Home » Entries posted by kooxda (Page 2)
Entries posted by kooxda
AKHRISO: Madaxweynaha Soomaaliya oo si kulul uga hadlay goosashada SomaliLand, Daahana ka rogay

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay ka hadlayay magaalada Muqdisho ee caasumada dalka, ayaa sheegay in dawladdiisu ay xooga saarayso maalinta Midnimada Ummadda Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo ka hadlay 26-ka June markii ay Xornimada Gumeystihii Ingiriiska ka qaateen dawladda Ingiriiska ayuu sheegay in ay taas muhiimad weyn ugu fadhida Shacabka […]

Continue reading …
UPDATE: Faahfaahin ka soo baxaysa dagaal dhexmaray ciidamada Puntland & Kooxda DAACISH

QANDALA(P-TIMES)- Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaal dhexmaray ciidamada Difaaca Puntland & Maleeshiyaadka xagjirka ah ee DAACISH, goob u dhaxaysa degmooyinka Qandaa & Balidhidin ee gobalka Barri, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Warsidaha Puntlandtimes ayaa ogaaday in khasaare gaaraya 2 dhimasho ah iyo 3 dhaawac ah uu ka dhashay dagaalkan, kaas oo […]

Continue reading …
DEG DEG+XOG: Jidadka muhiimka ee Bosaso oo la xiray, Gaadiidka oo la joojiyey iyo magaalada oo laga bixi Karin, Waase Maxay Sababtu?

BOOSAASO(P-TIMES)- Ciidamada Amniga ee magaalada Boosaaso ayaa lagaliyey heegan sare, waxaana la xiray inta badan jidadka waa weyn ee magaalada oo ay ku jiraan Laamiyada dhaadheer, iyadoo la sugayo Amniga magaaladaas, maadaama ay Boqolal Shacab ah isku soo baxayaan. Ciidamada ayaa si feejigan u jooga dariiqyada muhiimka ah, waxayna sheeda ka eegayaan dadweynaha lugeynaya oo […]

Continue reading …
Dagaal u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Daacish oo ka dhacay duleedka Qandala

QANDALA(PTIMES) Wararka naga soo gaaraya degmada Balidhidin ee gobalka Barri ayaa sheegaya in uu goor dhaw ka dhacay dagaal u dhaxeeya ciidamadda Difaaca Puntland iyo kooxda Argagixisada ah ee Daacish. Dagaalkaas ayaa geystay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana la maqlayay hubka culus oo kadhacaya deegaanka Garuur. Wariye kusugan degmada Balidhidin ayaa u sheegay […]

Continue reading …
AKHRISO: Amar deg deg ah oo laga soo rogay Amniga Boosaaso iyo Xanibaad lagu soo rogey

BOOSAASO(P-TIMES)- Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Bari Col. C/xakiin Yuusuf Xuseen oo goor dhoweyd la hadlay warbaahinta ayaa soo saaray amaro adag oo kusaabsan xaaladda Amniga. Amaraddan ayaa u muuqda kuwa saameyn ku leh xaaladda amniga ee magaalada Boosaaso. Taliska qeybta booliiska waxaa uu joojiyay in wax gadiid ah dhexmaraan Gudaha Magaalada sacaadaha kala ah 6:00am […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Soomaaliya oo laga arkay Bisha Ciidda iyo Dawladda Soomaaliya oo kudhawaaqday

MUQDISHO(P-TIMES)- Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqaysa goor dhaw in ay berri tahay Ciid oo ay tahay bisha Shawaal 1-da berrito oo Axad ah. Dawladdu waxay sheegtay in laga arkay goobo kala duwan oo katirsan gobalaxa Baay, Bakool, Shabeelaha Dhexe iyo Jubadda Hoose, waxaana la xaqiijinayaa wararkan. Warbaahinta dawladda Soomaaliya ayaa laga sugayaa wararkan, waxaana […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Qatar oo si adag uga jawaabtay dalabkii ka soo baxay Xulufada Sacuudiga, Imaaraatka & Baxreyn

DOHA(P-TIMES)- Dowladda Qatar ayaa iska diiday dalab ka yimid Xulafada uu hoggaamiyo Sacuudiga, kaasoo 13 qodob oo shuruud looga dhigay inay fuliso, hadii ay rabto in laga qaado xayiraada Diblomaasiyadeed iyo mid dhaqaale ee la saaray. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar ayaa arrin aan macquul aheyn ku tilmaamtay dalabkaas oo ay ku jirtay in Albaabada la […]

Continue reading …
Dawladda Puntland  oo go’aamo cusub oo dhanka Amniga ah uga dhawaaqay Garoowe

GAROOWE(P-TIMES)- Wasiirka Amniga ee dawladda Puntand Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay go’aan cusub oo ka soo baxay guddigga Amniga ee Puntland. Wasiirka ayaa sheegay in go’aamada cusub ay yihiin kuwa lagu xoojinayo xaaladda Amniga, loogana hortagayo falal kasta oo Argagixiso oo ay maleegaan kooxahan Argagixisada ah. […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Warbixin Xasaasi ah oo laga diyaariyey Sababta CIA-du uga saartay Mansuur Liiska Argagixisada

Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Mareyknaka ayaa shaley ku dhawaaqdey in ay ka saartey liiska dadka lacagta hore ay u dul-dhigtey kuxigeenkii Alshabab, Muqtaar Roobow Abu Mansoor oo wayadanba si gaar ah u joogay gobolka Bakool. Shan sano ka hor, bishii June ee 2012 ayaaa la saarey madaxa Abu Mansoor 5 Malyan oo doolarka Mareyka ah. […]

Continue reading …
Dawladda Turkiga oo si adag uga jawaabtay Daan-Daansi uga yimid, Sacuudiga, Masar & Imaaraatka

ANKARA(P-TIMES)- Dawladda Turkiga ayaa si adag uga jawaabtay war ka soo baxay dawladdaha Khaliijka, gaar ahaana kuwa xanibaada ku soo rogay dalka Qadar oo ku aadan arimaha siyaasadeed ee gudaha dalka Turkiga. Dawladda Turkiga ayaa ku sifeysay Saldhiga Milateri ee ay ka dhisatay dalka Qadar mid laga difaacayo gacanka Cadmeed iyo guud ahaan wadamada Khaliijka. […]

Continue reading …