WAR DEG DEG AH: Aqalka Sarre oo xilal muhiim maanta u doortay Faroole, Qeybdiid & Xubno kale ….

Filed under: Wararka Dalka,Wararka Maanta |

MUQDISHO(P-TIMES)- Guddoonka Aqalka Sare ee dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa lagu doortay guddiga Dibu eegista Dastuurka Faderaalka, waxaana lagu qeybsaday Hanaanka Nidaamka 4.5, taas oo muujinaysa xubnaha maanta la doortay.

Guddiga waxaa ka muuqda xubnaha oo lagu qeybsaday hanaanka beelaha, iyadoo ay shaqo adag u taalo guddiga Dibu eegista Dastuurka Soomaaliya.

  1. Sen. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamud-Faroole
  2. Sen. Cabdi Xasan Cawaale Qeydiid
  3. Sen. Xuseen Sheekh Maxamud
  4. Sen. Cabdikarim Maxamed Xasan
  5. Sen. Iftin Xasan Iman

Ajendaha kulan waxaa uu ahaa doorashada xubnaha guddiga aqalka sare ee deb u eegista dastuurka, waxaana lagu qeybsaday nidaamka 4.5, inta badan beelaha waa isu tanaasuleen marka laga reebo Hawiye iyo Dir.

ISHA KU HAAY WARARKEEENA RIIX HALKAAN

 

Comments

comments

3 Responses to WAR DEG DEG AH: Aqalka Sarre oo xilal muhiim maanta u doortay Faroole, Qeybdiid & Xubno kale ….

  1. ASC.
    Meesha Ina Qeybdiid looga doortay madax sare waa meel duugan.Ina Qeybdiid waa GACAN KU DHIIGLE DILAY UGU YARAAN SHAN KUN OO QOF OO SOOMAALI AHAA.Waxuuna istaahilaa in la soo qabto oo tiir lagu xiro oo maalinba CAD la gooyo.Ina Fqaroole wuu is ceebeeyey hadduu xamar shaqo u raadsaday.Waayo xamar wali caadi ma aha oo Mooryaan baa ku gaadaynaysa.In uu xero Mooryaan ka muuqdana ilama habboona.A.Faroole uGu yaraan 50 years madax iyo masuul buu ahaan jirey ee muu shaydaanka iska xijaabo oo uu Puntland u odayeeyo.Haddiise loo magacaabi lahaa DANJIRE waxbay noqon lahayd oo kama dhex muuqdeen Mooryanta xamar.Laakiin waa lama qaataan ka mid noqo gudi xamar jooga.

    Atoore
    April 19, 2017 at 9:10 pm
    Reply

  2. Atariisho
    C/qaybdiid waa halyeey waa laandheere afrika ninkii laandheere ah cidina waxba uma raacan karto faroolena waa marti hoos fadhiya qaybdiid nacas yahow Nina saxaro&hanfi kuma noolaan karo gaasba waakaa joogi waayey maalinba diyaarad siisaaran war meeshu nolol mataalo qurbaha haka calaaline bal soo fiiri meesha nolol mataalo adiga ugaraabi doonee

    cubeyd
    April 20, 2017 at 11:14 am
    Reply

  3. C/qaybdiid waa kuma ninka tiirka ku xiri kara miskiin baad tahay ama waala aarsadaa ama waala samraa 26sano ayaad calaacalaysaa dhurwaabaa laga sheegay xoolo naageed hadaan xoolaha ka aqaan macuneen hada jabartigu afxumana madaayaan hadii ladhirbaaxana calaacal madaayaan

    cubeyd
    April 20, 2017 at 11:43 am
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *