Home » Archives by category » Ciyaaro
Napoli Oo Ogalaatay In Kalidou Koulibaly U Fasaxaan Horyaalka Ingiriiska ,Kooxdee Ayaa Ku Dhaw Saxiixiisa

Napoli Oo Ogalaatay In Kalidou Koulibaly U Fasaxaan Horyaalka Ingiriiska ,Kooxdee Ayaa Ku Dhaw Saxiixiisa

Madaxa kooxda Napoli ayaa albabaada u furay in daafacooda Kalidou Koulibaly uu kooxda ka huleeli karo marka suuqa kala wareegga uu furmo Laacibkaas reer Senegal ayaa si xooggan loola xariirinayaa kooxda Chelsea iyadoo macalin Conte uu saxiixa laacibkaas uu isku dayay xagaagii hore Wargeyska La Gazetta Della Sport ayuu agaasimahaas ka yiri “miyaan dalab cusub […]

LA OGAADAY: Soomaaliya oo Martigalinaysa Tartamada Caalamiga ah ee Ciyaaraha,

Guddoomiyaha xiriirka kubbada cagta qaarada Afrika Axmed Axmed ayaa sheegay in dalka Soomaliya loo fasaxayo inuu martigeliyo tartamada caalamiga ah. Guddoomiyaha xiriirka kubbada cagta qaarada Afrika oo booqasho labo maalmood ah ku tegey caasimada Soomaaliya ayaa ugu baaqay dowlada Soomaaliya inay diyaargareyso tartamo saaxibtinimo oo ay la yeelanayaan wadanka jaarka la ah ee Jabuti. Magaalada […]

Continue reading …
Xog : Wenger Oo 7 Xiddig Ka Fasaxaya Arsenal , Ozil Iyo Sanchez Ayaa Ku Jira ,Yuu Doonayaa In Uu KeenoKooxda ?.

Ka dib markii ay shalay soo baxeen wararka sheegaya in Arsenal ay gacanta u gilinayaan macalin Wenger qarash dhan 200 ayaa waxaa haatan soo baxaya qorshayaasha macalinka oo ka doonayo suuqa kala wareegga Daily Mirror waxa ay sheegayaan in tababare Wenger oo saxiixayo qudhiisa hishiis laba sanno ah xilli lacagtaas uu ku keenayo xiddigo cusub […]

Continue reading …
Chelsea Oo United Ka Reebtay FA Cup-ka Una Gudubtay Wareegga 4-da ,Hal Gool Ayay Ku Garaaceen

Chelsea ayaa  u gudubtay wareegga 4-ta ee Champion-ka ka dib markii ay hal gool ku garaaceen United oo ciyaarta ku dhameystay 10 ciyaaryahan ka dib marki Harrera  uu qeybtii hore ka qaatay kaarka cas . Kulankaan ayaa ahaa kii 12-aad ee  ay labadaan koox yeesheen iyadoo la poogo FA Cup-ka , marka laga yimaado kulankaan, […]

Continue reading …
Chelsesa Oo Dooneysa  Antonio Candreva

Tababare Conte ayaa si weyn ugu fikaraya in ay dalab ka geeyaan xiddiga kooxda Inter Milan ee Antonio Candreva Wargeyska Corriere dello Sport ayaa sheegaya in Chelsea go`aansadeen in dalab rasmi ah xagaagaan ka geeyaan 30 sano jirkaas reer Italy Waxa ay Chelsea ka geynayaan laacibkaas dalab dhan 30 milyan oo euro, waxa ayna kooxdaas […]

Continue reading …
SAWIRRO: Kooxda Arsenal oo afka ciidda loo daray

Arsenal oo toban ciyaartooy ku dheelaysa ayaa laga reebay horyaalka Yurub ee Champions League oo ay ka gaareen wareegga 16ka, ka dib markii ay jab kala kulmeen qaybtii dambe ee ciyaartii ay la yeesheen kooxda Bayern Munich. Go’aan dood la galiyay oo dhacay daqiiqadii 53aad ee ciyaarta ayaa baabi’iyay rajadii ay Arsenal ka qabtay in […]

Continue reading …
Man United Oo Kullan Sharafeed U Qabaneysa Carrick ,Xiddigo Hore United Ah Iyo Kuwo Kale Ayaa Iska Hor Imaanaya

Man Unted ayaa shaaca ka qaaday in 4-ta bisha June ay kullan maamuuseed ay u sameenayaan qadkooda dhexe Carrick Sida wrageyska Mirror sheegayo United ayaa go`aansatay in ay maamusaan laacibkaas maadaama 11 sano uu ku qaatay qalcadda Old Trafford Waxa ay sheegeen in xiddigo kala duwan ay ka qeyb galayaan kulankaas lagu maamusayo Carrick. Kulankas […]

Continue reading …
Liverpool Oo Arsenal Ku Cariirineysa Saxiixa Lorenzo Insigne Horyaalka Italy Ayuu Ka Xamaashaa

Ilo wareedyo ay qorayaan saxaafadda Ingiriiska ayaa sheegaya in kooxda Liverpool ay si dhab u doonayaan saxiixa xiddiga Napoli ee Lorenzo Insigne Wargeyska Tutto Mercato ayaa sheegaya in Liverpool ay damacsan yihiin in dalab rasmi ah ka geeyaan qadkaas dhexe ee reer Italy Wargeysgaas ayaa sheegaya in Liverpool ay dadaal ugu jiraan in ay ka […]

Continue reading …
Juventus Oo Iibinaysa Labo Ka Mid Ah Xiddigaheeda Si Ay Qarash Ugu Hesho Saxiixa Alex Sanchez

Sida ay kusoo warramayso Talksport; kooxda Juventus oo ogolansho ka helaysa macallinkeeda Massimiliano Allegri ayaa ogolaaday in la iibiyo laba ka mid ah xiddigaha kooxda si qarashaad ku filan loogu helo saxiixa weeraryahanka kooxda Arsenal ee Alex Sanchez. Alex Sanchez ayaa lagu soo warramayaa in uu doonayo in uu kooxda isaga baxo hadii macallin Wenger u joogo […]

Continue reading …
Aguero Oo Farriin Lagu Wareerayo Ka Soo Diray Mustaqbalkiisa Kooxda Man City ,Warkiisa Ma Cadda .

Weeraryahanka Man City ee Sergio Aguero ayaa xaqiijiyay in uu doonayo in uu sii joogo kooxdaas ka dhisan qalcadda Etihad Sidaas oo ay tahay waxa uu tilmaamay in maamulka kooxda uu la fariisanayo bisha June si mustaqbalkiisa ugala xaajoodo Aguero ayaa mudddooyinkaan lala xaririnayaa in uu baxayo ka dib markii kooxdaas la soo hishiiyeen Jeses […]

Continue reading …
Page 1 of 212