Home » 2017 » May » 17
AKHRISO:- Boqortooyada Sacuudiga Oo Riyadh Ku Casuumtay Cumar al-Bashir Iyo Donald Trump

AKHRISO:- Boqortooyada Sacuudiga Oo Riyadh Ku Casuumtay Cumar al-Bashir Iyo Donald Trump

RIYADH(P-TIMES)-Boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa ku martiqaaday Madaxweynaha  Sudan Cumar al-Bashir iyo Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump shir dhowaan ka dhacaya Boqortoyada Sacudi Carabiya. Wasiirka Arrimaha Dibada Sudan Ibrahim Ghandour ayaa sheegay in Madaxweynaha Sudan Cumar al-Bashir oo loo haysto dambiyo dagaal uu u safrayo Boqortoyada Sacudi Carabiya maalinta Jimcaha. Wasiirka ayaa xusay in uu rajeynayo in […]

Maamulka Cusub Ee Garoonka Muqdisho Oo 2 Cisho Gudahood Ku Soo Xareeyay $34,000 Oo Canshuur La Xadi Jiray Ah

MUQDISHO(P-TIMES)-Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in lacagtii ugu badneyd ka soo xareyso canshuuraha laga qaado Qaadka ka yimaada Kenya ee ka soo dega garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Lacagtan la soo xareeyay muddo labo cisho ayaa ka badan lacagihii markii hore ku xaroon jiray Qasnada dowladda, kadib is bedel lagu sameeyay Maamulka […]

Continue reading …
SAWIRRO+DAAWO: Amal Bank oo xarun cusub ka furatay magaalada Caabudwaaq ee G Galguduud

CAABUDWAAQ(P-TIMES)- Shirkadda in badan bulshada si weyn u saacida ee AMAL BANK ayaa xarun cusub ka furatay magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga gobalka Galguduud, si bulshada deegaankaas loo gaarsiiyo adeegyada ay u baahan yihiin. Madaxda Amal Bank ayaa sheegay in ay tanni u tahay maalin kale oo wanaagsan oo ay adeegyo muhiim ah soo gaarsiiyeen Shacabka […]

Continue reading …
DEG DEG+SAWIRRO: RW Somalia oo si deg deg ah ku yimid, Toosna u booqday Dekeda Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ay weheliyaan qaar kamid ah Golaha Wasiirada ayaa maanta booqday dekedda Magaalada Muqdisho,waxayna kulan looga hadlayey dar-dargelinta howlaha shaqo la qaateen maamulka dekedda. Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa kala hadlay maamulka howlaha ka socda dekadda iyo sidii loo horumarin lahaa shaqada, waxuuna waydiiyay wax yaabaha […]

Continue reading …
RW Kheyre oo si deg deg ah ugu soo laabanaya Muqdisho & Walaac lasoo gudboonaaday

MUQDISHO(P-TIMES)- Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si deg deg ah maanta ugu laabtay caasumada dalka, isagoo soo gaabinayay safar uu ku joogay dalka Qadar oo ku joogay booqasho rasmi ah. Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa hadda ay soo wajahday xaalad adag oo dhanka Mooshinada ah, waxaana hadda ku furmay kiisas la xariira musuqmaasuq […]

Continue reading …
DEG DEG+DHAGEYSO: Mid kamid ah Beelaha Puntland oo ku dhawaaqday war ku saabsan Kordhinta baarlamaanka PL..

GAROOWE(P-TIMES)- Odayaal iyo Waxgarad ka soo jeeda Beesha Gumasoor oo kulan Saxaafadeed ku qabtay magaalada Garoowe ayaa soo dhaweeyey go’aankii uu qaatay Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ee ku aadanaa furitaanka tiradda baarlamaanka Puntland. Odayaashan iyo Waxgaradkan ayaa sheegay in ay talaabadan u arkayaan mid xaquuqda Beelaha oo dhan lagu heli karro, […]

Continue reading …
WARKII U DAMBEEYEY+DHAGEYSO: Roobab Mahiigan ah oo ka da’ay deegaano kamid ah Puntland

BURTINLE(P-TIMES)- Roobab xoog leh ayaa saacadihii  ugu dambeeyey ka da`ay gobalo badan oo kamid ah Puntland, kuwaas oo saameyn ku yeeshay isku socodka deegaanada qaarkood. Degmooyin kamid ah gobalada Sool, Cayn, Nugaal & Mudug ayey roobabka si wanaagsan uga da’een waxaana magaalooyinka qaarkood maanta buux-dhaafiyey biyo fara badan oo ku soo rogmaday. Deegaano hoos-yimaada Burtinle, […]

Continue reading …
XOG MUHIIM AH: Maxay ka wada hadleen Xasan Sheekh & mid kamid ah Saaxiibadii ugu waa weynaa ee M/weyne Farmaajo

ANKARA(P-TIMES)- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ahaa Saaxiibadii ugu waa weynaa ee taageeray madaxweynaha hadda talada haya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo horrey si adag uga soo horjeeday talaabooyinkii Madaxweyne Xasan Sheekh & Kooxdiisii ayaa ugu dambeyntii xalay waxay ka wada […]

Continue reading …
SAWIRRO+AKHRISO: M/weynaha Puntland oo si adag ula hadlay Jaaliyadda Puntland ee dalka Norway

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa xalay oo ay taariikhdu ahayd16/5/2017 loogu sameeyey xaflad soo dhoweyn ah magaalada Oslo ee caasimada dalka Norwey. Xafladan lagu soo dhoweynayey Madaxweynha Dawladda Puntland  oo ahayd mid si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa waxaa soo qabanqaabisay jaaliyada Puntland ee magaalada […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Dagaal ka socda magaalada Baladweyne & Warar soo baxaya

BALADWEYN(P-TIMES) Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in uu dagaal culus ka socdo magaaladaas, kaas oo u dhaxeeya ciidamada dawladda Faderaalka & Ciidamo beeleedyo. Dagaalka ayaa la sheegaya in uu yahay mid xoogan , islamarkaana hubka noociyadiisa kala duwan la isku adeegsanaayo. Dagaalka ayaa yimid ka dib markii Ciidamada dowladda Soomaaliya ay isku […]

Continue reading …
Page 1 of 212