Home » Entries posted by kooxda (Page 102)
Entries posted by kooxda
XOG MUHIIM AH+AKHRISO: DAMU JADIID, DALJIR, ICTISAAM & kooxo kale oo dagaalkii ugu cuslaa ka wada Muqdisho, una hanjabay RW Kheyre

MUQDISHO(P-TIMES)- Kulamo adag oo dhanka Siyaasada ah ayaa dhacay saacadihii ugu dambeeyey, markii ay kooxaha sida aadka ah isku haya ee DAMU JADIID, DALJIR, ICTISAAM & Aala Sheikh iska dhex waayeen Liiska golaha Xukuumada Faderaalka ee Soomaaliya. Kulamo hoose ood hanka siyaasada ah ayaa bilowday, waxaana socda abaabul lagu doonayo in codka kalsoonida loogu diido […]

Continue reading …
FADEEXAD+SAWIRRO: Tagitaankii M/weyne Farmaajo ee Nairobi oo banaanka soo dhigay Wajiga dhabta ah ee Kenya!!

NAIROBI(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo ay wehliyaan xubno katirsan dawladdiisa oo berri ka qeybgalaya shir Urur gobaleedka IGAD leeyihiin oo ka furmaya magaaladaas Nairobi. Sheekada xasuusta leh ayaa ah in Madaxweynaha Soomaaliya uu garoonka Nairobi kusoo dhaweeyey gudoomiyaha Aqlabiyadda baarlamaanka ee dalka Kenya […]

Continue reading …
AKHRISO+MAGACYO: Maxaad Ka og tahay Shaqsiyaad Xilalkooda waayaya,una waayay Magacaabidii shalay ee Golaha Xukuumada F Somalia?

MUQDISHO(P-TIMES)- In ka badan 8 Masuul oo hadda haya xilal muhiim ah ayaa waayi doona xilalkooda, ka dib markii ay saameyn ku yeelatay magacaabidii Golaha Xukuumada Faderaalka ee Soomaaliya oo awood qeybsiga beeluhu sameeyey. Shaqsiyaadkan waxay u badan yihiin kuwa ka soo jeeda beelaha waa weyn ee Soomaalida oo siyaabo kala gedisan u kala qaatay […]

Continue reading …
XOG XASAASI AH: Diyaarad wada Saad Milateri oo ka dagtay Boosaaso, Xaggeese ka timid? Yaase loo waday?

BOOSAASO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga ee dowladda Puntland ayaa sheegaya in diyaarad weyn oo nooca Xamuulka ah ay ka soo dagtay garoonka magaaladaas, taas oo kasoo duushay magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya. Diyaaraddan ayaa waday Saad Milateri oo ka timid dowladda Faderaalka Soomaaliya, taas oo qeyb ka ah duulimaadyo si […]

Continue reading …
PHOTO NEWS: Sidee Madaxweyne Gaas maanta loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe 42 cishod ka dib

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta 22 Marcha 2017 Dalka dib ugu soo laabtay kana soo degey Casimada Dawladda Puntland ee Garoowe, halkaas oo si diiran loogu soo dhoweeyey Madaxweynaha iyo weftigiisa. Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaraha Kanooko ee magaalada Garoowe ku soo dhoweeyey […]

Continue reading …
AKHRIS XASAASI AH: Maxaad ka taqaan Aqoonta, Waxay qaban jireen & Ujeedada magacaabidooda Wasiiradda cusub ee DFS

Waxaan halkaan akhristayaasheenna ugu soo gudbineysaa taariikh nololeedka dhammaan wasiirrada xukuumadda Xasan Khayre, wasiirrdan oo ka kooban 27 waxaa lagu dhawaaqay galabtii Talaadada. Sida aad ka akhrin doontaan taariikhda wasiirrada, intooda badan waxaa ay la haayeen hey’ado iyo NGO’s, qaar waxaa ku jira madaxweyne Farmaajo isku jaamacad ka soo baxeen ama reer New York isla […]

Continue reading …
DEG DEG+DHAGEYSO: Madaxweyne Gaas oo ku dhawaaqay War farxad galinaya Shacabka Puntland

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ayaa daaha ka rogay in ay Puntland soo heshay Mashaariic la xariirta dhismaha Madaarka magaalada Gaalkacyo, Wadada isku xiraysa Garoowe & Eyl, taas oo ay iskaashanayaan Puntand & Wadamada Deeqaha bixiya. Madaxweynaha ayaa sheegay in ay Mashaariicdan noqon doonaan kuwa […]

Continue reading …
DAAWO SAWIRRO: Deegaano kamid ah Gobalada Barri, Karkaar, Gardafuu, Sanaag & Awdal oo roobsaday iyo dadweynaha oo si aad ah Isha ugu haya

BOOSAASO(P-TIMES) – Roobab lagu diirsaday ayaa ka curtay Soomaaliya, gaar ahaana gobalada Waqooyi Barri iyo Galbeedka waxaana ay ka da’een deegaano kala duwan. Dadweynaha ayaa Isgaarsiinta lays kula xariiro oo dhan kula xariiraya gobalada Barri, Karkaar, Gardafuu, Sanaag iyo Awdal oo ay ka da’een roobab curasho wanaagsan ah. Sawirrada iyo Muuqaalada laga helayo meelaha qaarkood […]

Continue reading …
FALANQEYN XASAASI AH: M/weyne Farmaajo & RW Kheyre oo qeybsaday Golaha Xukuumada, Sideese loo kala keensaday Wasiiradda cusub?

MUQDISHO(P-TIMES)- Dadka Siyaasadda Falanqeeya ayaa rumeysan in golaha Xukuumada Faderaalka ee shalay la magacaabay ay ka mid yihiin Saaxiibada Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & Raysalwasaare Xasan Cali Kheyre, taas oo muujinaysa in ay labada masuul saami-wanaagsan ku lahaayeen shaqsiyaadka ay taageeradooda horey ula garab istaagay. Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa ku qoray gacantiisa Liiska xubnaha […]

Continue reading …
AKHRISO+MAGACYADA: Wasiiru dowlayaasha Golaha Xukuumada cusub ee RW Kheyre sidee ayaa loogu qeybiyey Beelaha Soomaalida?

MUQDISHO(P-TIMES)- Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shalay magacaabay xubnaha golihiisa Xukuumada oo ay ku jiraan 15 Wasiiru dowle oo badankoodu ah Xildhibaano kamid ah baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya. Raysalwasaaraha ayaa beelaha Soomaaliyeed u qeybiyey Wasiiru-dowlayaashan, waxayna noqonaysaa Xukuumadii ugu badneyd ee magacowda Wasiiru-dowlayaal intaas tiro gaaraya. Liiska Wasiiru-dowlayaasha waxaa ka muuqda […]

Continue reading …