Home » 2017 » May
SAWIRRO:- Madaxweynaha Dowlada Puntland Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kana Hadlay Safaradiisii Yurub

SAWIRRO:- Madaxweynaha Dowlada Puntland Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kana Hadlay Safaradiisii Yurub

GAROOWE(P-TIMES)-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 27 May 2017 dalka dib ugu soo laabtay kana soo degey magaalada Garoowe ee caasimada Dawladda Puntland, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyey isaga iyo weftigiisa. Madaxweynaha iyo weftiga balaadhan ee uu hogaaminayo ayaa waxaa garoonka diyaarada Kanooko […]

DHAGEYSO XASAASI:- Amaanka Deegaanada Dowlada Puntland Oo La Adkeeyay Iyo Wasiir Qarjab Oo Ku Dhawaaqay..

GAROOWE(P-TIMES)-Ammaanka magaalooyinka Puntland ayaa si aad ah loo adkeeyay, iyadoo ciidamadii ugu badnaa La Geeyay waddooyinka iyo xarumaha muhiimka. Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Cali Xirsi Qarjab ayaa sheegay in qorshayaal cusub oo lagu sugay amniga Puntland la diyaariyay, isla markaana ciidamo dheeraad ah la geeyay waddooyinka iyo xarumaha maamulka. Waxaa uu sheegay in ciidamada amniga […]

Continue reading …
DEG-DEG+AKHRISO:- MD Farmaajo Oo Xilkii Ka Qaaday Agaasimihii Guud Ee Wasaaradda Haweenka Iyo Xuquuqul Insaanka

MUQDISHO(P-TIMES)-Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka C/qani Sheekh Cumar ayaa lagu sameeyo xil ka qaadis, kaddib digreeto ka soo baxday Madaxweynaha.     Wasiirada Haweenke iyo Xuquuqul Insaanka Deeqa Yaasiin ayaa saaka u sheegtay shaqaalaha Wasaaradda in xilka laga qaaday Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Mr c/qani Sheekh, lana magacaabay Agaasime cusub. Sidoo kale […]

Continue reading …
WAR DEG-DEG:- Burcad Badeed Soomaaliyeed Oo Afduubatay Dooni Laga Lee Yahay Koonfurta Kuuriya Iyo Maraakiibta Dagaalka Kuuriya Oo..

GAROOWE(P-TIMES)-Burcad Badeed Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa inay afduubteen Doon Kalluumeysi laga leeyahay dalka Koofur Kuuriya, meel ka mid ah biyaha Soomaaliya. Doonidan ayaa waxaa saarnaa 18 shaqaale u dhashay dalalka Koofur Kuuriya iyo Indonesia, waxaana xiriirka la waayay markii la afduubtay. Wasaaradda Difaaca ee Koofur Kuuriya ayaa sheegtay in Doonida Kalluumeysi ay uga […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: Mid kamid ah Isimadda Puntland oo si kulul uga hadlay go’aan ka soo baxay Maxkamadda Sarre ee Soomaaliya

MUQDISHO(P-TIMES)- Boqor Cabdullaahi Axmed Cali (Dabagooyo) oo kamid ah Isimadda Puntland ee ka soo jeeda gobalada Sool & Cayn ayaa si dhaw u soo dhaweeyey go’aankii ay gaartay maxkamadda Sare ee Soomaaliya, taas oo ay ku laashay kuraasta 8 Xildhibaan oo kamid ahaa baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya. Boqor Dabagooyo ayaa sheegay in ay mudo dheer […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Puntland oo xukuntay 5 qof oo katirsanaa Al- Shabaab, laguna qabtay Qaraxyo

BOOSAASO(P-TIMES)- Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda ee Puntland ayaa xukuntay 5 nin oo lagu edeeyey in ay katirsanaayeen kooxda Argagixisada ah ee Al- Shabaab, waxaana lagu eedeeyey in lagu soo qabtay waxyaabaha qarxa. Maxkamadda ayaa amartay in kooxdan lagu xukumay dil toogasho ah, maadaama ay doonayeen in ay dhibaato u geystaan Shacabka Puntland. Xeer Ilaalinta Maxkamadda […]

Continue reading …
DEG-DEG+AKHRISO:- Imaaratka Carabta Oo Ku Dhawaaqay In Diyaaradahooda Dagaalka Ay Ka Duuli Doonaan Saldhiga Berbera Iyo Somaliland Oo..

HARGEYSO(P-TIMES)-Sarkaal sare oo Somaliland ka tirsan ayaa jimcihii shalay sheegay in Ciidamada ka socda Imaaraadka Carabta ay sida ugu dhaqsiyaha badan diyaaradahooda dagaalka ay ka duuli doonaan Saldhigga Berbera. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa sheegay in Imaaraadka ay saldhig Berbera u isticmaali karaan ujeedo kasta oo ay ku jiraan, tababarka, ilaalinta badda […]

Continue reading …
FALLO XASAASI AH:- Itoobiya Ma Gaartay Soomaaliya Dantii Ay Ka Laheyd??+AKHRISO

MUQDISHO(P-TIMES)-Ilaa waqti dowladdii kacaanka dhacday oo hugaaminayey jaale Maxamed Siyad Barre AUN. Waxaa aad usoo kordhayay dhibaatooyinka soo wajahayey dadkas Soomaaliyeed kuwaas oo ay ka mid yihiin amni la’aan ku baahday dhamaan gayiga Soomaliyeed bad iyo barriba. Dadka Soomaaliyed waxaa lagu tilmaamaa kuwa aduunka ugu faqrisan inkastoo haddii Soomaali nahay aan isku naqaan inaana ahayn […]

Continue reading …
Dowlada Turkiga Oo Shaacisay In Ay Ciidamo U Soo Diraysa Soomaaliya+Tiradooda

MUQDISHO(P-TIMES)-Dowlada Turkiga ayaa qorsheenaysa in Soomaaliya usoo diraan Ciidamo katirsan Milatariga dalkaasi iyo Saraakiil, kuwaa oo loogu tala galay in ay ka howlgalaan Xero ay ciidan oo dowlada Turkiga ka dhistay Deegaanka Jaziira. Askartan iypo saraakiisha dowlada Turkiga usoo direyso Soomaaliya ayaa isugu jira tababarayaal iyo ciidamo si gaar ah u tababaran, waxa ayna tababar […]

Continue reading …
DEG-DEG+AKHRISO:- Diyaaradda Turkish Airlines Oo Markii 3-aad Ku Degi Weyday Garoonka Diyaaradaha Ee Muqdisho+SABABTA

MUQDISHO(P-TIMES)-Diyaaradda Turkish Airlines ayaa maalintii saddexaad ka degi la’ garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo tan iyo khamiistii ay dhowr jeer ku fashilantay inay caadi ugu soo degto garoonka, sababo dhanka hawada iyo dabeylo jira awgood. Diyaaradda Turkish duulimaadkii khamiistii ayaa ku degi weyday garoonka, waxaana ay aaday Jabuuti, balse rakaabkii ay waday […]

Continue reading …
Page 1 of 36123Next ›Last »