Home » 2017 » May » 01
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Jarmalka Sigmar Gabriel

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Jarmalka Sigmar Gabriel

R/wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Muqdisho kula  kulmay Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka Mr Sigmar Gabriel oo maanta soo gaaray dalka, Labada dhinac ayaa kulankoodii uga hadlay xoojinta xiriirka labada dal ,gaar ahaan iskaashiga labada dowladood  iyo wax ka qabashada dhinacyada amniga iyo xaaladaha abaaraha Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda […]

XOG CUSUB: M/weyne Farmaajo oo si kulul uga hadlay yareynta ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed & Mooshin laga keenay

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si adag u beeniyey wararka sheegaya in hoos loo dhigayo tiradda ciidamada Xooga dalka, sidaas oo kalena la kala dirayo ciidamada hadda u dagaalamaya dawladdiisa. Madaxweynaha oo Dastuuriyan ah Taliyaha ugu sareeya ee ciidamada Soomaaliya ayaa sheegay in tiraddan cusub ay tahay oo kaliya tababaro deg […]

Continue reading …
DHAGEYSO+SAWIRRO: Hay’adda HADMA Oo digniin soo saartay & Reer Miyiga oo fariimo loo diray

GAROOWE(P-TIMES)- Hay’adda Musiibooyinka iyo Gargaarka u qaabilsan dawladda Puntland ee HADMA ayaa soo saartay digniin la xariirta arrimaha roobabka kada’ay gobalada Puntland. Gudoomiyaha Hay’adda HADMA Cabdullaahi Cabdiraxmaan Ceeyrow ayaa shir jaraa`id oo uu ku qabtay magaalada Garoowe, wuxuu digniin u diray Shacabka dhulka miyiga ah. Mr, Ceyrow ayaa sheegay in ay wali saadaasha hawadu sheegayso […]

Continue reading …
AKHRIS XASAASI AH: Madaxweynaha Puntland oo si adag u karbaashay Kuwa ka soo horjeeda Horumarka G Mudug, kana hadlay amaan la`aanta

GAALKACYO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo la hadlayey Odayaasha Iyo Isimada gobalka Mudug ayaa si cad u sheegay in cidda nabadda iyo daganaanshuhuba ka go’o ay yihiin Odayaasha dhaqanka, ayna waajib tahay in ay dambiilayaasha u daayaan ciidamada. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in ay Puntland wax badan ka bedeshay xaaladda Gaalkacyo, horumarkeedana […]

Continue reading …
DHAGEYSO WAREYSI: M/weynaha Puntland oo shaaca ka rogay halka laga keeni doono Lacagta lagu dhisayo garoonka diyaaradaha Gaalkacyo

GAALKACYO(P-TIMES) Madaxweynaah Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareysi uu siiyey warbaahinta gudaha wuxuu kaga hadlay dhismaha mashaariicda horumarineed ee uu dhawaan ka dhagax-dhigay gudaha Puntland, wuxuuna si gaar ah u soo qaaday dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo. Madaxweynaha ayaa sheegay in iskutashiga Shacabka & Dawladda Puntland lagu dhisi doono madaarka Gaalkacyo, wuxuu cadeeyey […]

Continue reading …
DAAWO: M/weyne Gaas & Waxgaradka G Mudug oo kulan adag leh, maxaase lagu soo bandhigay Hadda

GAALKACYO(P-TIMES) – Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa hadda shir xasaasi ah la leh waxgaradka gobalka Mudug oo ay si adag uga wada hadlayaan xaaladda gobalkaas. Waxgarad badan oo hadlay ilaa hadda  waxay si aad u dhaliileen Maamulka Gobalka & Kan degmada oo ay ku sifeeyen kuwa gudan waayey waajibaadkoodii loo xilsaaray. […]

Continue reading …
XOG XASAASI AH:- RW Kheyre Oo La Wareegay Shaqadii Wasiirka Maaliyada Beyle Iyo P-TIMES Oo Heshay Qadabada La Isku Qabtay+AKHRISO

MUQDISHO(P-TIMES)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Ducaale Beyle kala wareegay Howlihii Wasaaradda Maaliyadda, iyadoo Wasiirka soo wajahday xaalad shaqo ka fariisin dadban Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Maaliyadda ayaa isku qabsday maamulka Miisaaniyadda dowladda, taasoo Ra’iisul Wasaaraha ku adkeystay inuu maamulo, halka Wasiirka Maaliyaddana uu xaq u lahaa shaqadan. Arrimaha la isku […]

Continue reading …
DEG DEG+DHAGEYSO: Galmudug oo sheegtay in ciidan Puntland ah ay weerareen?

GAALKACYO(P-TIMES)- Maamulka Galmudug xubno ka mid ah ayaa sheegay in weerar uga yimid dhinaca Puntland, isla markaasna ay dhintee labo kamid ah dhalinyaro kubadda cagta ku ciyaarayey duleedka Galbeed ee magaalada Gaalkacyyo. Mid kamid ah Saraakiisha Galmudug ayaa sheegay in ay sidaas oo kale dhaawacmeen labo dumar ah, ayna tahay markii labaad oo todobaadkan gudihiisa […]

Continue reading …
XOG HOOSE: Maxaa ka soo baxay Shirarkii dhexmaray Taliska Ciidamada Mareykanka & M/weyne Farmaajo?

MUQDISHO(P-TIMES) – Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhiga & Taliyaasha ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed ayaa la kulmay taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM, waxayna ka wada hadleen arrimaha Milateriga. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hor-dhigay qorshaha la xariira arrimaha dibu dhiska ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed iyo sidda ugu macquulsan ee qorshahan lagu […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: M/weyne kuxigeenka Puntland oo ku sii jeeda Buuhoodle & PTIMES oo heshay xogta safarka

BUUHOODLE(P-TIMES)- Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland Eng CabdiXakiim Cabdilaahi Cumar Camey ayaa ku sii jeeda magaalada Buuhoodle ee gobalka Cayn oo ay boqolaal Qof cuduro kala duwan u jiifaan goobaha caafimaadka. Safarkan oo ahaa mid aan horey loo shaacin ayaa Madaxweyne kuxigeenku ku tagayaa magaalada Buuhoodle, oo ay xiligan ka bilowdeen roobabkii gu’uga oo si weyn […]

Continue reading …
Page 1 of 212