Home » 2017 » May » 12
WAR DEG DEG AH: Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay Safiirka Soomaaliya ee UK

WAR DEG DEG AH: Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay Safiirka Soomaaliya ee UK

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay warqada magacaabista Cabdiraxmaan Caynte uu u magaacabay safiirka Soomaaliya u jooga dalka UK. Madaxweyne Farmaajo ayaa u sababeeyay magacaabidan in uu Mr, Eynte wax badan ka soo shaqeeyey dawladda Soomaaliya, uuna yahay nin ku haboon magacaabida waqtigan ee booskan. Mr, Eynte ayaa ahaa Wasiirka qorsheynta […]