Home » 2017 » May » 10
WAR DEG DEG AH: Maxaadan Ogeyn oo caawa ka socda magaalada London, dhexmarayana Hogaamiyaaasha Soomaaliya?

WAR DEG DEG AH: Maxaadan Ogeyn oo caawa ka socda magaalada London, dhexmarayana Hogaamiyaaasha Soomaaliya?

LONDON(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Londoon ayaa sheegaya in dood adag ay caawa ka taagan tahay magaaladaas, ,gaar ahaana goobaha lagu qaban doono shirka berri ka furmaya LONDON ee looga hadlayo xaaladda Soomaaliya. Hogaamiyaasha Siyaasadda Soomaaliya ayaa la sheegay in kulan ay yeesheen ay isku fahmi waayeen sidda hadalka loo qeybsanayo, […]

M/weyne Farmaajo Oo London uga dhawaaqay war aan farxad galin Shacabka gudaha Soomaaliya ku nool

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyay shirka arrimaba bulshada rayidka iyo Qurrba-joogta oo ay ka qeyb galeen Wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya. Shirkan oo saaka ka dhacay London ayaa looga hadlayay doorka Qurba joogta ee kaga aadan dib u dhiska dalka, kobcinta dhaqaalaha iyo arrimo kale. Khudbado kala duwan waxaa shirka ka […]

Continue reading …
TOPNEWS:- Ciidamada Xoogga Dalka Oo Xiray 11 Askari Oo Isbaarooyin U Yaaleen Wadada Dheer Ee Isku Xirtay Magaalooyinka Afgooye, Bariire, No 50

MUQDISHO(P-TIMES)-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin lagu soo afjarayo Isbaarooyinka sida sharci darrada ah u yaalla wadooyinka muhiimka u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka, gaar ahaan gobolka Shabellaha Hoose oo laga qaaday dhowr Isbaaro oo u taaley dad adeegsanaya magacyada Ciidanka, kadib, amarkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ee ku aadanaa […]

Continue reading …
SAWIRRO:- Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Ka Qeyb Galay Manaasabad Lagu Daah-fuarayay Xeerka Da,yarta Puntland

GAROOWE(SHL-NEWS)-Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Ahna Sii Hayaha Xilka Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa manta May 10, 2017 waxa uu caasimadda Garoowe kaga qayb galay munaasabad ay soo qaban saabisay Wasaaradda Caddaalada Puntland oo lagu dah-furayey xeerka Da’yarta Puntland. Munaasabassa waxa sidoo kale ka qayb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi iyo […]

Continue reading …
Ra,iisulwasaare Kheyre Oo Sheegay In Uusan Runta Ka Gabaneyn, Xitaa Haduu Ku Weynayo Xilkiisa

MUQDISHO(P-TIMES)-Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dhibaatooyinka dalka ka jira ay sabab u yihiin siyaasiyiinta iyo dadka oon jecleyn in runta la sheego lana cadeeyo halka rasmiga ah uu dhibka ka jiro. Kheyre ayaa sheegay in muhiim tahay in runta la sheego lana cadeeyo xaqiiqada jirto si loo helo xalka dhibaatada taagan, […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: M/weyne Farmaajo oo war cusub kaga dhawaaqay Shirka LONDON hadda…

MUQDISHO(P_TIMES)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hadda ka hadlayey shirka looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya ee kasocda magaalada London ayaa sheegay in uu dalkiisu baahan yaahy taageerada caalamka oo aan waxba sharuud ah ku xirneyn. Madaxweynaha ayaa sheegay in ay hadda soo kabanayso Soomaaliya, wuxuu cadeeyey in lasoo maray waayo adag oo ay dhib-badan qabeen […]

Continue reading …
XOG MUHIIM AH: Waa maxay Ujeedada socdaalka RW Kheyre ee dalka Qadar, Maxaase keenay?

MUQDIHSO(P-TIMES)  – Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lafilayaa in uu markii ugu horeysay safar dibada ah uga baxo Soomaaliya, isla markaasna uu ku sii jeeda mid kamid ah dalalka Carbeed oo saameyn ku leh arrimaha Siyaasada ee gudaha dalka. 13-ka May ayaa lafilayaa in uu Raysalwasaaruhu ka dhoofo magaalada Muqdisho, wuxuuna magaalada […]

Continue reading …
DEG DEG+XOG XASAASI AH: Dawladda Turkiga oo doonaysa in loo saxiixo Heshiis khatar ku ah Somalia & M/weyne Farmaajo oo diiday!!

MUQDISHO(P-TIMES) – Dowlada Turkiga ayaa raadineysa in dowlada Federaalka Somalia ka qaadato dhamaan xuquuqda ka kaluumeysiga (Fishing rights) xeebaha Somalia muddo 18 sano ah sidaas waxaa warsidaha Puntlandtimes u sheegey dad ku dhow xogahaan. Heshiiskaan oo hordhaciisa la gaartey dowlada Turkiga dowladii uu Madaxweynaha ka ahaa Xasan Shiikh ayaa waxaan laga bixin tafaasiil dheraad ah. Wararka ku xeera ayaa […]

Continue reading …
DEG DEG+DAAWO: TOOS U DAAWO SHIRKA HOGAAMIYAASHA SOOMAALIDA EE LONDON
Continue reading …
XOG XASAASI AH: Kulan Xasaasi ah oo xalay dhexmaray Bulshada G Nugaal & Xildhibaano ka socday baarlamaanka Soomaaliya? Maxaase ka soo baxay?

GAROOWE(P-TIMES)- Mudanayaal ka socda baarlamaanka Soomaaliya, kana soo jeeda Puntland ayaa xalay kulan Wadatashi ah la qaatay Odayaasha, Waxgaradka & qeybaha kala duwan ee bulshada oo ay si adag uga wada hadleen arrimaha Siyaasadeed ee Soomaaliya. Kulanka mudadii socday waxaa si cad looga dooday qadiyadaha ku aadan Faderaalka iyo waxtarkiisa, dhibta Puntland uga timaada, Caasumada […]

Continue reading …
Page 1 of 212