Home » Entries posted by kooxda (Page 4)
Entries posted by kooxda
WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Gaas oo si rasmi ah ugu dhawaaqaya Arrin ku aadan Doorashada 2019-ka ee Puntland

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si rasmi ah u daah-furi doona Furashada Asxaabta Siyaasadeed ee Puntland, waxaana kulankan uu hadda ka socdaa Xarunta PDRC ee magaalada Garoowe. Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa si rasmi ah u furi doona in la furan karro Ururo Siyaasadeed oo si toos ah uga qeyb noqda […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: M/weyne Farmaajo oo fariin u diray Baarlamaanka Faderaalka & Beelaha Soomaaliyeed

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in looga baahan yahay Xildhibaanada baarlamaanka Faderaalka in ay meelmariyaan wasiiradda cusub ee uu dhawaan magacaabay Raysalwasaaraha dowladda Faderaalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo ka hadlayay magaalada Nairobi ayaa sheegay in qorshaha magacaabida golahan uu yahay mid loogu daneeyey Shacabka Soomaaliyeed, isagoo sheegay in la gaaray […]

Continue reading …
XOG MUHIIM AH+AKHRISO: RW Kheyre oo bilaabay Arrin xasaasi ah, ka dib markii uu ogaaday…

MUQDISHO(P-TIMES) – Ra`iisulwasaaraha dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta bilaabaya la kulmida xubnaha baarlamaanka Faderaalka oo ay ka wada hadlayaan arrimaha ku aadan cod siinta Xukuumadiisa, xili ay soo baxayaan mucaaradad xoogan oo looga soo horjeedo. Raysalwasaaraha ayaa la kulmaya Xildhibaanada beel-beel, isagoo beel kasta ku qancinaya magacaabida wasiiradda ka soo jeeda […]

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: Dood adag oo ku aadan Ansixinta xubnaha Golaha Xukuumada Somalia, Maxaase laga fulayaa?

MUQDISHO(P-TIMES)- Idaacadda VOA-da ayaa qabatay Dood xasaasi ah oo ku saabsan dhismaha Golaha Xukuumada Faderaalka ee Soomaaliya, xili ay jiraan dood adag oo ay Xukuumadu marayso, isla markaasna ilaa hadda codadka Kalsoonida loo raadinayo. HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

Continue reading …
DHAGEYSI XASAASI AH: Madaxweyne Farmaajo oo khudbad Qiiro galisay Shacabka Soomaaliyeed xalay ka jeediyey Nairbo

NAIROBI(P-TIMES)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay khudbad xasaasi ah oo qiiro galisay Shacabka Soomaaliyeed ka jeediyey magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa ka hadlay arrimaha balan-qaadyadiisii xiligii tartanka doorashada, wuxuu sheegay in uu dhamaantood ka dhabeyn doono, Shacabkana ay ka doonayaan in ay la xisaabtamaaan dowladdiisa. Madaxweyne Farmaajo wuxuu […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Roobab xalay ka da’ay gobalo ay dadku biyo la’aan ugu dhimanayeen

GAALKACYO(P-TIMES)- Roobab ay ku diirsadeen dadka iyo Duunyada ayaa xalay ka da’ay gobalo badan oo kamid ah Soomaaliya, gaar ahaana dhinaca Koonfureed, waxayna gobaladaas ahaayeen kuwa ay dadweynuhu biyo la’aan iy cuduro ugu dhimanayeen maalmihii lasoo dhaafay. Roobab ayaa caawa ka Da’aya Qaar kamid ah Gobolada Dalka Soomaaliya oo ay kamid yihiin meelihii Sida weeyn […]

Continue reading …
TOPNEWS: Madaxda Urur Gobaleed IGAD oo shir xasaasi ah uga furmayo Nairobi & M/weyne Farmaajo oo ka qeybgalaya

NAIROBI(P-TIMES)- Hogamiyaasha Wadamada ku mideysan Urur gobaleedka IGAD ayaa maanta shir uga furmayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaas oo diiradda lagu saarayo abaaraha iyo Qaxootiga Soomaalida ee kusugan wadamadaas, waxaana lafilayaa in ay ka soo baxaan go’aamo ay dhinacyadu isku raacsan yihiin. Shirka Urur gobaleedka IGAD ayaa socon doona labo maalmood, iyadoo lafilayo in […]

Continue reading …
WAR DEG DEG AH: Qaraxyo Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho & Masuuliyiin Maqaaxi lagu weeraray

MUQDISHO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax weyn laga maqlay goob maqaaxi ah oo ay ku sugnaayeen xiligaas masuuliyiin kamid ah dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Goobta la weeraray ayaa lagu magacaabaa Baar-Banooda oo kutaala gudaha caasumada,ilaa hadda warar kala gedisan ayaa ka soo baxaya qaraxan. Goobjoogayaal ayaa sheegay […]

Continue reading …
SAWIRRO: Mudanayaal katirsan Baarlamaanka Puntland oo Gargaar raashin ah gaarsiiyey Duleedka Bacaadweyn

GAALKACYO(P-TIMES)- Mudanayaal katirsan baarlamaanka dowladda Puntland, gaar ahaana Mudanayaasha laga soo doorto gobalka Mudug ayaa deeq raashin gargaar ah ka qeybiyey deegaanka Baacadweyn ee gobalka Mudug. Xildhibaanadan ayaa deeqdan raashinka ah waxay ka qeybiyeen Xerada ay iskugu yimaadeen dadka ay Xooluhu dhaafeen ee lagu magacaabo MARGAAGA. In ka badan 200 oo Qoys kuna soo cayroobay […]

Continue reading …
AKHRISO: Maxaa ka soo baxay Kulan xasaasi ah oo maanta Madaxweyne Gaas & Wasiiradiisa ku dhexmaray Aqalka Madaxtooyada Garoowe

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shir gudoomiyey kulan ay yeesheen xubnaha golaha Xukuumadiisa, kaas oo diiradda lagu saaray arrimaha Amniga, Siyaasada, Dhaqaalaha, Abaarta iyo Warbixino wasaaraddaha qaarkood laga dhageystay. Golaha ayaa ka dooday arrimaha la dagaalanka Burcad-Badeeda iyo sidii loola dagaalami lahaa Kalluumeysiga Sharci-daradda ah, waxaana loo mahadceliyey ciidamada Difaaca […]

Continue reading …