Home » 2017 » May » 13
SAWIRRO:- Ra,iisulwasaare Kheyre Oo Gaaray Doxa Iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlada Qatar Oo Ku Soo Dhaweeyay

SAWIRRO:- Ra,iisulwasaare Kheyre Oo Gaaray Doxa Iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlada Qatar Oo Ku Soo Dhaweeyay

DOXA(P-TIMES)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaasoo uu uga qeyb galayo shira Doha Forum oo berri ka furmaya Hotelka Sheraton ee magaalada Doha. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Hamad International Air Port, mas’uuuliyiin ka tirsan dowladda Qatar. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa bartiisa Twitter-ka […]

SAWIRRO:- Maamulka G/Banaadir Oo Dayactir Iyo Qurxin Ku Sameynaya Taalada SYL Iyo Diyaar Garowga Xuska 15 May Oo..

MUQDISHO(P-TIMES)-Maamulka gobolka Banaadir ayaa bilaabay in dib u dayactir ku sameeyaan taalada SYL ee kutaala magaalada Muqdisho, xili loo diyaar garoobayo maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku beegan 15-ka May . Munaasabada maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ah markii la aas aasay Ururkii Dhalinyarada SYL ayaa la filayaa in Madaxda dalka ugu sareysa in ubax dhigaan halka […]

Continue reading …
AKHRISO XASAASI:- Maxaa Ay Tahay Sababta Roberto Mugabi Uu Ugu Dhex Seexdo Shirarka??+SAWIRRO

HARARE(P-TIMES)-Madaxweynaha dalka Zimbabwe Roberto Mugabi ayaa marar badan sawiro iyo muuqaalo laga soo qaaday isaga oo ku dhax hurdaya shirar heer caalami ah iyo kulamo uu ka qeyb galayay, waxaana arintaasi uu kala kulmay Madaxweynaha dhaleeceyn xoogan. Afhayeen u hadlay Madaxweynaha Dowladad Zimbabwe oo fasiraad ka bixinayay sababta uu Madaxweynaha shirarka ugu dhax hurdo ayaa […]

Continue reading …
DEG-DEG:- Madaxda Sare Ee DFS Oo Amar Soo Saartay Iyo Ciidamo Fara Badan Oo Lagu Arkayo Isgoysyada Magaalada Muqdisho+Sababta

MUQDISHO(P-TIMES)-Dowlada Federaalka ee Somalia ayaa heegan buuxa galisay ciidamada Amaanka ka dib markii uu amar ka soo baxay madaxda sare ee dalka. Mas’uuliyiinta hay’adaha amaanka ayaa heegan galiyay ciidamada Amaanka, iyad oo la fulinayo amar ka soo xarunta Madxatooyada. Ciidamada amaanka ayaa la geeyay inta badan isgoysyada magaalada Mogdisho, halka gaadiidka ciidanka la dhigay goobaha […]

Continue reading …
XOG MUHIIM AH: Maxaa ka soo baxay wada hadalo dhexmaray gudoomiyaha G Banaadir & Taliska AMISOM oo kulmay

MUQDISHO(P-TIMES)- Kulan xasaasi ah ayaa dhexmaray maanta Gudoomiyaha gobalka Banaadir iyo Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta yeeshay kulan adag oo ay uga wada hadleen, arrimaha Amniga iyo Siyaasadda, si gaar ahna waxaa loo soo qaaday arrimaha Amniga. Kulankan ayaa looga hadlay dardar gelinta Amniga iyo sidii loo diyaarin lahaa qorshe lagu xaqiijin karo Amniga Caasimadda, […]

Continue reading …
AKHRISO XASAASI:- Wararkii Ugu Dambeeyay Ee DFS Oo Hakisay Magacaabista 3 Safiir Oo Cusub

MUQDISHO(P-TIMES)-Iyadoo labadii maalmood ee la soo dhaafay si weyn u soo baxayeen warar sheegayay Safiiro dowladda Soomaaliya u magacaabi laheyd dalal dhowr ah, ayaa qaarkood la sheegay in loo hakiyay maqnaanshaha Madaxweynaha Soomaaliya. Safiiradan oo lagu waday in lagu ansixiyo Shirka Golaha Wasiirada ayaa dib loo dhigay, kaddib markii mid ka mid ah Safiirada la […]

Continue reading …
DEG-DEG:- Ra’iisulwasaare Kheyre Oo Goordhaweyd U Duulay Magaalada Doxa Ee Dalka Qadar+SABABTA

MUQDISHO(P-TIMES)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta u ambabaxay dalka Qadar, kaasoo ah safarkii u horeeyay ee dibadda ah, tan iyo markii xilka Ra’iisul Wasaarenimada loo magacaabay dhamaadkii bishii February ee sanadkan. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada, iyadoo magaalada Doxa kaga qeyb galaya shirka Doxa Forum. […]

Continue reading …
DEG-DEG+XOG:- Loolan U Dhaxeeyay Agaasimaha Madaxtooyada Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Ka Taagan Villa Soomaaliya Iyo MD Farmaajo Oo..

MUQDISHO(P-TIMES)-Loolanka dhinaca awooda ee u dhaxeeya Agaasimaha Madaxtooyada Abuukar Baalle iyo Agaasime kuxigeenka C/risaaq Shoole ayaa sii xoogeystay, iyadoo arrintan ay Madaxtooyada ka dhex dhalisay xaalad jahwareer ah Agaasimaha Madaxtooyada Abuukar Baalle ayaa la sheegay in uusan jecleysan hab dhaqanka iyo tallaabooyinka uu qaaday Agaasime kuxigeenka C/risaaq Shoole oo ah nin awood badan ku leh Madaxtooyada, […]

Continue reading …
DEG-DEG:- Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo Oo Goordhaweyd Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

MUQDISHO(P-TIMES)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii ay magaalada London kaga qeyb galeen shir looga hadlayay arrimaha Soomaaliya. Wafdiga Madaxweynaha ayaa lagu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyadoo lagu wado inay saxaafada uga warbixiyeen shirarkii ay ka soo qeyb galeen. Ka hor inta […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Roobab Mahiigan ah oo ka da’ay gobalada Sool & Nugaal

GAROOWE(P-TIMES)- Roobab socday mudo saacado ah ayaa ka da’ay 24 saac ee ugu dambeeyey gobalada Sool & Nugaal, kuwaas oo ilaa hadda Togaga waa weyn biyo xoog leh ku soo rogay. Roobabkan ayaa si wanaagsan uga da’ay deegaanadaas, waxaana xoogoodu ay hadda ka da’een gobalada Nugaal & Sool, oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada […]

Continue reading …
Page 1 of 212