DHAGEYSI XASAASI AH: Prof, Cali Khaliif Galeyr oo si adag uga hadlay Kordhinta baarlamaanka PL, Si adagna u sheegay….

Filed under: Wararka Dalka,Wararka Maanta |

BUUHOODLE(P-TIMES) – Prof Cali Khaliif Galeyr oo sheegta Madaxweynaha Khaatumo, haddana wada hadal kula jira Somaliland ayaa isagoo kula hadlayey madal qaar kamid taageerayaashiisa wuxuu ka hadlay arrimaha ku saabsan Kordhinta Xildhibaanada Puntland.

Prof, Galeyr oo lagu yaqaano neceybka uu u qabo qabaa’ilo gaar ah, ayaa sheegay in aysan marnaba aqbaleynin arrimaha kordhinta, marar badan wuxuu horay u sheegay in aysan ka mid aheyn Puntland.

Horjoogaha Khaatumo ayaa sheegay in duulaan lagu yahay 17 xubnood ee Beesha Dhulbahante ay ku leedahay xubnaha golaha Wakiilada ee Puntland, kuwaas oo ah tiradda ugu badan ee ay beeshu ka heshay baarlamaanka hadda jirra.

Hadalkan ayaa ah mid saacadihii lasoo dhaafay ay wararka Siyaasadeed ku soo dareen shaqsiyaad ka soo horjeeda in tirro dheeraad ah lagu darro xubnaha golaha Wakiilada Puntland, oo ay kalfadhiga soo socda ka doodi doonaan Xildhibaanada goluhu.

Sidda ka muuqatay hadalada Cali Khaliif wuxuu imika quul-dareynayaa in uu wada hadalsiin ka helo dhinaca Puntland, laakiin dawladda Puntland ayaa horey u sheegtay in aysan aqoonsaneyn wax la yiraahdo Khaatumo.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO

5 Responses to DHAGEYSI XASAASI AH: Prof, Cali Khaliif Galeyr oo si adag uga hadlay Kordhinta baarlamaanka PL, Si adagna u sheegay….

  1. 6 lixda xubnod ee Somaliland baa labadan odaga Adeerkay cali khalif allaha sohanuniyo amiin amiin

    abdiyare
    May 16, 2017 at 12:25 pm
    Reply

  2. ASC.
    Cali Khaliif waa kan yiraahda Puntland shaqo kumi lihi mana aqaani ee maxuu uga hadlayaa arimaheeda.17 xubnood ee ay Beesha dhulbahante ku leedahay Puntland Cali waa u qalad iyo daciifnimo in uu ka hadlo.Cali wax Ilaahay abuuray waxuu ugu neceb yahay reerka Majeerteen.Haddii la yiraahdo maxay kuu dhimeena ma uu yaqaan wax uu ku jawaabo.Nacaybkiisu ma sii dhaafsana maxaa Ilaahay (swt) u abuuray Majeerteen.Taasina waa nooc ka mida DOQONIMDA la sheego.Cali Khaliif haddii uu wax qabsanayo 7 sano buu ku dhex wareegayaa hawdka Sool iyo Sanaag.

    Atoore
    May 16, 2017 at 8:47 pm
    Reply

  3. atoore cali qaliif iyo muuse yalaxoow iyo feysal cali waraabe waa qoom afkooda iyo dhagtoodu is maqline waxaa ha u bixin awrkuu ku kacsanayaa saciid hartiye laakiin taariiqdu iney qoreyso wuxuu afka ka sheegayo ma yaqaan saadanbuu garan

    DUUGEEDA
    May 16, 2017 at 11:09 pm
    Reply

  4. cali khaliifgalayr waa khaa’in wadan dhulbahantana ma metelo xaqna uma leh in uu ka hadlo qadiyada puntland leedahay.

    Qaasim
    May 17, 2017 at 8:04 am
    Reply

  5. PROF CALI KHALIIF MANTAY WAA SAXAN YAHAY WAXA JIRAY MAALMA BADDAN OO UU
    QALDANAA LAAKIIN WAXA UU KU HADLAY MAANTAY WAA WAX SAX AH WUXUUNA KA HADLAY SHEEKA CARUUREEDA GAROOWE KA SOCOTAH PUNTLAND WAXAY YEELAN WEEYDAY MAAMUL QANGAAR AH PUNTLAND MAAMULA AN DAMIIR LAHAYN IYO BULSHP AN DARREEN LAHAYN

    Axmed yousuf sheeka xariir
    May 17, 2017 at 4:02 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *