Home » 2017 » April » 29
WAR CUSUB: M/weyne Gaas muxuu u sheegay Galabtay Waxgaradka & Shacabka Gobalka Mudug, ka dib bilaabida dhismaha garoonka Gaalkacyo?

WAR CUSUB: M/weyne Gaas muxuu u sheegay Galabtay Waxgaradka & Shacabka Gobalka Mudug, ka dib bilaabida dhismaha garoonka Gaalkacyo?

GAALKACYO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si rasmi ah galabtay u bilaabay dhismaha wadada isku xiraysa Garoowe & Gaalkacyo, wuxuuna kaga dhawaaqay in laga bilaabo maanta garoonka shaqadiisu socon doonto. Madaxweynaha ayaa ka codsaday Odayaasha, Waxgaradka & Bulshada oo dhan in ay waajib ku tahay in ay la shaqeeyaan Shirkadda CCECC […]

SAWIRRO:- MD Axmed Madoobe Oo Tababar U Soo Xiray Ciidamo Ka Tirsan XD, Hanjabaadna U Diray Kooxda Al-Shabaab

KISMAANYO(P-TIMES)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta oo Sabti ah tababar usoo xiray Ciidamo katirsan Xooga Dalka qaybta 43 ee Magaalada Kismaayo. Munaasabada Tababarkan lagu soo xirayay waxaa ka qayb galay Wasiiru Dowlaha Wasaarada Difaaca Soomaaliya iyo Sarakiil kasocotay Dowlada Federaalka ah iyo Hawlgalka AMISOM. Ciidamadan oo noqonaya dufcadii ugu […]

Continue reading …
WARKII U DAMBEEYEY: Roobab Xoog leh oo saacadihii ugu dambeeyey ka da’ay gobalada Puntland

GAROOWE(P-TIMES)- Roobab xoog leh ayaa saacadihii ugu dambeeyey si xoog leh uga da’ayey gobalada kala duwan ee Puntland, waxaana hadda roobsaday inta badan mandiqada Puntland, balse roobabka ayaa kala xoog badan. Gobalka Nugaal wixii ka dambeeyey kowdii duhurnimo ee maanta roobab xoog leh ayaa ka da’ay kuwaas oo maasheeyey deegaano badan oo ay horey abaaro […]

Continue reading …
DEG DEG+AKHRISO: DF Soomaaliya oo magacowday Afhayeenka Wasaarada Difaaca Soomaaliya

MUQDISHO(P-TIMES)- Wasaaradda Difaaca ee dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay magaca Afhayeenka cusub ee Wasaaraddaas, kaas oo horey u soo noqday Afhayeenka ciidamada Jubbaland Axmed Maxamuud Maxamed.

Continue reading …
SAWIRRO: Tiro-koobka Shaqaalaha Puntland oo laga bilaabay magaalada Boosaaso, Xaggeese la tagay maanta?

BOOSAASO(P-TIMES)- Guddiga Tayeynta & Tiro koobka Shaqaalaha dawladda Puntland ayaa gaaray gobalka Barri, gaar ahaana magaalada Boosaaso waxayna bilaabeen tiro koobka Shaqaalaha dawladda ee kusugan gobalkaas. Guddiga ayaa maanta tiro koob rasmi ah ku sameeyey Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyada ee dawladda Puntland, waxayna Xaafiis kasta oo ay booqdeen ay ku arkayeen shaqada oo socota iyo Shaqaalaha […]

Continue reading …
AKHRISO:- Golaha Aqalka Sare Oo Maanta Yeeshay Kulan Xasaasi Ah, Doortay Guddiyada Joogtad Ah Ee Golaha

MUQDISHO(P-TIMES)-Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankiida 27aad ee kalfadhiga 1aad ayaa doortay Guddiyada Joogtada ee golaha. Kulankan oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa lagu doortay 9 Guddi oo ay xubno ka yihiin xubnaha Senatara-da Hadaba halkan hoose ka akhriso magacyada Guddiyada iyo xubnaha ku […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Madaxweynaha Puntland oo si rasmi ah u bilaabay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo & Shaqada oo bilaabatay

GAALKACYO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in la bilaabay shaqada dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo, isagoo goor dhaw ka hadlayey halka laga bilaabay oo ay hareerihiisa joogeen Madaxda Shirkada CCECC ee garoonka dhiseysa. Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in garoonka dhismihiisa mudo kooban lagu soo […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: Madaxweyne Gaas oo khudbad xasaasi ah ka jeediyey Garoowe, si dhameystiran arrimo badan uga hadlay

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta daah-furay dhismaha wadada isku xiraysa Garoowe & Eyl ayaa si faah-faahsan uga hadlay arrimaha dhismaha kaabayaasha dhaqaale ee dalka. Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in ay sii balaarin doonaan jidadka Puntland oo dhan, wuxuu sheegay in dhismaha wadada isku xiraysa Garoowe & Eyl ay tahay […]

Continue reading …
WARBIXIN:- Hay’adda Amnesty International Oo Baaq U Dirtay Dowlada Puntland+AKHRISO

GAROOWE(P-TIMES)-Hay’adda caalamiga ee u dooda  Xuquuqda aadanaha  ee Amnesty International ayaa ka codsatay dowladda Puntland inay si deg deg ah u  joojiso dil toogasho ah oo lagu fulin doono labo dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay inay  qayb ka ahaayeen Dilal qorshaysan oo lagu khaarijiyay saddex sarkaal oo ka tirsanaa dowladda Puntland Sanadkii hore. Amnesty waxay […]

Continue reading …
WAR DEG-DEG:- Wasiirka Warfaafinta Eng. Yarisow Oo Ku Dhawaaqay In Dib U Eegis Lagu Sameynayo Xeerka Saxaafadda

MUQDISHO(P-TIMES)-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay ayaa kala hadlay arrimaha xeerka saxaafada. Eng. Yariisow ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay diyaar u tahay in xeerka uu noqdo mid ay suxufiyiintu ku qanacsan yihiin, isla markaana dib u eegis lagu sameynayo. “Waxaan dhageystay cabashooyinka […]

Continue reading …
Page 1 of 212