Home » 2017 » May » 18
FAALLO XASAASI AH: Xaal marin xilka Ra’iisul Wasaaraha

FAALLO XASAASI AH: Xaal marin xilka Ra’iisul Wasaaraha

Xilka Ra’iisul Wasaaraha waa xilka ugu sareeya hay’adda fulinta, Dastuurka waxaa ku qoran inuu yahay Madaxa Xukuumadda Federaalka ah, wuxuuna xaq u leeyahay magacaabista iyo xil ka qaadista xubnaha Golaha Wasiirrada, horgeynta Golaha Shacabka xubnaha Golaha Wasiirrada iyo Barnaamijka xukuumadiisa si ay u siiyaan kalsooni. Waa hoggaanka siyaasadda iyo maamulka ee Golaha Wasiiradda. Ra’iisul Wasaaraha […]

XOG MUHIIM: Maxaa ku qornaa Dhambaal ay DF Soomaaliya u dirtay Kenya, oo ku saabsanaa Xildhibaanadii Nairobi ku shiray?

NAIROBI(P-TIMES)- Warbaahinta waa weyn ee gudaha Kenya ayaa saacadaha soo socda shaacin doono xogo ku aadan in Madaxtooyada Soomaaliya ay Dhambaal u soo dirtay madaxtooyada Nairobi, taas oo ku saleysan cilaaqaadka Siyaasadeed ee labada dal. Xogta ay heshay Warbaahinta qaarkood ayaa lagu cadeynayaa in labo kamid ah Saaxiibada Sar-sare ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo […]

Continue reading …
AKHRISO:- Golaha Wasiirada Oo Shirkoodii Maanta Uga Hadlay Arrimo Xasaasi Ah Oo Ay Ka Mid Yihiin Amniga Iyo Qorshaha 90-ka Maalmood

MUQDISHO(P-TIMES)-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Amniga, dardargelinta Qorshaha 90ka maalmood, Imtixaanada Dugisyada Sare, Shirka London, bilicda caasimada iyo arrimo kale. Golaha Wasiirada ayaa warbixin ka dhageystay Wasiirka Amniga oo sheegay […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Xildhibaan Xidig oo goor dhaw ku dhawaaqay war xasaasi, daahana ka rogay

MUQDISHO(P-TIMES)- Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ay Xildhibaano kamid ah baarlamaanka SOomaaliya u doorteen Gudoomiye kudlad ay sameysteen ayaa kaga dhawaaqay Muqdisho in aysan waxba mucaarad ah ku aheyn dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Mr, Xidig ayaa sheegay in ay Xukuumadda ka mid yihiin oo aysan mucaaradin, balse ay ka shaqeynayaan oo kaliya sixitaanka howlaha dawladda […]

Continue reading …
Xildhibaanadii HORUSOCOD la baxay ee Nairobi oo si deg deg ah Saxaafadda ugu yeeray, kuna dhawaaqaya…

NAIROBI(P-TIMES)- Mudanayaal katirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan kuleh magaalada Nairobi, kaas oo ay uga hadli doonaan arrimaha la xariira Siyaasadda dalka iyo sidda looga jawaabay dhismaha daladdooda. Saxaafadda ayaa dibad joog ka noqon doonta shirkan, balse dhamaadkiisa ayaa lafilayaa in ay lahadlaan oo ay hadda Saxaafaddu joogaan madashan. Warar hoose ayaa sheegaya in ay […]

Continue reading …
WAR DEG-DEG:- Ciidamo Gadoodsan Oo La Wareegay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Iyo AMISOM Oo…

MUQDISHO(P-TIMES)-Ciidamo gadoodsan oo katirsan Milatariga Soomaalia ayaa goordhaw la wareegay xarunta Wasaarada Gaashaandhiga ee magaalada Muqdisho, Ciidamadan ayaana diiday in la galo ama laga baxo xarunta Wasaarada. Sida aan wararka ku heleyno Ciidamadan gadoodsan ayaa ah kuwa aad u badan oo wata gaadiidka dagaalka, waxa ayna xireen qeybo kamid ah laamiga Warshadaha gaar ahaan Wadooyinka […]

Continue reading …
XOG RASMI AH: Xukuumada RW Kheyre oo Dalab la yaab leh u dirtay Xukuumada Nairobi

MUQDISHO(P-TIMES) – Warsidaha Puntlandtimes ayaa ogaaday in uu Raysalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre qaaday mid kamid ah talaabooyinka loo arko in aan la mahdin doonin, kaas oo ku saabsan Xildhibaanada ku shiray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kuwaas oo cadeeyey in ay saxayaan khaladaadka Xukuumada Faderaalka. Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa amray in warqad loo dirro Dawladda […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Somaliland oo qaadatay go’aan lama filaan ah oo farxad-galiyey Shacabka Soomaaliyeed

HARGEYSA(P-TIMES)- Madaxtooyada Somaliland ayaa joojisay gabi ahaanba xuskii 18 May oo ay xusi jireen sannad kasta maanta oo kale, waxayna ku dhawaaqday Madaxtooyada in lacagtii xuskaas iyo dhaqaale kale oo la aruuriyey loo jeediyey dhanka Abaaraha. War ka soo baxay Somaliland ayaa lagu cadeeyey in Xoolo loo gadi doono Kumanaan Qoys oo ku ceyroobay Abaarihii […]

Continue reading …
Maxkamadda Ciidamada ee Muqdisho oo dil deg deg ah kufulisay ninkii ka dambeeyey dilkii…

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay nin qirtay inuu ka dambeeyay qaraxii bishii November ee sanadkii hore ka dhacay Suuqa Beerta ee degmada Waabari, kaasoo ay ku dhinteen illaa 30 qof oo u badnaa Ganacsatada Suuqa. C/qaadir Cabdi Xasan oo ahaa 40-jir ayaa saaka lagu fuliyay dil toogasho ah, kaddib […]

Continue reading …
UPDATE: Golaha Xukuumada Somalia oo leh kulan xasaasi ah oo ay uga hadlayaan Mooshinka Nairobi

MUQDISHO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya ayaa sheegaya in ay xubnaha golaha Xukuumadu leeyihiin kulan xasaasi ah oo uu shir gudoominayo Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka Xasan Cali Kheyre. Ajendayaasha ugu muhiimsan ee kulanka saaka waxaa kamid ah. Safarkii Raysalwasaare Kheyre ee Doha Shirkii ku soo gabagaboobay London iyo sidii loo xoojin lahaa […]

Continue reading …
Page 1 of 212