Home » 2017 » May » 09
DAAWO:- Madaxweynaha D Puntland Dr Gaas Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada London

DAAWO:- Madaxweynaha D Puntland Dr Gaas Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada London

LONDON(P-TIMES)-Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Gaaray Magaalada London Ee Wadanka Ingariiska. Madaxweynaha ayaa Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada London, Waxaana Soo Dhaweyntii ka Qeyb Gaatay Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Ku Sugan Magaalada London. Madaxweynaha ayaa Magaalada London Uga Qeyb Gali Doona Shir Looga Hadlayo Arrimaha Soomaaliya, Kaas oo Ay Ka Qeyb […]

DEG-DEG+DHAGEYSO:- Taliyihii Qeybta Booliiska G. Mudug Afdalow Oo Faah-faahin Ka Bixiyay Is Casilaadiisii

MUQDISHO(P-TIMES)-Taliyihii qeybta booliska gobolka Mudug Kornayl Cismaan Xasan Cowke Afdalow, ayaa caawo si kulul uga hadlay sababtii uu uga tagay shaqadiisa, Isagoona eedeyn kulul u jeediyay taliyaha ciidanka booliska Puntland General Ereg. Taliyihii Ciidamada Qeybta Booliiska Gobalka Mudug Afdalow ayaa Sheegay In Uusan Iska Casilin Xilkii Uu U Hayay Dowlada Puntland, Balse Si Ula Kac […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: VOA-da oo Warbixin xasaasi ah ka diyaarisay shirka LONDON ka furmaya

MUQDISHO(P-TIMES)- Idaacada VOA-da ayaa warbixin xasaasi ah ka diyaarisay shirka London ka dhici doona labada maalmood ee nagu soo aadan, kaas oo intiisa badan diiradda lagu saarayo arrimaha Amniga, Dhaqaalaha, Siyaasada & Dibu heshiisiinta. Magaalada London ee dalka Britain, waxaa ka furmi doonaa khamiista shirwayne looga hadlayo arrimaha Soomaaliya. Shirkan oo ah kii 3-aad oo […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Ma dhab-baa In uu is Casilay Taliyihii ciidamada Booliska ee G Mudug?

GAALKACYO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in taliyihii ciidamada Booliska ee gobalka Mudug Col, Cismaan Afdalow uu iska casilay shaqada, isla markaasna uu ku wareejiyey kuxigeenkiisa. Ujeedada Is casilaada ayaa la xaqiijiyey in ay ka dambeysay markii ay is qabteen Taliyaha guud ee ciidamada Booliska Jen, Cabdulqaadir Faarax Shire Ereg. Warar hoose […]

Continue reading …
AMISOM oo war ka soo saartay mamnuucidii gaadiidkooda ee Wadada Maka Al-Mukarama

Afhayeenka Ciidamada AMISOM Joe Kibet ayaa ka hadlay amar ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed, kaasoo ahaa in gaadiidka AMISOM aanay isticmaali karin Wadada Maka Al-Mukarama, gaar ahaan Isgoysyada Sayidka illaa Banaadir. Joe Kibet oo wareysi siiyay Idaacada Muqdisho ayaa sheegay in aanu soo gaarin wax amar ah oo ku saabsan arrintan, […]

Continue reading …
SAWIRRO: Machadka Al- Bushra oo Xarun 2aad ka furtay caasumada Puntland

GAROOWE(P-TIMES)- Machadka Luuqadaha & Caluumta Al-Bushra ee magaalada Garoowe ayaa xarun labaad ka furtay caasumada Puntland, markii ay korortay baahida ay u qabto bulshada Waxbarashada qeybaheeda kala duwan. Munaasabad balaaran oo lagu furayey qeybta cusub ayaa lagu qabtay magaalada Garoowe, taas oo ay ka qeybgaleen wasiiro, Xildhibaano, Waalidiin iyo Maamulka Machadka. Masuuliyiinta Machadkan ayaa ka […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Xildhibaanadii B.Faderaalka ee raadinayey in la kordhiyo Golaha Wakiilada PL oo Garoowe soo gaaray & Xog soo baxday

GAROOWE(P-TIMES)- Mudanayaal katirsan baarlamaanka dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, kana soo dagay gobalka Mudug ayaa soo gaaray magaalada Garoowe ee caasumada Puntland, waxayna latashiyo kala duwan la leeyihiin qeybaha bulshada ee gobalka Nugaal. Xildhibaanadan ayaa dib uga soo laabtay deegaanada Puntland, waxaana maalmihii u dambeeyey socotay wararka la xariira in la kordhinayo baarlamaanka Puntland. Wararku waxay […]

Continue reading …
FALANQEYN XASAASI AH: Maxay ku kala duwanaan doonaan Shirkii London ee Xasan Shiikh iyo Kan Farmaajo!?

LONDON(P-TIMES)- Ra’isulwasaaraha dalka Ingiriiska iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si wadajir ah 11 Bishaan u furi doono shirka looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo lagu qaban doono Caasimadda Ingiriiska ee London. Shirweyne caalami ah ayaa lagu qabanayaa magaalada London ee dalka Boqortooyada UK, waxaana looga hadlayaa arrimaha Soomaaliya, si gaar ahna waxaa diiradda loo saaraya […]

Continue reading …
DEG DEG: Madaxweynaha Soomaaliya oo ku sii jeeda magaalada London

MUQDISHO(P-TIMES) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda magaalada London. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa Ra’iisul Wasaare kuxigeenka, Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble iyo Galmudug Axmed Ducaale […]

Continue reading …
AKHRIS XASAASI AH: Yaa awood u leh wax ka bedelka Dastuurka Puntland? Muxuuse u baahan yahay?

GAROOWE(P-TIMES) – Saacadihii ugu dambeeyey si weyn ayaa loo hadal-hayaa wararka sheegaya in Madaxda dawladda Puntland qaarkood ay soo jeediyeen in dibu eegis lagu sameeyo tiradda xubnaha golaha Wakiilada. In wax laga bedelo qodobada Dastuurka ee Puntland ayaa aheyn howl fudud oo si deg deg ah lagu gaari karro, ugu yaraan waxay u baahan tahay […]

Continue reading …
Page 1 of 212