Home » 2017 » May » 06
SAWIRRO+XOG: Madaxweyne Farmaajo Oo tagey Xeryaha ciidamada Somalia, Muxuuse kusoo arkay galabtay?

SAWIRRO+XOG: Madaxweyne Farmaajo Oo tagey Xeryaha ciidamada Somalia, Muxuuse kusoo arkay galabtay?

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabtay booqasho kedis ah ku tagay Xeryaha ciidamada dawladda Faderaalka, gaar ahaana Milateriga wuxuuna tagay Keydka raashinka ee ciidamada. Madaxweynaha ayaa la kulmay saraakiisha ciidamada oo uu kala hadlay keydkan iyo raashinka yaala tayadiisa, iyadoo si adag looga wada hadlay. Madaxweynuhu wuxuu cadeeyey in ay ciidamadu […]

SAWIRRO: Faahfaahin ku saabsan Mashaariic laga dhagax-dhigey Gaalkacyo & M/weyne Gaas oo si adag u hadlay

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 06 May 2017 magaalada Gaalkacayo ka dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo laga hirgelinaayo magaaladasi, waxaana hirgelinaya mashaariicdani Company-ga Al- Baashid. Dhigax dhiga mashaariicdani ayaa waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey masuuliyiin ka tirsan goloyaasha Dawladda Puntland, maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacayo, saraakiil ka tirsan madaxtooyada dawladda […]

Continue reading …
AKHRIS XASAASI AH: HIRSHABEELLE oo Hanjabaad kulul u dirtay dawladda Faderaalka Soomaaliya

JOWHAR(P-TIMES)- Maamulka Hirshabeelle ee kadhisan magaalada Jowhar ayaa sheegay in ay xariirka u jari doonaan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, haddii aan xal deg deg ah loo helin arrimaha ka dhex taagan labada dhinac. HIRSHABEELLE waxay ka cabanaysaa in laga joojiyo dhismayaal horumarineed oo laga fulin lahaa gobaladaas iyo Diyaaradihii Qaadka oo ka dagayay magaalada Jowhar. […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Madaxweynaha Puntland oo u dhoofay Kenya & UK.

GAALKACYO(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamd Cali Gaas ayaa ka dhoofay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, isagoo ku sii jeeda magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ka dibna uga sii gudbi doona magaalada London ee dalka Ingiriiska. Madaxweynaha Puntland ayaa ka hor intii uusa kadhoofin magaalada Gaalkacyo, wuxuu sheegay in uu ka qeybgalayo shirka London ka […]

Continue reading …
AKHRISO: Madaxweyne Gaas oo Gaalkacyo ka dhigax dhigay Mashaariic fara badan..

GAALKACYO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dhagax-dhigay mashaariic kala duwan oo laga hirgalinayo magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo dhamaantood wax badan ka bedeli doona xaaladda Gaalkacyo. Madaxweynaha ayaa dhagax dhigay mashaariic iskugu jira Xarumo dawladeed, Isbitaalo si rasmi ah loo dhisi doono, Goobo Waxbarasho, Ceelal biyood oo si casri loo qodayo iyo […]

Continue reading …
XOG+AKHRISO:- Ma Dhab Baa In Kenya Aysan Wali Dhaqan Galin Qodobo Ka Mid Ah Heshiiskii Ay Gaareen MD Farmaajo Iyo MD Kenyatta??

MUQDISHO(P-TIMES)-Dowladda Kenya ayaa wali dhaqan gelin qodobo ka mid ah heshiiskii bishii March ku gaareen magaalada Nairobi, Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo. Ilo ku dhow dhow Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ayaa xaqiijiyay in Waaxda Socdaalka dalkaas aanay wali dhaqan gelin heshiiskii dhinaca visaha ee Baasaboorada Servive iyo Diplomatic oo Madaxweynaha Kenya balan qaaday […]

Continue reading …
SAWIRRO:- R/wasaare Kheyre Oo Booqday Beerta Nabada Ee Magaalada Muqdisho

MUQDISHO(P-TIMES)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre oo u muuqda nin si weyn u kasbanaya quluubta iyo taageerada shacabka Soomaaliyeed ayaa boqolaal qof kula damaashaaday Beerta Nabada ee magaalada Muqdisho. Xasan Cali Kheyre ayaa booqasho iyo damaashaad shalay galab u tagay Beerta Nabada oo ah goob ay inta badan dadka Muqdisho u tagaan […]

Continue reading …
DAAWO SAWIRRO:- Madaxweynaha Cusub Ee Galmudug Xaaf Oo Ciidamo Hubeysan La Tagay Muqdisho

MUQDISHO(P-TIMES)-Waxaa shalay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degay Madaxweynaha cusub maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele (Xaaf) oo maalmo kahor lagu doortay magaalada Cadaado. Madaxweyne Xaaf ayaa markii uu kasoo degayay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde waxa uu watay diyaarad gaar ah oo kasoo qaaday magaalada Cadaado, waxaana diyaarada dhinac ka saarnaa ciidamo gaar […]

Continue reading …
SAWIRRO: Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland oo qabatay Kulan looga hadlayo Kahortagida Xanuunada Xoolaha isku gudba

GAROOWE(P_TIMES)- Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee dawladda Puntland ayaa ka daahfuray magaalada Garoowe kulan looga hadlayo kahortagida Xanuunada xoolaha ee yimaada marka ay dadka miyigu isku hayaamaan deegaano ay roobab ka da’een. Madashan waxaa ka qeybgalay Dhakhaatiirta Xanaanada Xoolaha ee gobalada dalka, gaar ahaana Somaliland, Koonfurta & Puntland iyadoo ay joogaan dhinacyo kala duwan oo lagu casumay, […]

Continue reading …
DHAGEYSO: M/weynaha Koonfur Galbeed oo amar bixiyey & Cabsi taagan

BAYDHABO(P_TIMES)- Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku amray Saraakiisha ciidamadiisa in ay bilaabaa howlgalo ay kula dagaalamayaan kooxaha kasoo horjeeda Amniga iyo daganaanshaha ee Al- Shabaab. Shariif wuxuu sheegay in ay lagama maarmaan tahay in gacanta maamulkaas lagu soo celiyo deegaanada ka maqan oo dhamaantood ay haystaan Al- Shabaab. Ciidamada ayuu u […]

Continue reading …
Page 1 of 212