Home » Archives by category » Arimaha Qoyska
Arimaha Ragga : Ninyahoow Arimahaan Qalbiga Haweenka Ayay Dhaawacaan Ee Ka Fogoow

Arimaha Ragga : Ninyahoow Arimahaan Qalbiga Haweenka Ayay Dhaawacaan Ee Ka Fogoow

In aad Nacdo Ehelkeeda : in aad wax ka sheegto qoyskeykeeda taasi aad ayay u dileysaa dareemaheeda, waana ay adag tahay in ay si sahal ah u iloowdo waayo qoyskeeda waxa uu u yahay muqadas . In Aad Uga Janjeersato Waalidkaada : si waliba oo uu yahay ixtiraamka aad waalidkaada u hayso hadana go`aanada qoyskaada […]

Sida Ugu Fudud Ee Aad Ku Soo Jiidan Karto Xaaskaaga Ayaan Ku Haynaa.

Farxada dhabta ah ee guurka waxay timadaa markay labada qof mid kastaa dhankiisa ka dadaalo oo uu iska gudo waajibka saaran, kuna dadaalo sideey ugu noolaan lahayeen farxad markasta jirta oo ka soo iftiinta gurigooda. Saas darteed waxaan ka soo hadalnay sababahay gabadhu ku soo jiidan lahayd ninkeeda , hadana waxaan halkan ugu soo jeedineynaa […]

Continue reading …
Qoyska: 5- Qodob Oo Ay Haweenka Ka Raadinayaan Ninka Ay Nolosha La Wadaagayaan

Haddii aad boodi goobeyso in aad ogaato waxa ay dumarka doonayaan ka dib guurka waxa ay Puntlandtimes.com ku siineysaa dhowr arin oo ay muhiim tahay in aad wax ka ogaato. Kalgaceyl : haween waliba waxa ay baadi goobaan nin u muujiya macnaha dhabta ah ee jaceylka kana qarin dareemihiisa Jaceyl ee uu u hayo . […]

Continue reading …
U Gaar Dumarka: Arimo Keeni Kara In Gacaliyaaga Uu Ka Fogaado Ee Ka Foojignoow

Qubarada arimaha qoyska ee Puntlandtimes.com  ayaa warbixintaan ku soo koobaya dhowr arimood oo gabaryaheey kaa fogeyn kara ragga kana yeelaya kuwo ka cararaya. 1- Midda Codsiga Badan : waan ka xumahay , ninka kuu imaanaya xilliga aad doonto , una dhaqmaya sida aad filaneyso in uu u dhaqmo … ninka noocaas xilligaan ma jiro laga […]

Continue reading …