Home » 2017 » May » 05
AKHRISO:- Kuuriyada Waqooyi Oo Mareykanka Ku Eedeysay In Uu Maleegayo Shirqool Uu Ku Dilo Hogaamiyahooda Kim Jong-un

AKHRISO:- Kuuriyada Waqooyi Oo Mareykanka Ku Eedeysay In Uu Maleegayo Shirqool Uu Ku Dilo Hogaamiyahooda Kim Jong-un

PYONGYANG(P-TIMES)-Kuuriyada Waqooyi ayaa Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed ku eedaysay in dad u shaqeeya ay maleegayaan shirqool ay ku dilaan hogaamiyahooda Kim Jong-un. Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in lacag la siiyay qof ay “Kim” bas ah ku sheegeen si uu u gaysto weerar kiimiko loo adeegsaday, sida ay sheegtay wasaaradda amniga gudaha. Waxay sheegtay in shirqoolkaas […]

DEG-DEG+DHAGEYSO:-Maamulka Hirshabeelle Oo Xabsiga Dhigay Wariye Ismaaciil Sabriye, Deegaanadiisana Ka Mamnuucay Tv-ga Universal

JOWHAR(P-TIMES)-Ciidamo ka tirsan Maamulka Hirshabeelle ayaa Maanta Xabsiga Dhigay Wariye Ismaaciil Cabdulle Sabriye oo ahaa wakiil wareedkii Taleefishanka Universal Xaruntiisa Gobalka Shabeelaha Dhaxe. Wasiirka Wasaaradda Warfaafin ee Maamulka Hirshabeelle Mahad Xasan Cismaan oo shir jaraa’id ku qabtay maanta xarunta madaxtoyada Hirshabeelle ayaa sheegay in war been abuur ah uu ka faafiyay taleefishinka Universal kaasoo ahaa in […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: M/weyne Farmaajo oo ku dhawaaqay war ku saabsan Hanti Dhawraha guud xilka qaadistiisii

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi ah qalinka ugu duugay soo jeedin uga timid Raysalwasaarihiisa Xasan Cali Kheyr oo ku saabsan in xilka laga qaado Hanti dhawraha guud ee dawladda Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhaw saxiixay warqaddan, waxaana la amray in guddiga baaraya dhacdadii lagu dilay Wasiir Cabaas Cabdullaahi […]

Continue reading …
WARKII U DAMBEEYEY: Dagaal adag oo dhexmaray ciidamada Somalia, USA & Al- Shabaab Yaase la beegsaday?

MUQDISHO(P-TIMES)- Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa howlgal xoog leh oo ay qaadeen ciidamada dawladda Faderaalka & kuwa Reer galbeedka oo ay ka fuliyeen duleedka magaalada Muqdisho, ayna la beegsadeen saldhig ay lahayeen kooxo katirsan Al- Shabaab, kaas oo galbeed uga beegan caasumada Soomaaliya 40 KM. Howl galkan ayaa la sheegayaa inuu ahaa mid […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Hanti Dhawrihii Qaranka oo xabsiga la dhigay & Xog soo baxday

MUQDISHO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxda dawladda Soomaaliya & Maxkamadda Sare ay isku raaceen in xabsi gurri la galiyo Hanti dhawraha dawladda Faderaalka oo hadda ku dhex jira Madaxtooyada. Xogtu waxay sheegaysaa in loo geeyey Hanti Dhawraha warqadda xabsiga gurri ah, waxaana lagu amray in uusan xataa ka bixi Karin […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda ee Soomaaliya oo ku dhawaaqday war deg deg ah

MUQDISHO(P-TIMES)- Maxkamadda ciidamada Qalabka sidda ee Soomaaliya ayaa sheegtay in rasaasta ay ridaan Ilaalada khaaska ah ee masuuliyiinta dawladda ay u aqoonsan yihiin fal-dambiyeed dhameystiran oo ay cadaaladda horkeeni doonaan masuuliyiintaas sidaas lagu haysto. Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sidda ayaa sheegay in ay hadda hayaan cadeymo buuxa oo la xariira dhacdooyin ay geysteen Ilaalada Madaxda […]

Continue reading …
FALANQEYN XASAASI AH: DF Soomaaliya ma ka badbaadin doonta Khilaaf Dastuuri ah oo hadda bilowda?

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxda dawladda Faderaalka Soomaaliya, gaar ahaana Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & Wasiirkiisa koowaad Xasan Cali Kheyre ayaa isku raacay in shaqada laga eryo Hanti Dhawrihii guud ee dawladda Soomaaliya, oo lagu eedeynayo in ay ilaaladiisu ka dambeeyeen dilkii wasiir katirsan Xukuumada Faderaalka. Hanti dhawraha wuu diiday xil ka qaadistaas, wuxuuna si adag u sheegay […]

Continue reading …
DIIRADDA JIMCAHA: Mashaariicda Horumarineed ee M/weyne Gaas keenay Gaalkacyo, ma hanan doonaan Bulshada G Mudug?

GAALKACYO(P-TIMES)- Gaalkacyo waa mid kamid ah magaalooyinka ugu waa weyn ee gobalada Puntland, sannadyadii u dambeeyey horumaro waa weyn ayay ka sameysay dhinacyada Ganacsiga, Kaabayaasha dhaqaalaha iyo qurxinta magaalada. Laakiin magaaladu in ay noqoto mid dhamaan gaarta horumarada waa weyn, waxaa ka hor istaageyey daganansho la’aan dhanka Amniga ah, waxaana ugu darnaa dagaaladii dhacay labadii […]

Continue reading …
XOG MUHIIM AH: Dawladda Itoobiya oo waji cusub u furtay la shaqeynta dawladda Faderaalka, Joojiseyna faragalintii dalka

ADDIS ABABA(P-TIMES)- Madaxda dawladdaha Soomaaliya & Itoobiya ayaa isku raacay in ay dawladda Itoobiya gabi ahaanba joojiso faragalimaha ay ku hayso Arrimaha Soomaaliya nooc kasta oo ay noqdaan, gaar ahaana Siyaasadda, Amniga iyo ogaansho la’aanta dawladda Faderaalka. Wada hadalo xasaasi ah oo ay yeesheen Madaxda labada dal Arbacadii ayaa lays ku raacay in dawladda Addis […]

Continue reading …
XOG MUHIIM AH: Dhacdooyin Qarsoon-naa oo ka soo baxaya Dilkii Wasiir Cabaas Siraaji ee Muqdisho?

MUQDISHO(P-TIMES)- Guddiga ku howlan baaritaanka dilkii lagu dilay Wasiirkii Howlaha guud & Guryeynta ee dawladda Soomaaliya Cabaas Cabdullaahi Sh Siraaji ayaa ogaaday in ay jiraan hurgumooyin u baahan baaritaan dheeraad oo la xariira dilkiisa, waxayna soo jeediyee go`aamo xasaasi ah. Nuqul hordhac ah oo kamid ah warbixinta baaritaanka ayaa loo gudbiyey Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha Soomaaliya, […]

Continue reading …
Page 1 of 212