Home » Entries posted by kooxda
Entries posted by kooxda
DHAGEYSI XASAASI AH: Mid kamid ah Isimadda Puntland oo si kulul uga hadlay go’aan ka soo baxay Maxkamadda Sarre ee Soomaaliya

DHAGEYSI XASAASI AH: Mid kamid ah Isimadda Puntland oo si kulul uga hadlay go’aan ka soo baxay Maxkamadda Sarre ee Soomaaliya

MUQDISHO(P-TIMES)- Boqor Cabdullaahi Axmed Cali (Dabagooyo) oo kamid ah Isimadda Puntland ee ka soo jeeda gobalada Sool & Cayn ayaa si dhaw u soo dhaweeyey go’aankii ay gaartay maxkamadda Sare ee Soomaaliya, taas oo ay ku laashay kuraasta 8 Xildhibaan oo kamid ahaa baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya. Boqor Dabagooyo ayaa sheegay in ay mudo dheer […]

WAR DEG DEG AH: Puntland oo xukuntay 5 qof oo katirsanaa Al- Shabaab, laguna qabtay Qaraxyo

BOOSAASO(P-TIMES)- Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda ee Puntland ayaa xukuntay 5 nin oo lagu edeeyey in ay katirsanaayeen kooxda Argagixisada ah ee Al- Shabaab, waxaana lagu eedeeyey in lagu soo qabtay waxyaabaha qarxa. Maxkamadda ayaa amartay in kooxdan lagu xukumay dil toogasho ah, maadaama ay doonayeen in ay dhibaato u geystaan Shacabka Puntland. Xeer Ilaalinta Maxkamadda […]

Continue reading …
DEG DEG+DAAWO: Mid kamid ah Beelaha G Mudug oo ku dhawaaqday war xasaasi ah, fariin-na u dirtay Guddoonka golaha Wakiilada Puntland

GAALKACYO(P-TIMES)- Beesha Cabdille Noolays oo kamid ah beelihii wax ka dhistay dawladda Puntland ayaa kaga dhawaaqay magaalada Gaalkacyo, go’aano masiiri ah oo ku saabsan xaaladda maanta ee Puntland. Kulan mudo maalmo ah u socday beesha ayaa waxaa kasoo baxay war-murtiyeed dhinacyo badan taabanaya, waxayna beeshu soo dhaweysay go’aanka kordhin baarlamaanka dawladda. Warsaxaafada loogu talo-galay Saxaafadda […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: M/weyne Farmaajo oo goor dhaw kusii jeeda Cadaado.

CADAADO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw kasoo dagaya magaalada Cadaado, isagoo ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulamo la qaadan doono Odayaasha Galmudug oo uu kala hadli doono arrimo kala duwan oo ay ugu horeeyaan nabadda iyo in laga wada shaqeeyo Soomaaliya oo dhisan. […]

Continue reading …
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland oo goor dhaw laga sugayo Madaarka Garoowe & Wafdi sare oo soo wajahan

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalmihii ugu dambeeyey safari ku marayay wadamada Yurub ayaa maanta kusoo wajahan magaalada Garoowe ee caasumada Puntland, waxaana safarkiisa kuwehlin doona xubno kamid ah golaha Xukuumada. Madaxweynaha ayaa ka soo dagi doona madaarka Konoco ee magaalada Garoowe, iyadoo ka dib lafilayo in uu la hadlo […]

Continue reading …
AKHRISO: Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo laashay 8 Xildhibaan oo katirsanaa baarlamaanka Faderaalka

MUQDISHO(P-TIMES)- Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa amartay in dib loogu laabto doorashada 8 Kursi oo kamid ahayd baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya, maadaama lagu helay musuqmaasuq iyo wax isdaba marin. Warqad kasoo baxday maxkamadda oo ku taariiikheysan 16-ka bishan May ayey maxkamaddu ku sheegtay in kadib dacwo socotay in ka badan 5 bilood ay baabi’isay go’aankii […]

Continue reading …
XOG HOOSE+AKHRISO: Safaradii Madaxweyne Farmaajo meeqa Lacag ah ayaa uga baxday Dawladda Soomaaliya?

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 100-kii maalmood ee ugu horeysay mudada xil-heyntiisa wuxuu cagta soo mariyey wadamo badan oo ay Soomaaliya xariir wanaagsan la leedahay. Safarada Madaxweynaha ayaa u badnaa wadamada Carabta, waxaana uu labo goor booqday dalka Sacuudi Careebiya, Qadar, Turkiga, Itoobiya, Kenya, Jabuuti, & UK oo uu shir u aaday. Safaraddaas […]

Continue reading …
Dawladda Puntland oo ku dhawaaqday Maalinta rasmiga ah ee SOONKA?

GAROOWE(P-TIMES)- Dawladda Puntland ayaa ku dhawaaqday in maalinta berri oo ku beegan 27 May2017 ay tahay maalintii koowaad ee bisha barakeysan ee Ramadaan, sidaas awgeedna ay waajib tahay in Shacabka Puntland oo dhan ay wada soomaan. Wasiirka Cadaaladda & Arrimaha diinta ee dawladda Puntland Saalax Xabiib Jaamac oo ka hadlayay Masjidu Shuhadaa oo kuyaala gudaha […]

Continue reading …
MAQAAL: Wasiirka Arrimaha dibada ee Somalia oo maqaal xasaasi ka qoray Safarada faraha badan ee M/weyne Farmaajo

MUQDISHO(P-TIMES)- Wasiirka Arrimaha dibada ee Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa maqaal uu qoray wuxuu si adag ugu difaacay socdaalada faraha badan ee Madaxweynaha dawladda Faderaalku sameeyey 100-kii maalmood ee uu xilka hayey. Wasiirka ayaa maqaalkisan, wuxuu si faahfaahsan uga hadlay safaradan oo badankooda lagu tagayo dalal xariir kala dhaxeeyaan Soomaaliya. Wuxuuna u qoray siddan Intii […]

Continue reading …
XOG MUHIIM AH: M/weynaha Jubbaland oo qaatay go’aan adag, bedelaynaya Xildhibaano gaaraya 10 Mudane

KISMAAYO(P-TIMES)- Madaxtooyada Jubbaland ayaa bilowday in ay saameyn ku yeelato Mudanayaasha baarlamaanka oo ay bilowday in ay kala fur-furto, isla markaasna ay ka dhawrto dhamaan shaqsiyaadka ka soo horjeeda, taas oo ay wadya mudooyinkii u dambeeyey. Xildhibaano katirsan baarlamaanka Jubbaland ayaa diiday in ay aqbalaan in beelo gaar ay helaan xaquuqda Jubbaland, oo ay wax […]

Continue reading …
Page 1 of 104123Next ›Last »