Home » Archives by category » Falaanqeyn
MAQAAL: Wasiirka Arrimaha dibada ee Somalia oo maqaal xasaasi ka qoray Safarada faraha badan ee M/weyne Farmaajo

MAQAAL: Wasiirka Arrimaha dibada ee Somalia oo maqaal xasaasi ka qoray Safarada faraha badan ee M/weyne Farmaajo

MUQDISHO(P-TIMES)- Wasiirka Arrimaha dibada ee Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa maqaal uu qoray wuxuu si adag ugu difaacay socdaalada faraha badan ee Madaxweynaha dawladda Faderaalku sameeyey 100-kii maalmood ee uu xilka hayey. Wasiirka ayaa maqaalkisan, wuxuu si faahfaahsan uga hadlay safaradan oo badankooda lagu tagayo dalal xariir kala dhaxeeyaan Soomaaliya. Wuxuuna u qoray siddan Intii […]

DAAWO SAWIRRO: Roobabkii Gu’uga oo dhulkii Abaartii SIMA ay hala-keysay u badalay Barwaaqo Sooran….

QARDHO(P-TIMES)- Maalmihii lasoo dhaafay Roobab Mahiigan ah oo watay Daad biyo ah ayaa ka da’ay inta badan gobalada Soomaaliya, oo ay 2-dii sanno ee lasoo dhaafay ka jirtay abaar baahsan oo  miyi iyo magaalaba saameysay. Wariyaal kala duwan iyo Sawir-qaadayaal kusugan gobalada kala duwan ee dalka ayaa qaaday sawiradda Hoose oo muujinaya bilicda dib u […]

Continue reading …
FAALLO XASAASI AH: Wasiir Xoosh Jibriil oo qoray Faallo xasaasi ah oo si adag ugu karbaashay…

Waxaa baryahaan bilowday guux ay wadeen dhowr qof oo siyaasiyiin ah oo ka waday dalka dibaddiisa shir albaabada u xiran yihiin kuna dhawaaqeen in uu caddaad kooda ahaa 80 siyaasiyiin ah, kaa soo la diiday in la sawiro shirka. Goob jooge xildhabaan ah oo shirka u tagay inuu u kuur galo hadafka laga leeyahay ayaa […]

Continue reading …
DEG DEG+AKHRISO: Beelaha Hartiga ee Jubbaland oo ku dhawaaqay go’aano ka dhan ah M/weynaha Jubbaland

KISMAAYO(P-TIMES) – Ugaasyada, Nabadoonada & Waxgaradka beelaha Hartiga ee kusugan magaalada Kismaayo ayaa si adag uga hor yimid qorshe ay wado Madaxtooyada Jubbaland, kaas oo ay ku doonayso in ay baarlamaanka uga saarto xildhibaano ka soo horjeeda mawqifka Madaxweynaha Jubbaland. Odayaasha & Waxgaradka oo qoraal wadajir ah u diray Xeer Ilaalinta iyo guddoonka baarlamaanka Jubbaland […]

Continue reading …
AKHRISO+HESHIIS XASAASI AH: M/weynaha Jubbaland oo heshiis xasaasi ah la galay Shirkad gaar loo leeyahay & Cabsi ka dhalatay

NAIROBI(P-TIMES)- Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa saxiixay heshiis u ogolaanaya shirkad gaar loo leeyahay in ay dhoofiso Dhuxusha, isla markaasna ay noqdaan cidda kaliya oo sidda rasmiga ah u dhoofinaysa dhuxushaas. Shirkaddan gaarka loo leeyahay ayaa magaceedu yahay STAR, waxaana iska leh Shaqsiyaad aad ugu dhaw Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed […]

Continue reading …
FALANQEYN CUSUB: Ficilada guracan ee Xildhibaanada HORUSOCOD iyo Boqol jirsiga M/weyne Farmaajo

Waxa ay ku buuxdaa 100 maalmood doorashadii Madaxweyne Farmaajo. Maalmo ka hor ayaa Nairobi looga dhawaaqay Madal la baxday ”Horu­socod” oo baraha bulshada iyo warbaahinta Somalida aad looga dooday loona kala qeybsamay ilaa 3 aragti: 11- In ay khalad tahay dhalashada Madashan, lagana hor­tago, lana joojiyo, kuna tilmaameen; khiyaano qaran, Saadicuun bil­xukuuma, Xildhibaano xil ama […]

Continue reading …
XOG MUHIIM AH: Maxaa dhexmaray M/weyne Farmaajo & Madasha HORU-SOCOD, Kulan dhexmaray xalay?

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay Mudanayaal kamid ah baarlamaanka Faderaalka, gaar ahaaa madasha Horusocod oo dhawaan soo gaartay magaaladaas, oo ay kaga dhawaaqeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulankan si gaar ah ula qaatay Xildhibaanadan golaha Shacabka oo ay kala hadleen arrimaha siyaasadeed ee dalka iyo […]

Continue reading …
FAALLO XASAASI AH: Xaal marin xilka Ra’iisul Wasaaraha

Xilka Ra’iisul Wasaaraha waa xilka ugu sareeya hay’adda fulinta, Dastuurka waxaa ku qoran inuu yahay Madaxa Xukuumadda Federaalka ah, wuxuuna xaq u leeyahay magacaabista iyo xil ka qaadista xubnaha Golaha Wasiirrada, horgeynta Golaha Shacabka xubnaha Golaha Wasiirrada iyo Barnaamijka xukuumadiisa si ay u siiyaan kalsooni. Waa hoggaanka siyaasadda iyo maamulka ee Golaha Wasiiradda. Ra’iisul Wasaaraha […]

Continue reading …
MAQAAL XASAASI AH: Doorashooyinkii Puntland ee dhacay 2005-2014 maxaan ka baranay, Haddase xaggee Jihadda u socotaa?

Ka dib dhalashadii Puntland 1997 waxay si sahlan u mideysmay dhamaan beelahii isku haybta ahaa, isku deeganka ahaa waxayna dhashay in dadku qaatan nimaadka maamul goboleed oo ay ku gaaran horumar iyo cadaalad, waxay noqotay tusaale guud in gobolada Soomaaliya ah ay dhistaan maamul aan ka go’in Soomaaliya guud. Horumar iyo guulo waaweyn oo ay […]

Continue reading …
FALANQEYN+AKHRISO: Trump ma loo ogolyahay in uu cid kale la wadaago siraha muhiimka ah ee Maraykanka?

Madaxweyne Donald Trump ayaa mar kale is arkay isagoo bartanka u taagan mawjado ka dib markii la sheegay in uu safiirka Ruushka la wadaagay xog sir ah oo xasaasi ah. Macluumaadkii la xiriiray laabtoobyada lagu dhex isticmaalo diyaaradaha ayaa la fahamsan yahay in uu Maraykanku ka helay dal ay xulafo yihiin oo doorbiday in uusan […]

Continue reading …
Page 1 of 18123Next ›Last »