MUQDISHO(PTIMES)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan khaas ah la qaatay Wasiirka koowaad ee dalka Turkiga oo ay ka wada hadleen Arrimaha Maalgashiga Soomaaliya Madaxweynaha Somalia ayaa u sheegay Raysalwasaaraha Turkiga in ay muhiim tahay in la caawiyo Soonaaliya. Mr. Farmaajo ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay abaal weyn u hayso Shacabka iyo dawladda […]

DEG DEG+AKHRISO:- DF Somalia oo war deg deg ah kasoo saartay Wada hadaladii Galmudug Iyo Ahlu Suna

Dowlada Somaliya ayaa goor dhaw war ka soo saartay wadahadaladdii u dhaxeeyay Gal Mudug iyo Ahlu Sunnaha ee ka socday Muqdisho War murtiyeedkaas ayaa lagu sheegay in dhinacayadaas ay hishiis ka gaareen qilaafaadkii u dhaxeeyay xilli war murtiyeedka uu ku saxiixanaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa Waxaa lagu sheegay war murtiyeedkaas in labada dhinac […]

Continue reading …
FAALLO XASAASI AH:- Maxaad Ka Taqaan Xiriirka Ka Dhaxeeya Dalalka Soomaaliya Iyo Turkiga??+AKHRISO

MUQDISHO(P-TIMES)-Xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga waa xiriir diblomaasi oo dhinacyo badan leh, Xiriirkaan oo ah mid taariikhdiisa fogtahay ayaa waxa aan ku soo xasuusan karnaa dawladii cusmaaniga oo uu hogaaminaye cusmaan oo soo gaaray koonfurta dalka soomaaliya dawladaan oo aheyd dowlad islaam ah oo ka dhisneen dalka turkiga Magaalo Madaxna u aheyd istanbul, waxaana uu soo […]

Continue reading …
Daawo Muuqaalkii Ugu Horeeyay Ee Xasan Dahir Aweys Laga Soo Duubay ,Arimo Badan Ayuu Daboolka Kaga Qaaday

Sheekh Xasan Daahir Aweys , oo muddo Shan Sano ah u xiran dowlada Soomaaliya ayaa Muuqaal uu soo duubay wuxuu kaga adlay Fahamka Islaamka iyo Urur Diimeedka Asaaciduuna Bil xaq oo dhowaan meelo badan oo dalka gudihiisa iyo dibadiisa ah looga dhawaaqay, iyo go’aano ka dhan ah ururkaas oo  meelo badan laga  soo saaray  

Continue reading …
WAR DEG-DEG AH:- Nabadoon Caan Ah Oo Goordhaweyd Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo+Magaciisa

GAALKACYO(P-TIMES)-Waxaa Goordhaweyd Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobalka Mudug Lagu Dilay Nabadoon Caan Ka ahaa Magaalada Gaalkacyo Iyo Guud ahaan Gobalka Mudug. Nabadoonkan La Dilay ayaa Lagu Magacaabaa Maxamed Fareey, Waxaana uuna ka mid yahay Nabadoonada Gobalka Mudug. Kooxo Hubeysan ayaa La Sheegay in ay Dilka U Geysteen Nabadoonka, Iyagoona Ka Baxsaday Goobta. Ciidamada Amaanka Puntland […]

Continue reading …
SAWIRRO+AKHRISO:- Golaha Xukuumada Oo Yeeshay Kulan Xasaasi Ah, Maxaa Ay Ka Wada Hadleen??

MUQDISHO(P-TIMES)-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Amniga Qaranka, Maareynta Maaliyada, Abaaraha, xaalada shuban-biyoodka, Qorshaha Horumarinta Qaranka iyo arrimo kale. Warbixinta amniga ayaa lagu xusay in qorsheyaasha howlgalka ciidamada uu meel wanaagsan marayo. […]

Continue reading …
DEG DEG+DHAGEYSO: Roobab xoogan oo ka da’ay deegaano kamid ah gobalka Nugaal & Wareysigii u dambeeyey

GAROOWE(P_TIMES)- Wararka naga soo gaaraya gobalka Nugaal ayaa sheegaya in roobab ay dadka iyo duunyaduba ay ku diirsadeen, ay ka curteen deegaano kamid ah gobalka, gaar ahaana dhanka Hawdka. Goobjoogayaal kusugan deegaanada Awr-culus, Reemati, Abaarey ayaa sheegay in deegaano ka durugsan ay ka da’eem qabowyo kala gedisan. Deegaano ay ka mid yihiin Naxar Baxsho, Dudumo Cado, […]

Continue reading …
AKHRISO: Isbaheysi RAJO ee Soomaaliya oo ku dhawaaqay arrimo xasaasi ah, dalbadeyna

Isbahaysiga RAJO oo rumaysan in Soomalidu eey kaligeed tashan karto iskuna filaan karto , ayaa soo bandhigay in eey socoto qaban – qaabada shirkii ugu horeeyay oo 100% Soomali eey leedahay oo looga arinsanayo xaalada dalkeena. Baaqaan nuxurkiisu waa in Dawlad iyo Shacaba gacmaha la is qabsado oo laga baxo is eedaynta iyadoo si wadajir ah […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Ciidamada Difaaca Puntland ee Gaalkacyo oo qabtay 4 nin oo Shabaab ah, doonayayna.

GAALKACYO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa sheegaya in ay ciidamada Amnigu ay gacanta ku soo dhigeen 4 nin oo larumeysan yahay in ay katirsan yihiin kooxda Al- Shabaab, waxaana ay hadda ciidamadu wadaan baaris xoog leh. Ciidamada ayaa gudaha u galay qaar kamid ah Xaafaddaha magaalada Gaalkacyo habeen hore, iyagoo qabtay […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: M/weyne Gaas oo daaha ka rogay in DF Somalia ay go’eyd Heshiiska Puntland & DP World, sheegayna…

ADDIS ABABA(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kusugan dalka Itoobiya ayaa daaha ka rogay in ay dawladda Soomaaliya la ogeyd heshiiska ku saabsan balaarinta dekeda weyn ee magaalada Boosaaso. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in dekeda Boosaaso ay tahay mid Soomaaliya oo dhan, muhiimad weyn ugu fadhida, ayna dawladda Soomaalidu ku tahay […]

Continue reading …
Page 1 of 3123