Ra`isul Wasaare Khayere Oo Sameeeyay Ballan Qaad Adag Ka Dib Booqashadii Maanta Ee Wasaaradda Maaliyadda

Filed under: Wararka Dalka,Wararka Maanta |

Ra`isul wasaaraha Somaliya Mr Kheyre ayaa ballan ku qaaday in xukuumadiisa ay xoogga sareyso in si joogta ah u bixiso mushaaraadka shaqaalaha xukuumada

Arintaan ayaa timid ka dib booqasho uu maanta ku tagay xarunta wasaaradda maaliyadda oo qeyb ka ahyed safar uu ugu kuur galayo dhowr wasaaradood

Ka dib kormeerkaas ayuu Ra`isul wasaaraha saxafaadda ku yiri”si deg deg ayay xukuumadda u dhaqan gilineysaa go`aankaas la xariira in shaqaalaha joogto u helaan xaquuqdooda”.

Dhawaan ayay aheyd markii ra`isul wasaaraha soo saaray wareegto amreysa in shaqaalaha xukuumadda ay shaqeeyaan 42 saac todobaadkii

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *