Home » Entries posted by kooxda (Page 100)
Entries posted by kooxda
AKHRISO: 25 Urur oo ay leeyihiin Haweenka Soomaaliyeed oo Warsaxaafadeed wadajir ah soo saaray

GAROOWE(P_TIMES)- In ka badan 20 Urur Haween oo ku mideysan raadinta Qoondada Haweenka Soomaaliyeed ee dhinaca Siyaasadda ayaa soo saaray Warsaxaafadeed ay ku mideysan yihiin kuna taageerayaan dhismaha golaha Xukuumada Soomaaliya oo ay dalbadeen in lasiyaadiyo qoondada ay kahelayaan. Ururadan ayaa sheegay in la gaaray waqtigii ay Haweenku u heli lahaayeen xaquuqdooda oo dhameystiran, ayna […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Xildhibaanadii ugu badnaa oo kamid ah baarlamaanka Somalia oo go`aan cad kaqaatay Xukuumada RW Kheyre.

MUQDISHO(P-TIMES)- Mudanayaasha baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya ayaa si cad badankoodu ugu dhawaaqeen in ay codka kalsoonida siin doonaan Xukuumada cusub ee Raysalwasaare Xasan Cali Kheyre, ka dib wada hadalo ay ku yeesheen magaalada Muqdisho. Xildhibaanadan ayaa u sheegay Raysalwasaare Xasan Cali Kheyre in uusan waxba welwel ah ka qabin helida kalsoonida mudanayaasha baarlamaanka Faderaalka ee […]

Continue reading …
DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Daahfuray Furashada Ururrada Siyaasada Nidaamka Xisbiyada Badan Ee Dawladda Puntland

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 March 2017 si ramsi ah u daahfuray furashada Ururrada siyaasada nidaamka xisbiyada badan ee Dawladda Puntland. Xaflada Furitaanka ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey, gudoonka Baarlamaanka, masuuliyiin ka tirsan goloyaasha Dawladda Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dawladda Puntland, ururada bulshada rayidka ah, siyaasiyiin, Isimo, xubno […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Beesha Caalamka oo soo dhex-gashay Kalsooni siinta Xukuumada cusub & Hanjabaad ay jeedisay

MUQDISHO(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya ayaa cadeynaya in ay wakiilada caalamiga ah qeyb ka noqdeen taageerada codka kalsoonida loogu raadinayo Xukuumada cusub ee uu dhawaan magacaabay Raysalwasaare Xasan Cali Kheyre. 25-ka bishan oo maanta ah ayay ahayd in la horgeeyo baarlamaanka Soomaaliya, balse guux siyaasadeed oo diidmada […]

Continue reading …
SAWIRRO: Koobka kubadda cagta Dhallinta cuslaatay oo ka furmay Gaalkacyo

Garoonka Kubadda cagta ee Place To Be waxaa ka furmay koob ay ku baratamayaan kooxaha kubadda cagta ee Dhallinta cuslaatay ee Gobolka Mudug. Furitaanka Koobka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Masuuliyiinta Bahda Cayaaraha Gobolka Mudug waxaana koobkan ku baratamaya illaa iyo 8 kooxood oo ah dhammaantood kooxaha kubada cagta dhallinta cuslaatay. Kooxaha ayaa ku cayaaraya qaar […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH+AKHRISO: Xildhibaano ay ka mid yihiin M/weyne Xasan Sheekh & Faarax Cabdulqaadir oo Muqdisho ka bilaabay qorshe aan lafileyn

MUQDISHO(P-TIMES)- Koox Xildhibaano oo ay ka mid yihiin inta badan Xildhibaanada DAMU JADIID, gaar ahaana Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda ka maqan dalka, Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo Xildhibaaano kale ayaaa bilaabay ole-ole ay codka kalsoonida ugu raadinayaan Xukuumada uu hogaamiyo Raysalwasaare Xasan Cali Kheyre. Wada hadalo dhexmaray Xildhibaanadan oo loo adeegsaday Aaladaha bulshadu […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Gaas oo si rasmi ah ugu dhawaaqaya Arrin ku aadan Doorashada 2019-ka ee Puntland

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si rasmi ah u daah-furi doona Furashada Asxaabta Siyaasadeed ee Puntland, waxaana kulankan uu hadda ka socdaa Xarunta PDRC ee magaalada Garoowe. Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa si rasmi ah u furi doona in la furan karro Ururo Siyaasadeed oo si toos ah uga qeyb noqda […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: M/weyne Farmaajo oo fariin u diray Baarlamaanka Faderaalka & Beelaha Soomaaliyeed

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in looga baahan yahay Xildhibaanada baarlamaanka Faderaalka in ay meelmariyaan wasiiradda cusub ee uu dhawaan magacaabay Raysalwasaaraha dowladda Faderaalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo ka hadlayay magaalada Nairobi ayaa sheegay in qorshaha magacaabida golahan uu yahay mid loogu daneeyey Shacabka Soomaaliyeed, isagoo sheegay in la gaaray […]

Continue reading …
XOG MUHIIM AH+AKHRISO: RW Kheyre oo bilaabay Arrin xasaasi ah, ka dib markii uu ogaaday…

MUQDISHO(P-TIMES) – Ra`iisulwasaaraha dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta bilaabaya la kulmida xubnaha baarlamaanka Faderaalka oo ay ka wada hadlayaan arrimaha ku aadan cod siinta Xukuumadiisa, xili ay soo baxayaan mucaaradad xoogan oo looga soo horjeedo. Raysalwasaaraha ayaa la kulmaya Xildhibaanada beel-beel, isagoo beel kasta ku qancinaya magacaabida wasiiradda ka soo jeeda […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: Dood adag oo ku aadan Ansixinta xubnaha Golaha Xukuumada Somalia, Maxaase laga fulayaa?

MUQDISHO(P-TIMES)- Idaacadda VOA-da ayaa qabatay Dood xasaasi ah oo ku saabsan dhismaha Golaha Xukuumada Faderaalka ee Soomaaliya, xili ay jiraan dood adag oo ay Xukuumadu marayso, isla markaasna ilaa hadda codadka Kalsoonida loo raadinayo. HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

Continue reading …