Daawo :Xaaladda Hooyo Somaliyed Oo Saygeeda Looga Musaafurinyo Somaliya , 8 Caruur Korintooda Ayaa Hor Taal

Filed under: Wararka Dalka,Wararka Maanta |

Sida aynu wararkeena hore ku sheegnay ,dowladda Mareykanka ayaa qorsheyneysa in 5000 qaxooti Somali ah dalkaas ka musaafuriyaan kuwaas oo badankooda loo diiday in la siiyo magan galyo

Hadaba Abdi Salaan Xusen oo ah aabo Somaliyed ayay xereen Police-ka Mareyakanka iyadoo uu qeyb ka noqonayo dadka loo tarxiilayo Somaliya .

Aabahaan oo 8 caruur iyo hooyadood ka tagaya ayay hooyadaas lagu magacaabo Naciimo Ciise waxa ay sheegtay in riyo qaraw ah ay ku jiraan

“Nolosheena waa ay adag tahay ,arintaas kaligiis ma saameyneyso oo caruurta ayay saameyneysaa ,mana shaqeeyo” ayay ku calaacashay Naciima Ciise

Halkaan Hoose ka daawo muuqaalkaas

CBS46 News

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *