Home » Entries posted by kooxda (Page 5)
Entries posted by kooxda
DEG DEG+SAWIRRO: M/weynayaasha Kenya & Soomaaliya oo heshiisyo taariikhi ah kala saxiixday

Madaxweynayaasha Kenya iyo Soomaaliya ayaa goor dhow shir jaraa’id oo wada jir ah ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Nairobi, kaddib kulan labo geesood ah oo ay wada yeesheen wafuud ay labada dhinac kala hoggaaminayeen. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo dhoweeyay Madaxweyne Farmaajo, isagoo xusay in Soomaaliya ay tahay dal saaxib dhow la ah Soomaaliya, isla […]

Continue reading …
DEG DEG+SAWIRRO: Maxay ka wada hadleen M/weyne Farmaajo & Dhigiisa dalka Kenya? Maxaase ka soo baxay?

NAIROBI(P-TIMES)- Madaxweynaha dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan khaas ah la qaatay dhigiisa dalka Kenya Uhuru Kenyata oo ay ka wada hadleen arrimaah la xariira Amniga, Dhaqaalaha, Siyaasada iyo xariirka labada dal, kaas oo ka dhacay Aqalka Madaxtooyada ee dalka Kenya. Labada Madaxweyne ayaa salaan ka qaatay cutubto ka tirsan ciidamada qalabka […]

Continue reading …
XOG RASMI AH: RW Kheyre oo cabsi soo wajahday & Isinka guud ee Mudulood oo uu si deg deg ah ula kulmay

MUQDISHO(P-TIMES)- Ra’iisulwasaaraha dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa doonaya in uu helo codka kalsoonida ee baarlamaanka Faderaalka, isagoo kulamo kala gedisan ka bilaabay gudaha magaalada Muqdisho. Raysalwasaaraha ayaa la kulmay Isinka guud ee Beelaha Mudulood Iimaam Maxamed Yuusuf, oo uu kala hadlay sidii u taageeri lahaa Xukuumadiisa, wax yar markii ay soo baxeen […]

Continue reading …
WAR CUSUB: Madaxweyne Gaas oo kulan xasaasi ah la qaadanaya Kuxigeenkiisa & Golaha Xukuumadda.

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta shir xasaasi ah la yeelan doona xubnaha golaha Xukuumada ee dowladda Puntland, kaas oo looga hadlayo arrimaha Amniga, Isbedelada Siyaasadeed, Abaaraha iyo Mashaariicda horumarineed ee kasocda gobalada Puntland. Madaxweyne Gaas ayaa uga warbixin doona xubnaha golaha Xukuumada mashaariic cusub oo laga fulinayo deegaanada Puntland, […]

Continue reading …
XOG MUHIIM AH+AKHRISO: DAMU JADIID, DALJIR, ICTISAAM & kooxo kale oo dagaalkii ugu cuslaa ka wada Muqdisho, una hanjabay RW Kheyre

MUQDISHO(P-TIMES)- Kulamo adag oo dhanka Siyaasada ah ayaa dhacay saacadihii ugu dambeeyey, markii ay kooxaha sida aadka ah isku haya ee DAMU JADIID, DALJIR, ICTISAAM & Aala Sheikh iska dhex waayeen Liiska golaha Xukuumada Faderaalka ee Soomaaliya. Kulamo hoose ood hanka siyaasada ah ayaa bilowday, waxaana socda abaabul lagu doonayo in codka kalsoonida loogu diido […]

Continue reading …
FADEEXAD+SAWIRRO: Tagitaankii M/weyne Farmaajo ee Nairobi oo banaanka soo dhigay Wajiga dhabta ah ee Kenya!!

NAIROBI(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo ay wehliyaan xubno katirsan dawladdiisa oo berri ka qeybgalaya shir Urur gobaleedka IGAD leeyihiin oo ka furmaya magaaladaas Nairobi. Sheekada xasuusta leh ayaa ah in Madaxweynaha Soomaaliya uu garoonka Nairobi kusoo dhaweeyey gudoomiyaha Aqlabiyadda baarlamaanka ee dalka Kenya […]

Continue reading …
AKHRISO+MAGACYO: Maxaad Ka og tahay Shaqsiyaad Xilalkooda waayaya,una waayay Magacaabidii shalay ee Golaha Xukuumada F Somalia?

MUQDISHO(P-TIMES)- In ka badan 8 Masuul oo hadda haya xilal muhiim ah ayaa waayi doona xilalkooda, ka dib markii ay saameyn ku yeelatay magacaabidii Golaha Xukuumada Faderaalka ee Soomaaliya oo awood qeybsiga beeluhu sameeyey. Shaqsiyaadkan waxay u badan yihiin kuwa ka soo jeeda beelaha waa weyn ee Soomaalida oo siyaabo kala gedisan u kala qaatay […]

Continue reading …
XOG XASAASI AH: Diyaarad wada Saad Milateri oo ka dagtay Boosaaso, Xaggeese ka timid? Yaase loo waday?

BOOSAASO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga ee dowladda Puntland ayaa sheegaya in diyaarad weyn oo nooca Xamuulka ah ay ka soo dagtay garoonka magaaladaas, taas oo kasoo duushay magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya. Diyaaraddan ayaa waday Saad Milateri oo ka timid dowladda Faderaalka Soomaaliya, taas oo qeyb ka ah duulimaadyo si […]

Continue reading …
PHOTO NEWS: Sidee Madaxweyne Gaas maanta loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe 42 cishod ka dib

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta 22 Marcha 2017 Dalka dib ugu soo laabtay kana soo degey Casimada Dawladda Puntland ee Garoowe, halkaas oo si diiran loogu soo dhoweeyey Madaxweynaha iyo weftigiisa. Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaraha Kanooko ee magaalada Garoowe ku soo dhoweeyey […]

Continue reading …
AKHRIS XASAASI AH: Maxaad ka taqaan Aqoonta, Waxay qaban jireen & Ujeedada magacaabidooda Wasiiradda cusub ee DFS

Waxaan halkaan akhristayaasheenna ugu soo gudbineysaa taariikh nololeedka dhammaan wasiirrada xukuumadda Xasan Khayre, wasiirrdan oo ka kooban 27 waxaa lagu dhawaaqay galabtii Talaadada. Sida aad ka akhrin doontaan taariikhda wasiirrada, intooda badan waxaa ay la haayeen hey’ado iyo NGO’s, qaar waxaa ku jira madaxweyne Farmaajo isku jaamacad ka soo baxeen ama reer New York isla […]

Continue reading …